Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น

@sitti_salal_dji

Islaamnimo || Soomalinimo || Qaraanimo
Gobaanimo & Miidnimo || Waa Astantena Gusha. ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด First, (Xeer Ciise ๐Ÿ“ƒ)

ID: 1152908820231987200

calendar_today21-07-2019 11:50:57

6,6K Tweet

1,1K Followers

502 Following

Mohamed Osman Alin, Cala. (@djbawlah) 's Twitter Profile Photo

He was a true legend with an uncommon sense for public interest. But his subtile critism of the kakistocracy was vain in the face of delusional despotism. Psychopaths in power taking pride in their abuses are beyond the reach of poetry and prose.

Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Maahmaah somaliyeed ba tidha "gowsa waraabe hoosta ka xidhiidhsan". ๐Ÿค— Cornel Mohamed Jamac ducaale iyo Mayorka casimada gobolka Selel iyo Badhasabka Gobolka Selel.

Maahmaah somaliyeed ba tidha "gowsa waraabe hoosta ka xidhiidhsan". ๐Ÿค—

Cornel Mohamed Jamac ducaale iyo Mayorka casimada gobolka Selel iyo Badhasabka Gobolka Selel.
Samatar HM (@samatarhm) 's Twitter Profile Photo

Sous lโ€™impulsion du gouvernement de la Rรฉpublique de Djibouti, des vivres et produits de premiรจre nรฉcessitรฉ ont รฉtรฉ acheminรฉs aux frรจres somalilandais touchรฉs par la sรฉcheresse. Un immense bravo au Colonel Mohamed Djama pour son engagement sans faille et son dรฉvouement

Sous lโ€™impulsion du gouvernement de la Rรฉpublique de Djibouti, des vivres et produits de premiรจre nรฉcessitรฉ ont รฉtรฉ acheminรฉs aux frรจres somalilandais touchรฉs par la sรฉcheresse. 

Un immense bravo au Colonel Mohamed Djama pour son engagement sans faille et son dรฉvouement
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Aden faraxoow abtinimo uguso celi wilka page ka uu ku caano maali jiray. ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ Cabdisalaanow haddi mustafe ka ogolaaday inad pageka waxaad doonto kuso feegaarto Aden farax taas waka diiday. Hadda iyo kow 10 Midnimo page ah furo gurigu haddu caadi kugu dume. ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Aden faraxoow abtinimo uguso celi wilka page ka uu ku caano maali jiray. ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Cabdisalaanow haddi mustafe ka ogolaaday inad pageka waxaad doonto kuso feegaarto Aden farax taas waka diiday. Hadda iyo kow 10 Midnimo page ah furo gurigu haddu caadi kugu dume. ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Hawlo adag ba ka socda Jigjiga. Waxa isugu imid. 1, nabad sugida (sisay) 2,boliska (demelash) 3, madaxa sirdoonka (getachew) oo diridhaba ka imid. 4, RW ku xigeenka (temesgen) 5, Aden Farax. Duulaanka 4Kilo ee Oromada hala iska dhabo.

Hawlo adag ba ka socda Jigjiga.

Waxa isugu imid.
1, nabad sugida (sisay)
2,boliska (demelash)
3, madaxa sirdoonka (getachew) oo diridhaba ka imid.
4, RW ku xigeenka (temesgen)
5, Aden Farax.

Duulaanka 4Kilo ee Oromada hala iska dhabo.
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Waa heeshiis taarikhii ah ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ ๐Ÿค Hadda laga bilaaba Gobolka #Awdal loga biqi maayo khatar amni oo uga timada dhanka #Ethiopia, dalka Jabuuti si toos ah ayu uso faragalin doona khatar kasta oo kuso wajahan Xeebaha iyo dhulka Gobolka Awdal.

Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Ayo ka tashiga Gobolka Cusub oo xarruntisa laga dhigay degmada Afdem sido kale horay lo dardar galin doono addeega asaasiga ee gobolkaas sida Cafmaadka, waxbarashada iyo cidamadiisa amniga. Xurmadleh Aabo Ugaas mustafe iyo gudomiyaha Gobolka Sitti.

Ayo ka tashiga Gobolka Cusub oo xarruntisa laga dhigay degmada Afdem sido kale horay lo dardar galin doono addeega asaasiga ee gobolkaas sida Cafmaadka, waxbarashada iyo cidamadiisa amniga.

Xurmadleh Aabo Ugaas mustafe iyo gudomiyaha Gobolka Sitti.
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Doonti Ethiopia Jabuuti kalaso dagtay oo Muddo 3 Bilood ah dhexda kusi jirtay ayey hadda kooxda Faano dhexda u gashay xogaha hordhaca aha yaa sheegaya in #fano la wareegtay hadda. Doontan waxaa waday Dirawalo reer Jabuuti ah sido kale baaburta waday ayaa Jabuuti laga laha.

Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

SRTv ma TV degaanka iyo shacabka ka dhaxeeya oo cabashadooda kuso gudbiyan ba mise waa mid ina Cagjar leeyahay. Muqaalka cabashada reer Harawa oo daqiqado ka hor laso galiyey ba hada laga saaray. Khadar m ismacil waa u gutay wajibadki dadkisa ka saarna.

SRTv ma TV degaanka iyo shacabka ka dhaxeeya oo cabashadooda kuso gudbiyan ba mise waa mid ina Cagjar leeyahay.

Muqaalka cabashada reer Harawa oo daqiqado ka hor laso galiyey ba hada laga saaray. 

Khadar m ismacil waa u gutay wajibadki dadkisa ka saarna.
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Salaadu halkay ka xidhmi laadahay Gaboose Isla saacad gudaheed SRTV oo cabashadi shacabka reer Harawa ka sartay waxay so galiyeen oday-dhaqameedka DDS oo uu kujiro Ugaaska beelweynta Gadabuursi oo ka mid ah oday dhaqameedka so dhaweyey isbaddelka DDS dhawan ka dhacay. ๐Ÿ™„

Salaadu halkay ka xidhmi laadahay <a href="/Guntigaab/">Gaboose</a>

Isla saacad gudaheed SRTV oo cabashadi shacabka reer Harawa ka sartay waxay so galiyeen oday-dhaqameedka DDS oo uu kujiro Ugaaska beelweynta Gadabuursi oo ka mid ah oday dhaqameedka so dhaweyey isbaddelka DDS dhawan ka dhacay. ๐Ÿ™„
Logan ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿฆ…๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@sittihero) 's Twitter Profile Photo

Djibouti should use the drought in Awdal as a pretext to begin engagement. Start humanitarian relief, deploy security forces, and build a puppet admin. Awdal and Djibouti are inseparable; reclaiming Awdal from the secessionists would be the nail in the coffin.

Djibouti should use the drought in Awdal as a pretext to begin engagement.

Start humanitarian relief, deploy security forces, and build a puppet admin.

Awdal and Djibouti are inseparable; reclaiming Awdal from the secessionists would be the nail in the coffin.
Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Jigjiga Vs Diridhaba Jabuuti oo casimad dal ah inta aan la gaadhin Jigjiga horta haso gadho Diridhaba. Muqaalkani waa isla Corridor ka dalka ka Socda hala isku qimeeyo corridorka labada magaaalo. ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ Xeer-Ciise Street ๐Ÿ›ฃ ๐Ÿ“ธ

Cali Kala geeye ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น (@sitti_salal_dji) 's Twitter Profile Photo

Ayshaca ๐Ÿฅฐ Xog aan ku kalsoonaha I sheegtay in #Ayshaca laga dhigi doono Ismaamul magaalo. Sida madaxda DDS laga hayo waxay sheegen in 4 Ismaamul magaalo lagu dari doono kuwi dhawan la ansixiyey, Ayshaca ayana ka mid ah. Khayr allow ka dhig.

Ayshaca ๐Ÿฅฐ

Xog aan ku kalsoonaha I sheegtay in #Ayshaca laga dhigi doono Ismaamul magaalo.

Sida madaxda DDS laga hayo waxay sheegen in 4 Ismaamul magaalo lagu dari doono kuwi dhawan la ansixiyey, Ayshaca ayana ka mid ah.

Khayr allow ka dhig.