Xasan Shiine - (محمد رسول الله ﷺ) (@hfaahiye) 's Twitter Profile
Xasan Shiine - (محمد رسول الله ﷺ)

@hfaahiye

Sunni Muslim | Africa, especially in Somalia | love reading holly Quran, Islamic history books & ancient Somali history | Front-End Developer & Graphig designer

ID: 1207576355619123201

calendar_today19-12-2019 08:20:33

2,2K Tweet

3,3K Takipçi

926 Takip Edilen

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

-Fuleynimada -Musuq-maasuqa - Khiyaanada - Dabodhilifnimada -Caabudida wax kasta oo galbeedka ka imaado . ▪️Dhammaan sifooyinkaas waa soo galooti umada soomaaliyeed laguma aqoonin , waana midda aad arkayso maanta siyaasi markuu hadlaayo aad isleedahay waa robot af soomaali ku

Xasan Shiine - (محمد رسول الله ﷺ) (@hfaahiye) 's Twitter Profile Photo

#Amazing This is #Borama. This Vedio shows troops deployed to a fake celebration of the recognition of the Somaliland administration in the unrecognized country and a young boy from the city carrying the #Palestinian flag. #Muslim #IstandForPalestine

Xasan Shiine - (محمد رسول الله ﷺ) (@hfaahiye) 's Twitter Profile Photo

Is this video real or is it #AI? If it is real, the honor and dignity of #Islam is truly dead. Reer Soomaalilaand-oow armay sidan si innoo dhaantaayi jirtaa!.

Yousef in Gaza 🇵🇸 (@yousefqasem1998) 's Twitter Profile Photo

I BEG YOU I KISS YOUR HANDS I BEG YOU I BEG YOU I BEG YOU I BEG YOU I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk I need milk chuffed.org/project/154635…

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Cudur markii la ogaado ayaa daawadiisa la helaa alxamdulilaah cudurka soomaaliya waa 1: Ciidamada shisheeye iyo faragalinada dibada gaar ahaan dowladaha aanan diin wadaagin . 2 : Maamul goboleedka iyo hogaamiye kooxeednimada 🙂🙂🙂🙂 .

Yousef in Gaza 🇵🇸 (@yousefqasem1998) 's Twitter Profile Photo

I BEG YOU I KISS YOUR HANDS I BEG YOU I BEG YOU I BEG YOU I BEG YOU I NEED MILK I NEED MILK I need milk I need milk I need milk I need milk I NEED MILK I need milk I need milk I NEED MILK I need milk I need milk I need milk chuffed.org/project/154635…

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Luuq maanta waxaa haysto ciidanka itoobiya waxaana sharci bug ah u siiyay cidda soo martay shayga lagu magacaabo Villa Somalia 2007-2026 Waxay u yaqaanaan ( Ciidanka nabad ilaalinta dowlada itoobiya ) ayaga iyo hogaamiye kooxeedka kenya ku hayso kismaayo . Ilaahay ha hoojiyo

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Ciidan gaaraayay 70,000 ku hubaysan hubkii maraykanka laakiin saacado ayaa lagu burburiyay !? sabab . ▪️Maleeshiyaadkaan 12 sano ayay ku tiirsanaayeen shisheeyaha ( ciidanka maraykanka ) laakiin isbadallada dhacay awgeed maraykanka farahuu ka qaaday kadibna sidii boorkii ayaa la

Ciidan gaaraayay 70,000 ku hubaysan hubkii maraykanka laakiin saacado ayaa lagu burburiyay !? sabab . 
▪️Maleeshiyaadkaan 12 sano ayay ku tiirsanaayeen shisheeyaha ( ciidanka maraykanka ) laakiin isbadallada dhacay awgeed maraykanka farahuu ka qaaday kadibna sidii boorkii ayaa la