Salma H. Hussein
@salma_haaji
Broudcast Journalist TV &Radio | Currently Soomali Cble Tv. former|M24 Somali TV | Former Tusmo TV, Tweet
ID: 1491357842376470528
http://m24.so 09-02-2022 10:28:21
191 Tweet
1,1K Takipçi
62 Takip Edilen
#Free Abdalle Ahmed Mumin u doodihii xoriyada iyo xuquqda saxaafada soomaaliyed iyo garabka kaliya ay maanta heysteen warbaahibta soomaaliyed dhiira galin aqoon kordhin maskax iyo qibrad intaba 🙏. Free xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta soomaaliyed - SJS
Dowlada hassan sheikh wey ku fashilmatay xariga Abdalle Ahmed Mumin waana cambaarena xarig sharci daro ah Baa lagula kacay ustaadka in uu xuriyadiisa dib u helo baan rajeena #free Abdalle Ahmed Mumin