Maxamed🇸🇴 sooyaal (@maxmedmaxmed4) 's Twitter Profile Photo

#dugsiga sare ee #degmadaceelbarde oo imtixaanka si toosa oogaga bilowday guul Baan idin rajeynayaa iyo inaad kaalimaha 1aad)ka gashaan dhamaan dalka Somalia 🇸🇴 guul wacan ubixii ceelbarow dad abaal tihiin 💯💯💯💯

#dugsiga sare ee #degmadaceelbarde oo imtixaanka si toosa oogaga bilowday guul Baan idin rajeynayaa iyo inaad kaalimaha 1aad)ka gashaan dhamaan dalka Somalia 🇸🇴  guul wacan ubixii ceelbarow dad abaal tihiin 💯💯💯💯
Shueb A. Dirie (@shueb_dirie) 's Twitter Profile Photo

📍 ABUDWAAK-GALMUDUG SOOMAALI 🇸🇴 Kudhawaad 2500 arday oo dugsigayada hoosa ah ayaa sanadkaan 2024-2025 ka qalinbinaysa dugsiyada kuyaal dagmada Aabudwaka. #Dugsiga shire jamac oo kaliyeh ayaa sanadkaan soosaray 700 arday kuwaas gali doona 8 bishaan imtixaanka state-ka.

📍 ABUDWAAK-GALMUDUG SOOMAALI  🇸🇴 
Kudhawaad 2500 arday oo dugsigayada hoosa ah ayaa sanadkaan 2024-2025 ka qalinbinaysa dugsiyada kuyaal dagmada Aabudwaka. 
#Dugsiga shire jamac oo kaliyeh ayaa sanadkaan soosaray 700 arday kuwaas gali doona 8 bishaan imtixaanka state-ka.
Gaashaan Guureeye🇸🇴 (@gaashaan22) 's Twitter Profile Photo

#Dugsiga Sare ee Luuq-Ganaane Secondary School, Gobalka Gedo Jubaland Soomaaliya. Ardayda dhigata School-kaan ayaa isku diyaarinaysa Imtixaanka Qaranka Sanadkaan kaasi oo ay Qaado Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo taclinta Sare. “Wax Barta aan Barwaaqo Gaarnee”

TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

🇹🇷 KM4 Kampüsümüzde öğrencilerimiz öğretmenleri ile birlikte "Ramazan Ayının Sağlığa Faydaları" konulu sunum gerçekleştirdi. #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga

🇹🇷 KM4 Kampüsümüzde öğrencilerimiz öğretmenleri ile birlikte "Ramazan Ayının Sağlığa Faydaları" konulu sunum gerçekleştirdi.

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

🇸🇴 Xarunteena KM4 ayaa Ardeydeena ayaga oo wehliyaan macalimiintooda soo jeediyeen mowduuc ku saabsan "Fa'iidooyinka Caafimaadka ee Bisha Ramadaanka" #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga

🇸🇴 Xarunteena KM4 ayaa Ardeydeena ayaga oo wehliyaan macalimiintooda soo jeediyeen mowduuc ku saabsan "Fa'iidooyinka Caafimaadka ee Bisha Ramadaanka"

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

Ciida Ramadan oo ah ciid calaamad u ah midnimada iyo wadajirka dhamaan dadka oo dhan waxan u rajeynaya iney u noqoto nabad iyo xasilooni. Ciid wanaagsan. #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsiga #Eid

Ciida Ramadan oo ah ciid calaamad u ah midnimada iyo wadajirka dhamaan dadka oo dhan waxan u rajeynaya iney u noqoto nabad iyo xasilooni.

Ciid wanaagsan.

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsiga #Eid
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

🇹🇷 KM4 Kampüsümüzde İslam Medeniyeti Kulübü öğrencilerimiz öğretmenleri ile birlikte "Peygamberlik Çağı ve İslam Tarihi" konulu sunum gerçekleştirdi. #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga

🇹🇷 KM4 Kampüsümüzde İslam Medeniyeti Kulübü öğrencilerimiz öğretmenleri ile birlikte "Peygamberlik Çağı ve İslam Tarihi" konulu sunum gerçekleştirdi.

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

Munaasabadda bisha Ramadaan awgeed, waxaan xarunteena Benaadir ku qabanay "Tartanka Tawjiidka Qur'aanka Kariimka." #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga #Ramazan #Ramadan #Quran

Munaasabadda bisha Ramadaan awgeed, waxaan xarunteena Benaadir ku qabanay "Tartanka Tawjiidka Qur'aanka Kariimka."

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga #Ramazan #Ramadan #Quran
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

Xarunteena KM4 ayaa waxaa lagu qabtey barnaamij loogu magac daray "Qiimaha Suugaanta" kaas ay soo bandhigeen Macalimiinta iyo Ardaydeena. #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga

Xarunteena KM4 ayaa waxaa lagu qabtey barnaamij loogu magac daray "Qiimaha Suugaanta" kaas ay soo bandhigeen Macalimiinta iyo Ardaydeena.

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #dugsi #dugsiga
TMF Somalia (@tmfsomalia) 's Twitter Profile Photo

🇹🇷 Benadir Kampüsü Anaokulumuzda öğrencilerimiz çeşitli etkinlikler yaparak farklı dillerde mevsimleri ve hava durumunu öğrendiler. #Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #kindergarten #dugsi #dugsiga

🇹🇷 Benadir Kampüsü Anaokulumuzda öğrencilerimiz çeşitli etkinlikler yaparak farklı dillerde mevsimleri ve hava durumunu öğrendiler.

#Turkish #Maarif #Foundation #school #Türkiye #Somali #Somalia #Mogadishu #Soomaaliya #Muqdisho #KM4 #Benaadir #kindergarten #dugsi #dugsiga
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Hay’adda Yasmin Foundation ayaa deeq u fidisay Dugsiga Agoonta Ugaas Khaliif ee degmada Beledweyne. Amb. Mohamed Ali Americo ayaa $1,000 ku wareejiyay Guddoomiye Abdulqadir Sheikh Muumin. Mudane Abdulqadir ayaa mahadcelin ka bixiyey deeqdaas. #Dugsiga Agoonta Ugas Khalif

Hay’adda Yasmin Foundation ayaa deeq u fidisay Dugsiga Agoonta Ugaas Khaliif ee degmada  Beledweyne. 

Amb. Mohamed Ali Americo ayaa  $1,000 ku wareejiyay Guddoomiye Abdulqadir Sheikh Muumin.

Mudane Abdulqadir ayaa mahadcelin ka bixiyey deeqdaas. 

#Dugsiga Agoonta Ugas Khalif
Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Waa Ex Wasiir Dr Abdirahman Beileh oo booqday Dugsiga Hoyga ah ee deegaanka #Gob, kaasi oo uu yagleelkiisa hormuud u ahaa, kaalin weyna uu ka geystay #Dugsiga #Sare ee GOB wuxu ka mid yahay Hormuudka Dugsiyada Sare ee S/land Ninkii tiin talaaliyo Ninkii timir abuuraba Taariikhdu way werin