SiciidG1825 (@siciidsl) 's Twitter Profile
SiciidG1825

@siciidsl

Considerate

ID: 1559173678608355330

calendar_today15-08-2022 13:43:03

6,6K Tweet

5,5K Followers

816 Following

SiciidG1825 (@siciidsl) 's Twitter Profile Photo

somalia waxay ka aas aastay xeryaha ciidan ee ugu waaway Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland oo xitaa gudaha somalia aan ka jirin, Dawladda Somaliland way iska indha-Tiraysaa jiritaanka khatartaase bal aan dhowrno waayaha.

SiciidG1825 (@siciidsl) 's Twitter Profile Photo

Dhibaatada Reer Shariif Sheekh Isaxaaq haysatay 120 kii Sannadood ee u dambeeyay waa in jilibyo isaaqa ka mid ahi ismoodayeen jilibyo daarood ah. Haddii aan arrinkaa la fahmin, la garowsan oo aan wax laga qaban, tacab waliba wuu khasaari doonaa sidii horaba u dhicijirtay.

SiciidG1825 (@siciidsl) 's Twitter Profile Photo

Waa Xujo aanay ka bixi karin arrinkoodu waa “ hadal waalid ma diidi karo habaar adagbuu dhalaa, jacaylna ma halmaami karo”

SiciidG1825 (@siciidsl) 's Twitter Profile Photo

There has never been through out history of the horn somalia bigger or greater than it’s current map, somalia is the weakest territory in world and has biggest Expansionist ambitions.

Allah ha u naxariisto Suldan Cabdi, waxa lagu xasuusan doonaa in uu kala dhexgalay dagaaladii Sokeeye ee Barbara 1992 iyo 1993 Burco ka kala dhacay dawladdii C.raxmaa tuur, isga oo mararka qaar wata guutadii 5aan ee ugu awooda badanay SNM. Waa guutadii 2baad ee la Qarameeyay.

Dunidaa ogaatay dacwadihii islaamahani Somaliland ka gudbinjireen in ay been iyo cadaawad xambaarsan yihiin, si dib loogu aamino ayay 2badii xisbi fulay nacas maskaxdooda qabsanayaan credit kiina ugasoo ceshanayaan,

Umul oo adeegsanaya Xukumadda 2 badii xisbi Nacas Fulay ayaa kasoo saaray W.Diinta, police ka iyo Sirdoonk Somaliland in aanu Sheekh Barbaraawi sii wadi karin Muxaadirooyinkii uu kooxda umul kaga wacyi galinayay Ummadda Jamhuuriyadda Somaliland.