warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile
warjira.com

@warjiracom

ID: 1957190246711607296

calendar_today17-08-2025 21:18:35

1 Tweet

0 Followers

20 Following

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

#Sayid_Muxammad #Soo_Islaam_maaha? #mujaahid #qeexid_Darwiish #ikhwaan #qab #Soomaali اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

#Sayid_Muxammad #Soo_Islaam_maaha? #mujaahid #qeexid_Darwiish #ikhwaan #qab #Soomaali

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Tukashada Fircoon baa ansixi, waa tu aan jirin e Towxiidka Eebbe iyo sharciga, waa yay taliyin e #Sayid_Muxammad #xuseenaw_tabtaan_ahay #salaad_gaal_aqbalaad_maleh

Tukashada Fircoon baa ansixi, waa tu aan jirin e

Towxiidka Eebbe iyo sharciga, waa yay taliyin e

#Sayid_Muxammad #xuseenaw_tabtaan_ahay #salaad_gaal_aqbalaad_maleh
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Ararsame futo argeeg feleg baas ma ku dhacay? Fishtii ina gumeednimo faydo ma ka qaadeen? #Sayid_Muxammad #ararsame #fagaase

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Haddaan daabbaddii iyo hubkii, idinla daaweystay Oo aan dunjiga Cali garaad, duub cad wada saaray Asaan dawlad kaa dhigay, maxaad duulle igu maagtay? #Sayid_Muxammad #wiilyahaw_daloombiyi #ina_cali_shire #warsangeli #duub_cad #dawlad

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Hadduu islaam yahay, ingiriis ma aadeen Oo inamadiisii agoon, ugu ma taliyeen #Sayid_Muxammad #Xuseenaw_aqoon_xume #gaal_raac #ingiriis

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Daraawiish inaysan tudhayn, tebiya oo geeya in astaadku tiir dhaaban yahay, tebiya oo geeya #Sayid_Muxammad #tebiya_oo_geeya

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Hadday seedinimo door ahayd, dacay nijaasee Hala is dilo dagaal wax aan ahayn, daawo lagu waa #Sayid_Muxammad #shirqoolkii_canjeel #khiyaano #Faarax_dacay #kaligii_maadhle

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Guri bilaay, geri la moodyeey, Illeen waa gob xoolaad! Ninkii gawracaa ba'ay! #Sayid_Muxammad #Guulle_Eebahayaw #geel_jacayl #geri اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

Guri bilaay, geri la moodyeey,
Illeen waa gob xoolaad!
Ninkii gawracaa ba'ay!

#Sayid_Muxammad #Guulle_Eebahayaw  #geel_jacayl #geri 

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Hadaad diinta soo haybisaan, kuma hungowdeen Haadaan waxa idin ku guray, habaskii gaabnaa #Sayid_Muxammad #Halac_dheere #hungurigu_subeer

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Garaw kaama helayee Rabbaan guul ka sugayaa Godobtayda oo idil waa gaafa ii maqan Haddii Eebahay iigu gallado goor kalaan heli #Sayid_Muxammad #Rayidaw_garab_nimaan_lahayn #gaal_raac_cafis_maleh

Garaw kaama helayee Rabbaan guul ka sugayaa

Godobtayda oo idil waa gaafa ii maqan

Haddii Eebahay iigu gallado goor kalaan heli

#Sayid_Muxammad #Rayidaw_garab_nimaan_lahayn #gaal_raac_cafis_maleh
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Mawdku waa gar Ilaah, oo geeri Eebbe ma diidnee Waxaanaan ka gam’aynin Cali Faahiye Geeddi, Waa siday u galeen! #Sayid_Muxammad #Ninka_gaalka_la_siiyey #Xaaji_Cali_Faahiye_Geedi #Cali_Saleebaan #ilig

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Soon iyo salaad, sakadii iyo sadaqadii iiddda Sawaab kama helayaan, waxay camal samaystaan Saasna waxaa ugu wacan kufriga, saab la leeyahay #Sayid_Muxammad #Waa_duni #Ramadaan #gaal_sooman_ajar_maleh

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Wahsi bay naftii iga jartay inaan warfaa weeye #Sayid_Muxammad #is_waanin #is_canaan #naf_la_xisaabtan #Xuseenaw_war_baan_kuu_hayaa #waxaad_tidhaa_weeye #caajis

حسن قرني (@hqorane) 's Twitter Profile Photo

وثيقة نادرة تعود لعام 1917م (1334هـ) وُقّعت في لحج ب #اليمن، تُثبت اعتراف الدولة العثمانية بالسيد محمد عبدالله حسن أميرا على #الصومال، وتوثّق مبايعة ”دولة الدراويش“ للعثمانيين وتحالفهما العسكري ضد الاستعمار البريطاني والإيطالي في القرن الإفريقي خلال الحرب العالمية الأولى.

وثيقة نادرة تعود لعام 1917م (1334هـ) وُقّعت في لحج  ب #اليمن، تُثبت اعتراف الدولة العثمانية بالسيد محمد عبدالله حسن أميرا على #الصومال، وتوثّق مبايعة ”دولة الدراويش“ للعثمانيين وتحالفهما العسكري ضد الاستعمار البريطاني والإيطالي في القرن الإفريقي خلال الحرب العالمية الأولى.
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Candha dogoble goortaa dillay roobku noo da'ay Waa lagu digtaa duul haduu kuu daraan jiray Danabkaa reer Uways helay waa ku diirsaday #Sayid_Muxammad #qaadiriyya #uways

warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Jiidaha in meel loogu wado jaahil baan garan Waxse igu jirrabay waa raggii jookha ii lulay #Sayid_Muxammad #Jiinleey #çuha #الجوخ

Jiidaha in meel loogu wado jaahil baan garan

Waxse igu jirrabay waa raggii jookha ii lulay

#Sayid_Muxammad #Jiinleey 
#çuha #الجوخ
warjira.com (@warjiracom) 's Twitter Profile Photo

Hannaan quruxsan, Haashaar gobeed, hodan dariiqaa leh Hor ILaah in loo jeesado iyo haajir culimaa leh #Sayid_Muxammad #Hanfi_iyo_hunguriga_soo_dhaca #Aw_Jaamac_Cumar_Ciise

Hannaan quruxsan, Haashaar gobeed, hodan dariiqaa leh

Hor ILaah in loo jeesado iyo haajir culimaa leh

#Sayid_Muxammad #Hanfi_iyo_hunguriga_soo_dhaca #Aw_Jaamac_Cumar_Ciise