Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile
Puntland Post

@puntlandpost

Official twitter account of Puntland Post news website. / Bogga Twitter ee wargeyska iyo barta internetka ee Puntland Post

ID: 597383291

linkhttp://puntlandpost.net calendar_today02-06-2012 12:50:55

26,26K Tweet

5,5K Followers

581 Following

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Mas'uuliyiin ka tirsan Puntland oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka degaanka ayaa ku guulaystay in ay xalliyaan xiisad dhawaanahan ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, taasi oo u dhexaysay ciidanka Booliska iyo bulshada degaankaasi. Xiisadda ayaa daba-socotay isku dhac

Mas'uuliyiin ka tirsan Puntland oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka degaanka ayaa ku guulaystay in ay xalliyaan xiisad dhawaanahan ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, taasi oo u dhexaysay ciidanka Booliska iyo bulshada degaankaasi.

Xiisadda ayaa daba-socotay isku dhac
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Villa Somalia oo lagu eedeeyay in ay colaad ka hurinayso magaalada Gaalkacyo Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil oo ka soo jeeda degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay colaad sokeeye ka abaabulayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Siyaasi

Villa Somalia oo lagu eedeeyay in ay colaad ka hurinayso magaalada Gaalkacyo

Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil oo ka soo jeeda degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay colaad sokeeye ka abaabulayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Siyaasi
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa shaqa-joojin saddex bilood ah ku samaysay Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaraddaasi, Cabdicasiis Cali Axmed. Warqad shaqa-joojin ah oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka, Ubax

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa shaqa-joojin saddex bilood ah ku samaysay Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaraddaasi, Cabdicasiis Cali Axmed.

Warqad shaqa-joojin ah oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka, Ubax
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada difaaca Puntland oo Khamiistii 15-kii bishan May hawlgal cir iyo dhul ah ka fuliyay degaanka Gurya-samo ee buuraha Calmiskaad ayaa hawlgalkaasi ku dilay madaxii Arrimaha dibadda iyo Keenista ajaanibta u qaabilsanaa kooxda Daacish, Axmed Muuse Siciid oo ku magac dheeraa

Ciidamada difaaca Puntland oo Khamiistii 15-kii bishan May hawlgal cir iyo dhul ah ka fuliyay degaanka Gurya-samo ee buuraha Calmiskaad ayaa hawlgalkaasi ku dilay madaxii Arrimaha dibadda iyo Keenista ajaanibta u qaabilsanaa kooxda Daacish, Axmed Muuse Siciid oo ku magac dheeraa
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasi oo uu shir deg deg ah kula yeelanayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Ilo wareedyo ku sugan Boosaaso ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Deni uu ku sii jeedo magaalada Nairobi,

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasi oo uu shir deg deg ah kula yeelanayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Ilo wareedyo ku sugan Boosaaso ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Deni uu ku sii jeedo magaalada Nairobi,
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Somalia’s Federal System: Two Decades of Tangible Institution-Building – Puntland Post puntlandpost.net/2025/05/22/som…

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Calls Grow for Puntland to Align Its Constitution with Federal Somalia  Garowe (PP Commentary) —  At last, the Puntland State Government is taking steps to address anomalies in its constitution. At a conference titled Reviewing Regional and District Administrative Laws,

Calls Grow for Puntland to Align Its Constitution with Federal Somalia
 Garowe (PP Commentary) —  At last, the Puntland State Government is taking steps to address anomalies in its constitution. At a conference titled Reviewing Regional and District Administrative Laws,
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Calls Grow for Puntland to Align Its Constitution with Federal Somalia – Puntland Post puntlandpost.net/2025/05/23/cal…

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Policy Reversal   Hargeisa (PP News Desk) — The President of the Somaliland administration, Abdirahman Mohamed Abdullahi, currently visiting Djibouti, was received by President Ismail Omar Guelleh. The visit signifies a

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Policy Reversal  

Hargeisa (PP News Desk) — The President of the Somaliland administration, Abdirahman Mohamed Abdullahi, currently visiting Djibouti, was received by President Ismail Omar Guelleh. The visit signifies a
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Policy Reversal – Puntland Post puntlandpost.net/2025/05/23/som…

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Mogadishu Mosque Meeting Signals Fragmented Opposition to President Mohamud  Mogadishu (PP News Desk) — In a small mosque in south Mogadishu, a group of politicians opposing Somalia’s incumbent President, Hassan Sheikh Mohamud, today convened quietly. Among them are a former

Mogadishu Mosque Meeting Signals Fragmented Opposition to President Mohamud
 Mogadishu (PP News Desk) — In a small mosque in south Mogadishu, a group of politicians opposing Somalia’s incumbent President, Hassan Sheikh Mohamud, today convened quietly. Among them are a former
Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Mogadishu Mosque Meeting Signals Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Post puntlandpost.net/2025/05/24/mog…

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

"Madaxweyne wuxuu soo kiraystay shirkado calooshood u shaqaystayaal ah oo uu rabo inuu ku boobo khayraadka ku jira gobolada Sanaag iyo Bari" Siyaasi Guuleed Saalax Barre.

Puntland Post (@puntlandpost) 's Twitter Profile Photo

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia By A. D. Mohamud Boosaaso (Commentary) — Your editorial on the Puntland Constitution touches on several aspects of the political apathy that characterises Puntland as a sub-national entity in Somalia. It is deplorable that

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia 
By A. D. Mohamud
Boosaaso (Commentary) — Your editorial on the Puntland Constitution touches on several aspects of the political apathy that characterises Puntland as a sub-national entity in Somalia. It is deplorable that