Mohamed (@awdambey) 's Twitter Profile Photo

#Deg_Deg 🚨: Borofisar u janjeera dhanka dowladda Itoobiya πŸ‡ͺπŸ‡Ή ayaa ku baaqay in "Soomaaliya la kala qaybiyo" iyo in Puntland iyo Asseb lagu daro dhulka Itoobiya πŸ‡ͺπŸ‡Ή wareysi laga sii daayay warbaahinta qaranka Ethiopia.

Kahin πŸ—£ (@ayusomali) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG Gollaha wakiilada Somaliland Ayaa diiday xilka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib waxa Ogolaaday in laga qaado xilka 3 xubnood waxaana diiday 51 xubnood, waxa ka Aamusay 2 xubnood. #Somalia #Hargaysa_Somalia #Somaliland

Cadaani (@mmcadaani) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG: Madaxweynaha, Raysal Wasaaraha iyo Ganacsatada Gobalka Banaadir ayaa goordhow isku afgartay 3 qodob oo kala ah. 1) In Ganacsatadu bixiso Canshuurta sharciga ee dowladdu leedahay 2) In berri aan la xirin suuqyada iyo in aan la joojin Dekadda Muqdisho alaabtii ay

Cabdixamiid Cuteyba πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡°πŸ‡ͺ (@xaamidoffcial) 's Twitter Profile Photo

#Deg_Deg Ciidamada kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ ayaa xiray Labadan Xildhibaan ee ka tirsan Barlamaanka Federalka Somalia iyagoo Cabaya Muqaadaraad Gaar ahaan SHIIISHAD Taas oo mamnuuc Ka ah Dalka Kenya ! Goobta loogu tagay xildhibaanada Federalka ayaa aheyd meel ay rag iyo dumar Badan ku sugnaayeen

#Deg_Deg Ciidamada kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ ayaa xiray Labadan Xildhibaan ee ka tirsan Barlamaanka Federalka Somalia iyagoo Cabaya Muqaadaraad Gaar ahaan SHIIISHAD Taas oo mamnuuc Ka ah Dalka Kenya !

Goobta loogu tagay xildhibaanada Federalka ayaa aheyd meel ay rag iyo dumar Badan ku sugnaayeen
ali yusuf (@aliyusu66838276) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG: Dowladda Iran ayaa hanjabaad culus u dirtay Mareykanka, wasiirka arrimaha dibadda ee Iran oo kulan la qaatay safiirada Tehran u fadhiya caalamka ayaa sheegay inay digniin u direen Mareykanka. "Ma doonayno inaan fidino colaadda gobolka Waxaan ku wargelinay Mareykanka

#DEG_DEG:  Dowladda Iran ayaa hanjabaad culus u dirtay Mareykanka, wasiirka arrimaha dibadda ee Iran oo kulan la qaatay safiirada Tehran u fadhiya caalamka ayaa sheegay inay digniin u direen Mareykanka.
"Ma doonayno inaan fidino colaadda gobolka Waxaan ku wargelinay Mareykanka
Voice of Horn (@voiceofhorn) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG: Shir udhaxeeyo Madaxweynayaashii horee ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamulka Puntland ayaa goordhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada Puntland. Shirka maanta waxaa goob joog ah Xildhibaano katirsan labada Gole ee

#DEG_DEG: Shir udhaxeeyo Madaxweynayaashii horee ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamulka Puntland ayaa goordhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada Puntland. 

Shirka maanta waxaa goob joog ah Xildhibaano katirsan labada Gole ee
Sadak (@saadaqmohamed) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG: Shir udhaxeeyo Madaxweynayaashii horee ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamulka Puntland ayaa goordhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada Puntland.

#DEG_DEG: Shir udhaxeeyo Madaxweynayaashii horee ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamulka Puntland ayaa goordhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada Puntland.
Amb Sayid Ali AbdiπŸ‡ΈπŸ‡΄ (@somali_sayid) 's Twitter Profile Photo

#Deg_Deg fashilkii Siyaasadda Arimaha Dibadda Ethiopia kuyimid Darteed waxaa hadda is Casilay wasiirkii Arimaha dibadda Ethiopia sidoo kalana ahaa Ku-xigeenka Raysulwasaaraha dalkaasi .πŸ‘ŽπŸΏ

#Deg_Deg fashilkii Siyaasadda Arimaha Dibadda Ethiopia kuyimid Darteed  waxaa hadda is Casilay wasiirkii Arimaha dibadda Ethiopia sidoo kalana ahaa  Ku-xigeenka Raysulwasaaraha dalkaasi .πŸ‘ŽπŸΏ
Cabdixamiid Cuteyba πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡°πŸ‡ͺ (@xaamidoffcial) 's Twitter Profile Photo

#Deg_Deg Maxaa laga filan karaa Fadhiga baarlamaanka Ee Maanta, Ajandaha waa meel marinta Habraaca wax ka badalka Dastuurka oo buuq badan uu ka jiro, Yaa Guuleysan doona Madaxtooyada Iyo Siyaasiyiinta Diidan Habraaca wax ka badalka Dastuurka

Abdullahi Omar (@abdullahi_oho) 's Twitter Profile Photo

#DEG_DEG. diyaarad gaara oo kasoo duushay AddisAbaba kuna socotay Hargaysa #Somalia sidayna wafuud Ethiopian ah aya Dib looga celiyay hawada Somalia waxana amarka bixiyay #Hayada_duulista_rayidka_Somalia Dib aye ugu noqotay AddisAbaba diyardii gaarka ahayd. HAMBALYO #HDRSOMLIA.

#DEG_DEG. diyaarad gaara oo kasoo duushay AddisAbaba kuna socotay Hargaysa #Somalia sidayna wafuud  Ethiopian ah aya
Dib looga celiyay hawada Somalia waxana amarka bixiyay #Hayada_duulista_rayidka_Somalia
Dib aye ugu noqotay AddisAbaba diyardii gaarka ahayd.
HAMBALYO #HDRSOMLIA.