
colanel shaarub
@shaficiabdi9
col
ID: 1445115561738973203
04-10-2021 19:56:41
173 Tweet
322 Takipçi
415 Takip Edilen

Alaylehe mar Hadi gabar qalasad ah igu waraysatay garoonka Laascaano siyaasi Baan noqday guulwadaynta Amb. Gamal M Hassan Qodobo muhiima ayaay i waydiisay dadka Maakhir iyo khaatumo waxan leeyahay ha La digtoonaado difaaca ha la adkeeyo🩸 SNM iyo deni waa balameen gaadmo 💪🏿


Abdulahi Burhaan ma garac waa hore naga halaabay madal 1000qof joogaan Ayuu yiri reer sanaag baan ahay, wiilkena Waa soo dhowaynaya adeer xili fiican baa Noo soo noqotay Ali Samatar 😂







Hubki dhaca ahaa la isaga daba yimi oday reer nugaaleed ah ayaa sii qaybiyay reer Mudug hub u dhiibi mayno sacad ayaa ka Qaadaya, AK47 wax aan ahayn yaan lagu Aaaminin ku laha wa ragi yiri inago dagaal Ku jira boowow xareeda naga saara kkk Salman Afgub adeerki 😀










