Cadar (@jannaay1) 's Twitter Profile
Cadar

@jannaay1

“Garbaduub haddii loo xidhood, gaadhna ka ahaato; Gacantii nin lihi goynayaa, waa gumudantaaye; Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waaye.” 🇸🇴❤️🥲

ID: 1378022361295896579

calendar_today02-04-2021 16:32:00

6,6K Tweet

4,4K Takipçi

1,1K Takip Edilen

Halima Gutale De/So (@frauschwarz3) 's Twitter Profile Photo

Shalay Ninkad Terrorist ku tilmaameysay baad maanta Adeerka talo uu dono ku tiri ❓ Marka hore Mansha’Allah haddad FASHILKA Hassan inaad garato, garaad kaga garay ❗️ Madame aad talo uu donaneysiin Asaga, Bal raaligalin adiga iyo Adeerka Farmaajo siya oo isku dhiiba sii uu Dalka

Shalay Ninkad Terrorist ku tilmaameysay baad maanta Adeerka talo uu dono ku tiri ❓
Marka hore Mansha’Allah haddad FASHILKA Hassan inaad garato, garaad kaga garay ❗️ 
Madame aad talo uu donaneysiin Asaga, Bal raaligalin adiga iyo Adeerka Farmaajo siya oo isku dhiiba sii uu Dalka
Maxamed🇸🇴 sooyaal (@maxmedmaxmed4) 's Twitter Profile Photo

Wafdi ay isugu jiro xildhibaano DFS iyo xildhabanad fadumo oo ay wehlineysay xildhibanada anfac oo ka socoto dolwada Norway oo booqasho ku maray wax yeelooyinkii #Degmada bardhere ay gaarsiisay biyo bixi burburiyay buundooyinka gobolka gedo

Cadar (@jannaay1) 's Twitter Profile Photo

Xasan Sheekh Macalinkiisii oo layaabay doorashada Qof iyo Codka ah oo uu sheegayo inuu dalka kaqabanayo ⁦Hassan Sheikh Mohamud⁩ ⁦Villa Somalia⁩ 👇👇👇👇🤐😵‍💫

Maxamed🇸🇴 sooyaal (@maxmedmaxmed4) 's Twitter Profile Photo

Dhamaan xikdhibaanada doorasho deegaankooda uu yahay #gobolka galwaaq & #gobolka gedo hadaysan iska soo xaadirinin goboladooda ha ogadeeno inaan talaabo sharciya ka qaadi doona sida hablaheena oo Ana maanta ka qeyb qaadanin hormarinta deeganada amarku waa maqawirta #goboladaas

Abdirashid M. Hashi (@mrduqa) 's Twitter Profile Photo

H.E Mohamed Farmaajo: “Dowlad-gobeeldayada laga hortaagan yahay in ay qabsadaan doorashada iyadoo la dhaafay wakhtigoodii dastuuriga ahaa, laalidda dastuurka heshiiska lagu yahay, iyo damaca Madaxweynaha ee sii joogista xukunka sifo aan waafaqsanayn sharciga waxa ay caqabad ku

H.E <a href="/M_Farmaajo/">Mohamed Farmaajo</a>: “Dowlad-gobeeldayada laga hortaagan yahay in ay qabsadaan doorashada iyadoo la dhaafay wakhtigoodii dastuuriga ahaa, laalidda dastuurka heshiiska lagu yahay, iyo damaca Madaxweynaha ee sii joogista xukunka sifo aan waafaqsanayn sharciga waxa ay caqabad ku
M.M. Dhoore (@dhoorebbc) 's Twitter Profile Photo

Amun Abdullahi, a Somali-Swedish scholar and agricultural entrepreneur, was recently tragically shot in the head by two armed men while staying at her farm near #Afgoye town in the #LowerShabelle region, #Somalia, local journalists and witnesses confirmed. Amun moved to Somalia,

Amun Abdullahi, a Somali-Swedish scholar and agricultural entrepreneur, was recently tragically shot in the head by two armed men while staying at her farm near #Afgoye town in the #LowerShabelle region, #Somalia, local journalists and witnesses confirmed. Amun moved to Somalia,
Cadar (@jannaay1) 's Twitter Profile Photo

Bal See loo aaminaa Madaxwene hadalkiisu saan isaga hor imaanayo⁉️🤐😗❌🛑😵‍💫🥹🥺☠️💀☠️💀☠️👎

Cadar (@jannaay1) 's Twitter Profile Photo

قال الإمام ابن القيم الجوزي ( ان كنت لا تدري فتلك مصيبة وان كنت تدري فالمصيبة اعظم)🇸🇴💔🥲

قال الإمام ابن القيم الجوزي ( ان كنت لا تدري فتلك مصيبة وان كنت تدري فالمصيبة اعظم)🇸🇴💔🥲
Cadar (@jannaay1) 's Twitter Profile Photo

Gabdheheena wallaahi waa qaali.Xaqiraadna waxba loogama qaadi karo aduunka meel waa kagaareen.(lakala badi orodna maaha) 😂🇸🇴💜💪 ⁦YASKA⁩ ⁦Shamsa A Sheegow 🇸🇴⁩ ⁦Islamada⁩ ⁦🇸🇴🇹🇷Ardaagatwitt-er⁩ ⁦Sadia Elmi⁩ ⁦Dr. Sadia Aden⁩ ⁦hanna ali

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Go'aannada ay caawa soo saareen qaar ka mid ah xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranku waa kuwa aan xambaarsanayn aragti heer qaran ah oo u adeegaysa midnimadda iyo nidaamka heshiiska lagu yahay, waxayna hareer marsan yihiin sharciga iyo dastuurka dalka.