Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile
Prof. Ahmed Ismail Samatar

@profasamatar

The Official Twitter account Of the Chairman Hillaac Political party | professor and former dean of the Institute for Global Citizenship at Macalester College.

ID: 1388089904543027206

calendar_today30-04-2021 11:16:59

70 Tweet

532 Takipçi

15 Takip Edilen

Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

H A M B A L Y O Urur-siyaasadeedka HILLAAC, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay jaamacadda Hargeisa. Sidoo kale waxa uu ardayda u rajaynayaa in Alle ku anfaco aqoonta kala duwan ee ay barteen kana dhigo kuwii ugu adeega Dadkooda iyo diintooda.

H A M B A L Y O
Urur-siyaasadeedka HILLAAC, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay jaamacadda Hargeisa.  Sidoo kale waxa uu ardayda u rajaynayaa in Alle ku anfaco aqoonta kala duwan ee ay barteen kana dhigo kuwii ugu adeega  Dadkooda iyo diintooda.
Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

"Aqoontu mid dhamaata maaha, ogaada maalinba cilmi cusub ayaa ku kordhaaya." Hadal aan ka jeediyay Xafladda Qallin-jabinta Jaamacadda Timacadde. fb.watch/ft-Yhu9fMR/

Xasan Shiine - (محمد رسول الله ﷺ) (@hfaahiye) 's Twitter Profile Photo

Maxay tahay faa'iidada ku jirta in masuul Soomaaliyeed oo waliba xil ama masuuliyad hayaa uu Af-qalaad wax ku qoro isagoo waliba la hadlaya dad Soomaaliyeed oo laga yaabo qaarkood amabase badankood aysan garanayn oo ayba u badan-yihiin waayeel aan fursad u helin inay wax bartaan?

Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

Xaflada taageerayaasha urur siyaasadeedka Hillaac ee North America. 26/NOV/2022 Address: 2300 University Ave Ne, Minneapolis, MN 55418 MINNEAPOLIS. Are we ready? #KARTI_IYO_KARAAMO #Hillaac2022

Xaflada taageerayaasha urur siyaasadeedka Hillaac ee North America.
 26/NOV/2022 
Address: 2300 University Ave Ne, Minneapolis, MN 55418
MINNEAPOLIS. Are we ready?

#KARTI_IYO_KARAAMO
#Hillaac2022
Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

"Hadal aan ka jeediyay maanta garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa, taasoo aan kaga hadlayay Arrimo ay ka mid-yihiin waxyaabihii aan kusoo arkay Dalka Jabuuti". fb.watch/g_ZBgadsOu/

Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

Qiimaha Aqoontu u leedahay horumarka bulshada. Location: New Hargeisa Hotel: Maamuus. Habeenka Arbacada 07/12/2022 #Karti_iyo_Karaamo #Hillaac2022

Qiimaha Aqoontu u leedahay horumarka bulshada.
Location: New Hargeisa 
Hotel: Maamuus.
Habeenka Arbacada 07/12/2022
#Karti_iyo_Karaamo 
#Hillaac2022
Prof. Ahmed Ismail Samatar (@profasamatar) 's Twitter Profile Photo

"Muwaadin Ururka Hillaac wuxu kuugu baaqayaa qaadashada kaadhka codbixiyaha oo bilaabmaya 28 December" #kartiiyokaraamo #Hillaac #isdiiwaangali

Saeed A Dhegarog (@saeeddhegarog) 's Twitter Profile Photo

Hal-xidhaalaha Prof. Ahmed Ismail Samatar illaa August baan lahaa ha laga jawaabo, xalna ha loo helo. Weli wuu taaganyahay, lagamana gabban karo. Masuuliyadda ugu weyn waxay saarantahay Cabdiraxmaan Cirro. Prof. Ahmed Ismail Samatar SL ayaa u baahan si nidaamka loo dhaqaajiyo.