Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov.

@slmofd

The Ministry of Finance and Economic Development derives its mandate from the Constitution of Somaliland.

ID: 1102101332134113280

linkhttp://Www.slmof.org calendar_today03-03-2019 07:00:08

607 Tweet

7,7K Followers

891 Following

Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

"Waxa aan idinku baraarujinayaa ahmiyada kulankan sedex-biloodlaha ah ee WHM. Maamulku waa qorshe, fulin, dabogal iyo is-qiimayn, waxa aynu halkan maanta u fadhinaa sidii aynu u qiimayn lahayn wixii ka qabsoomay qorshihii inoo yaalay January-March, 2024". facebook.com/share/p/9xYtiV…

"Waxa aan idinku baraarujinayaa ahmiyada kulankan sedex-biloodlaha ah ee WHM. Maamulku waa qorshe, fulin, dabogal iyo is-qiimayn, waxa aynu halkan maanta u fadhinaa sidii aynu u qiimayn lahayn wixii ka qabsoomay qorshihii inoo yaalay January-March, 2024".
facebook.com/share/p/9xYtiV…
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

"I want to make you aware the importance of this quarterly meeting of the MoF. Administration is planning, implementation, follow-up, and evaluation, what we are sitting here is how to evaluate what we have done against what we have planned from January to March 2024.

Somaliland Ministry of Finance Development and UNICEF were jointly organized a validation workshop on Public Expenditure Reviews in Education and Health. slmof.org/hargeisa-23-ap…

Somaliland Ministry of Finance Development and UNICEF were jointly organized a validation workshop on Public Expenditure Reviews in Education and Health.
slmof.org/hargeisa-23-ap…
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

During the meeting, we will focus: The preliminary findings of the Health and Education PER reports, gathering insightful feedback from the technical teams to validate and enrich the report’s findings and recommendations and ....

Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Kulan ballaadhan oo lagu soo bandhigayo mashaariicda horumarineed ee ka dhashay Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Heer Qaran ee sannadkii la soo dhaafay 2023, ayaa Arbacada Beri ka qabsoomi doona Magaalada Hargeysa. #Horumar #Dhaqaale #Shirweyne.

Kulan ballaadhan oo lagu soo bandhigayo mashaariicda horumarineed ee ka dhashay Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Heer Qaran ee sannadkii la soo dhaafay 2023, ayaa Arbacada Beri ka qabsoomi doona Magaalada Hargeysa.

#Horumar #Dhaqaale #Shirweyne.
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda H. Maaliyadda JSL waxa ay dhanbaal tahniyad ah u diraysaa guud ahaan bulshada reer Somaliland gudo iyo debedba xuska munaasabadda sanad-guurada 33-aad ee 18 May awgeed. Ilaahay SWT ha inagu simo sanado badan iyo inagoo ku naaloonayna nabad iyo horumar dhankastaba leh.

Wasaaradda H. Maaliyadda JSL waxa ay dhanbaal tahniyad ah u diraysaa guud ahaan bulshada reer Somaliland gudo iyo debedba xuska munaasabadda sanad-guurada 33-aad ee 18 May awgeed.

Ilaahay SWT ha inagu simo sanado badan iyo inagoo ku naaloonayna nabad iyo horumar dhankastaba leh.
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Post MoU agreement, there will be dozens of towns on both sides of the #Somaliland #Ethiopian border, like Aw Barre, Togwajaale, and many more that will reap the economic benefits, once this agreement is formalized. Somaliland National TV Ambassador Rhoda J Elmi Ministry of Trade and Tourism Mohamoud Walaaleye

Post MoU agreement, there will be dozens of towns on both sides of the #Somaliland #Ethiopian border, like Aw Barre, Togwajaale, and many more that will reap the economic benefits, once this agreement is formalized.
<a href="/SLNTV/">Somaliland National TV</a> 
<a href="/AmbRhodaJElmi/">Ambassador Rhoda J Elmi</a> 
<a href="/SL_MoTT/">Ministry of Trade and Tourism</a> 
<a href="/Ladhka/">Mohamoud Walaaleye</a>
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda H. Maaliyadda JSL waxa ay Ciida Carafa awgeed dhanbaal tahniyad ah u diraysaa guud ahaan umada muslimka ah gaar ahaana bulshada reer Somaliland. CIID MUBAARAK, TAQABALALAAHU MINAA WA MINKUM SAALIXIL ACMAAL. كل عام وانتم بخير 🤍🥰

Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

“Waxaan idiinku boorinayaa in lix-biloodkan danbe aynu dedaal dheeraada muujino, si aynu u daboolo Miisaaniyadda. Waa inaynu si wadar ah uga hawlgalo hawsha dakhli-soo-saarka oo ah udub-dhexaadka waajibaadka aynu u idmanahay”. Dr. Sacad Cali Shire m.facebook.com/story.php?stor…

“Waxaan idiinku boorinayaa in lix-biloodkan danbe aynu dedaal dheeraada muujino, si aynu u daboolo Miisaaniyadda. Waa inaynu si wadar ah uga hawlgalo hawsha dakhli-soo-saarka oo ah udub-dhexaadka waajibaadka aynu u idmanahay”. 
Dr. Sacad Cali Shire 
m.facebook.com/story.php?stor…
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

A delegation led by the Somaliland Minister of Finance Dr. Saad Ali Shire in Nairobi held a meeting with officials representing the donors who support Somaliland in development projects and electoral issues. slmof.org/nairobi-08-aug…

A delegation led by the Somaliland Minister of Finance Dr. Saad Ali Shire in Nairobi held a meeting with officials representing the donors who support Somaliland in development projects and electoral issues.
slmof.org/nairobi-08-aug…
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Maaliyadda JSL ayaa faahfaahin ka bixisay xogta saxda ah ee Aalada Baadhista kontaynarada (container scan), kaas oo dhawaan lagu soo kordhiyey Marsada Caalamiga ah ee Berbera. Faahfaahinta war-saxaafaddeedka linkigan hoose kaga bogo ➡️ facebook.com/share/v/VVRXrz…

Wasaaradda Maaliyadda JSL ayaa faahfaahin ka bixisay xogta saxda ah ee Aalada Baadhista kontaynarada (container scan), kaas  oo dhawaan lagu soo kordhiyey Marsada Caalamiga ah ee Berbera. 
Faahfaahinta war-saxaafaddeedka  linkigan hoose kaga bogo  ➡️ 
facebook.com/share/v/VVRXrz…
Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Maaliyadda JSL waxay fursad kuu siinaysaa inaad ka qayb qaadato xog-ururinta latashiga bulshada ee diyaarinta Miisaaniyadda Dawladda 2025-ka. Hadaba, si aad uuga qayb qaadato raac linkigan hoose: slmof.org/survey

Ministry of Finance Development - Somaliland Gov. (@slmofd) 's Twitter Profile Photo

Wargalin Ku Saabsan Naadinta Badeecaddaha Ku Mudo-Dhaafay Kastamka Dekedda Berbera. Wixii macluumaad dheeri ah ee la xidhiidha waxa aad kaga bogan kartaa linkigan hoose: 1.som.slmof.org/wp-content/upl… 2.slmof.org/wp-content/upl…

Wargalin Ku Saabsan Naadinta Badeecaddaha Ku Mudo-Dhaafay Kastamka Dekedda Berbera.

Wixii macluumaad dheeri ah ee la xidhiidha waxa aad kaga bogan kartaa linkigan hoose:
1.som.slmof.org/wp-content/upl…
2.slmof.org/wp-content/upl…