Af-hayeenka Khawaarijta Alshabaab ee Cali Dheere ayaa ka hadlay dagaalka kooxdiisa Ayaan daran lagu cirib tirayo isagoo niyad jab weyni ka muuqdo ayuu si gaar ah ugu dheeraaday dagaalka dhaqaale ee kooxdiisa lagu hayo waxaa muuqata in uu durbaba xanuunku gaaray.