Mohamed Yusuf Bakayle(@MoBakayle) 's Twitter Profile Photo

Madax-dhaqammeedka Habarjeclo ayaa sheegay inaanay Dhulbahante Nabad weydiisanaynin sida qudha ee Dhulbahante Nabad ku heli karaa'na ay tahay iyagoo iska dhaafa SSC-Khaatumo iyo waxaas oo dib ugu soo noqda Somaliland - Waa sida ay hadalka u dhigeen e.

account_circle
Mohamed Yusuf Bakayle(@MoBakayle) 's Twitter Profile Photo

WAR DEGDEG AH; Odayaal dhaqaameed ka tirsan Beesha Habarjeclo ayaa sheegay inaanay Taariikhda weligood Dhulbahante Nabad weydiisan ee Dhulbahante isagu nabad iyaga weydiisan jiray.

Odayaashani waxay sheegeen in Habarjeclo wax iska celinayso oo aanay cidna Nabadgelyo ka baryaynin…

Nabil ali(@MediaWararka) 's Twitter Profile Photo

Muqalkan 14 daqiiqo ahaa dawaday 4 oday oo Habarjeclo ah oo saladiin sheeganayay hadalada ku hadlayan ee masuliyad darada cadifada ahayd waxa I soo baxday shoow yar iyo wayn la miir qabo 8 bil lascanod la duqeeyay shacab lagu dilay kamay hadal wali kibirkii lagu jabay ayay jogan

account_circle
Burco Kid(@SnmMafia) 's Twitter Profile Photo

Cidii ka hortimaada Midnimada Reerka ama raaci wayda talada reerka ciidanka SSB waxay fasax u yihiin iney khaarajiyan. Ama sheikh, ama siyaasi
-afhayeenka

account_circle
Burco Kid(@SnmMafia) 's Twitter Profile Photo

HabarJeclo easy maaha Adeer

waxa ka buuxa timelineka hutu, dhuulo, marehan, daarood oodhan, cadowga gudaha ee muse biilo

Waxaas waxay hadal hayaan HJ and dagaalka Sool and sanaag. We slapping all of em on social media while we defend furimaha hore

Laandheer la iskama shegto

account_circle
Mukhtar Alaska(@MukhtarAlaska) 's Twitter Profile Photo

Aduunka oo dhan waxaan ugu jeclahay Hooyaday mcn, alxaajiyo indhodeeq Dirir Cabdulle. Dadka aan hooyaday aqoon, Hooyaday indhodeeq dirir cabdulle waa reer Burco gaar ahaan waa Gabadh Habarjeclo ah oo Faarax cabdille ah oo Axmed Faarax ah, faro been ma sheegaane. Hooyo ❤️

account_circle
Burco Kid(@SnmMafia) 's Twitter Profile Photo

Dhulbahante Garaads sent this video few months ago after Realizing they can’t beat HabarJeclo.

It’s been over year Daarood still in laascaanood log off bro

account_circle
Mohamed Yusuf Bakayle(@MoBakayle) 's Twitter Profile Photo

Beesha Sacad-Yoonis ee Garxajis ayaa Beesha Ugaadhyahan ku wareejisay nin ka badbaaday weerarkii shalay lagu laayey ragg Beesha Dhulbahante ka tirsan oo ay dileen ciidan beeleedka Habarjeclo.

Ninkan oo baxsaday ayaa xalay u galay deegaanka Sacad-yoonis halkaas oo uu ku…

Halgamaa SSC(@JamaAhm091233) 's Twitter Profile Photo

Hadalkii sulaadiinta habarjeclo dhalanta baa runka sheegay oo ah idinku nabad ku baaqa ankuna wax baan dilaynaaa

account_circle
Burco Kid(@SnmMafia) 's Twitter Profile Photo

xisbiyada ka hadlaya SSB

Ciidanka madaniga wax dhaliila oo ay sheeganayaan ama ay ka rabaan muuse ama cirro majiro

SSB waxa lo dhisay deeganada Sool sanaag in ka dufaacaan cadowga Somalia iska soo urursadey

Habarjeclo dorasho & xisbi midna haso gelinina gaf bay kutahay reerka

4 months prior HabarJeclo killed everyone in Yeyle and Maygaagle in 24hrs adigoo Somali oodhan so kaxeysatey.

here is your garaads begging 👇

account_circle
Mohamed Yusuf Bakayle(@MoBakayle) 's Twitter Profile Photo

Korneyl Biixi ayaa xadhig & xil ka qaadis isugu daray Taliyihii Sirdoonka Somaliland Mustaf Bacaluul oo Beesha Habarjeclo kasoo jeeda.

Shaqsigan waxa loo haystaa arrimo musuq maasuq oo xafiiska ka dhacay intii uu xilka hayay sidoo kale Gabadh ku magacownayd Qasnajiga Xafiiska…

🇪🇹Ahmed (PhD)(@SomEthiopian) 's Twitter Profile Photo

Ibrahim Caydiid Oo Hore Aflaagado Ugu Geestay Sultan ka Beesha Arab iyo Sheekh Dirir ayaa Ugu Danbeytii beesha Arab ku qasabtay inu Raaligalin ka bixyo. Kuwa Garxajis inuu Caayo waa u Free isaga ayaaba ah hadi u wax ku helayo,Lakiin goorma ayu siin doonaa Raaligalin.

Ibrahim Caydiid Oo Hore Aflaagado Ugu Geestay Sultan ka Beesha Arab iyo Sheekh Dirir ayaa Ugu Danbeytii beesha Arab ku qasabtay inu Raaligalin ka bixyo. Kuwa Garxajis inuu Caayo waa u Free isaga ayaaba ah hadi u wax ku helayo,Lakiin #Habarjeclo goorma ayu siin doonaa Raaligalin.
account_circle
Mohamed Abdilahi(Kadiye)(@MohKadiye) 's Twitter Profile Photo

Aad baan u soo dhaweynayaa nabada ay ku dhawaaqeen salaadiinta Habarjeclo, runtii sannadkaa maanta ah salaadiinta Habarjeclo waxa ay u guntadeen inay ka shaqeeyaan wanaaga iyo nabada bulshada reer Sl gees ka gees.

Nabad baa naas la nuuga leh.

M.essa💚🤍❤️🇹🇼🇩🇯 🇵🇸🏳️🇺🇸(@CiiseMusta1979) 's Twitter Profile Photo

Sawirkan hoos ka muuqda, waa fardooley Habarjeclo ah oo dabbaaldeg ama dhoollatus ku samaynaya agagaarka buurta looyaqaan BUURDHAAB, oo ah buurta dhereran ee dhanka waqooyi ka marta ceelka Caynaba.

Colka waxaa xilligaas bartaa kula kulmay oo sawiray dhulmareenno (1/1)👇🏼

Mohammed Ali(@JanaaleOAli) 's Twitter Profile Photo

Nabadii Odayaasha Habarjeclo u jeed keedu wuxu ahaa Doorashada Soo socota , Raga Dilka Gaystay waxaa soo diray Muse Bixi si aan Doorasho uga dhicin Deganada Hjl iyo Habar Yonis , Gibiley waxa iska diiwan galisay 90kun 😂😂

account_circle
Mr: GB/ SSST(@redsoilman) 's Twitter Profile Photo

Qofka nabadda ku baaqa waa ruuxa ugu geesisan ee maalinta colaadi timaadana wax ka tari kara.

Baaqa ay Salaadiinta Habarjeclo soo saartey waan soo dhaweynayaa waana geesinimo weyn, nina nin kama xoog weyna ee waajibka saaran maanta ayaa sidan ahaa.

Qofka nabadda ku baaqa waa ruuxa ugu geesisan ee maalinta colaadi timaadana wax ka tari kara.

Baaqa ay Salaadiinta Habarjeclo soo saartey waan soo dhaweynayaa waana geesinimo weyn, nina nin kama xoog weyna ee waajibka saaran maanta ayaa sidan ahaa.
account_circle
Mohamed Yusuf Bakayle(@MoBakayle) 's Twitter Profile Photo

Beesha Habarjeclo ayaa Nabad ugu baaqday Beelaha Dhulbahante waxaanay sheegeen inay diyaar u yihiin waxkasta oo xaal iyo xumayn ah inay ka bixiyaan dilkii ka dhacay deegaanka Sool-aboorka ee Gobolka Sanaag.

Beesha Habarjeclo waxay beelaha Dhulbahante ka codsadeen inay samraan oo…