Sakay Ahmed (@sakayahmed) 's Twitter Profile
Sakay Ahmed

@sakayahmed

Personal

ID: 1219488945119137792

calendar_today21-01-2020 05:16:51

18,18K Tweet

101,101K Takipçi

43,43K Takip Edilen

Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

#Somalis, around the globe, appreciate the firm position of the #FGS against the infringement of the nation's security & sovereignty. It's the right time for every decent #Somali to stand behind the Federal Government of Somalia 🇸🇴. Ethiopia, as our neighbour, should have opted

Voice of Horn (@voiceofhorn) 's Twitter Profile Photo

#BREAKING: Walaahi Dhagax ayaanu ku dagaalmaynaa hadii la iibiyo Baddayadda, Muusow Munaafaq baadtahay Dagalkiina waad qaawisay. The people of Hargeisa who spoke strongly about the agreement between Somalia and Ethiopia.

Suleiman Hashi (@suleimanhashi) 's Twitter Profile Photo

Hadii Muuse Abagadhe loo caleemo saaray, dee XSH na nabadoonimadiisii ha iskaga noqdo. Dalkana qaabka Imaaraad u asteeyey ee qabiil qabiil maxmiyad ah Itoobiyana dusha ka maamusho ha noqdo. Bal aniga maxaa ii gaar ah, 7sano ayaan dhawaaqayaa!

Hadii Muuse Abagadhe loo caleemo saaray, dee XSH na nabadoonimadiisii ha iskaga noqdo.

Dalkana qaabka Imaaraad u asteeyey ee qabiil qabiil
maxmiyad ah Itoobiyana dusha ka maamusho ha noqdo.

Bal aniga maxaa ii gaar ah, 7sano ayaan dhawaaqayaa!
moha pakot (@ciisemusta1979) 's Twitter Profile Photo

Magaalada garoowe iyo calanka jamhuuriyada barakaysan Somaliland. Reer puntland ayaa si weyn ula dabaal dagaya 18 mayda…..

Asnakeethiopia (@asnakeethiopia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha #Jubaland, Axmed Madoobe, oo ah hogaamiyaha ugu wax qabadka badan Dowlad Goboleed yaasha #Somalia, Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay caasimada Muqdisho.

Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Inaa Lillaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u naxariisto walaalkeen General Muhidiin Sheekh Abdihakiim Sayid Mohamed Abdulle Hassan oo maanta ku geeriyooday Nairobi, samir iyo iiman Allaha naga wada siiyo.