Ahmed shide (@ahmed_shide1) 's Twitter Profile
Ahmed shide

@ahmed_shide1

The Ministry of Finance is a Ministry within the Government of Ethiopia responsible for Public Finance Management and Economic Cooperation .

ID: 1054534332897873920

calendar_today23-10-2018 00:45:52

143 Tweet

657 Takipçi

362 Takip Edilen

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Harar , waxaa la burburiyay taaladii , makonnen wolde mikael oo ahaa imbiraadhoorkii itoobiya ahna aabaha , xayle salaase , talaabo fiican ridida taalooyinka mujrimiinta .

Harar , waxaa la burburiyay taaladii , makonnen wolde mikael oo ahaa imbiraadhoorkii itoobiya ahna aabaha , xayle salaase , 
talaabo fiican ridida taalooyinka mujrimiinta .
Mawliid Ahmed Nour (@mawlidahmednour) 's Twitter Profile Photo

Dayac Iyo Xanuunkiyo Darranyada Ku liitiyo! Damqashada xanuunka Dalkii Looga Soo tagay! Mana Lihin Dareenkiyo! Damiirkii Dhibaatadan! Dhinac nooga Duwi'laa Daa'imow Raxmaanow Dubbahaaga Culusiyo! Arladaa hanagu Dumin ..... By Mawliid Ahmed Nour

Dayac Iyo Xanuunkiyo
Darranyada Ku liitiyo!
Damqashada xanuunka 
Dalkii Looga Soo tagay!
Mana Lihin Dareenkiyo!
Damiirkii Dhibaatadan!
Dhinac nooga Duwi'laa
Daa'imow Raxmaanow
Dubbahaaga Culusiyo!
Arladaa hanagu Dumin
.....
By Mawliid Ahmed Nour
Mawliid Ahmed Nour (@mawlidahmednour) 's Twitter Profile Photo

Umadda @Somaliyed Dalkoodii Oo Kaliya Ma Burburin Ee Xitaa #Dhaqankoodii Iyo #Sharafkoodii Ayaa Burburay Oo Aasmay Qashinka Ayuuna Ku Darsamay Bal Imka Eeg Nin #Mukhmaarad Galay Oo Insha aday Buug Kusoo Qoray Ayaa Kana #Cajiib

Umadda @Somaliyed Dalkoodii Oo Kaliya Ma Burburin Ee Xitaa #Dhaqankoodii Iyo #Sharafkoodii Ayaa Burburay Oo Aasmay Qashinka Ayuuna Ku Darsamay Bal Imka Eeg Nin #Mukhmaarad Galay Oo Insha aday Buug Kusoo Qoray Ayaa Kana #Cajiib
Mawliid Ahmed Nour (@mawlidahmednour) 's Twitter Profile Photo

Waar xumaato mooyee Xurmo laguma haynoo Ma taqaan xishoodkee Koll hadday xumaysoo Xiqdi beertay keenyah Oo Xidhiidhki Caawaba Qorshe xooggan diidoo Raggu Xeerka Baadhoo Xadhkaheedu buubeen Xalaal weeyi gabayguye Hana dhaafo xaarkeed .... By Mawliid Ahmed Nour

Waar xumaato mooyee
Xurmo laguma haynoo
Ma taqaan xishoodkee
Koll hadday xumaysoo
Xiqdi beertay keenyah
Oo Xidhiidhki Caawaba
Qorshe xooggan diidoo
Raggu Xeerka Baadhoo
Xadhkaheedu buubeen
Xalaal weeyi gabayguye
Hana dhaafo xaarkeed
....
By Mawliid Ahmed Nour
Mawliid Ahmed Nour (@mawlidahmednour) 's Twitter Profile Photo

Allh ha Naxariistee Halgamaa Sayid Mohamed Abdulle Hassan ayay maanta Geeridiisii ay kasoo wareegatey mudo 100 Sanadood ah (Han Qarni). Sayidka ayaa 21-kii bishii December, Sanadkii 1920-kii ku Geeriyooday Iimey. Sayidka iyo halgankii daraawishta ayaa baal dahaba kaga jira #TS

Allh ha Naxariistee Halgamaa Sayid Mohamed Abdulle Hassan ayay maanta Geeridiisii ay kasoo wareegatey mudo 100 Sanadood ah (Han Qarni).

Sayidka ayaa 21-kii bishii December, Sanadkii 1920-kii ku Geeriyooday Iimey. Sayidka iyo halgankii daraawishta ayaa baal dahaba kaga jira #TS
Mawliid Ahmed Nour (@mawlidahmednour) 's Twitter Profile Photo

الجزيرة - عاجل اللهم نصرك الذي وعدت اللهم احقن دماءهم وثبت اقدامهم. اللهم اهلك. اعداءهم اللهم. ارنا فيهم عجائب قدرتك عاجلا غير اجلا امين يارب العالمين

Ahmed shide (@ahmed_shide1) 's Twitter Profile Photo

Facebook, Instagram and WhatsApp went offline for users across the globe, the social media giant said, as it worked on restoring the services after being hit by one of its longest outages

Ministry of Finance - Ethiopia (@mof_ethiopia) 's Twitter Profile Photo

Ahmed Shide, congratulations on your well-deserved re-appointment to serve as the Minister of Finance #Ethiopia. Ministry of Finance - Ethiopia staff wish you every success in carrying out your duties. Under your leadership, we renew our pledge to strive to attain 🇪🇹's economic development goals

Ahmed Shide, congratulations on your well-deserved  re-appointment to serve as the Minister of Finance #Ethiopia. <a href="/MoF_Ethiopia/">Ministry of Finance - Ethiopia</a> staff wish you every success in carrying out your duties. Under your leadership, we renew our pledge to strive to attain 🇪🇹's economic development goals