Nimo Abdirahman Ali (@nimojoliet) 's Twitter Profile
Nimo Abdirahman Ali

@nimojoliet

Foundation @NimoA/Sweden.Degree of Social sciences. Diploma of coaching/ Diploma of Nutrition/BCH-Of-International_relationships.

ID: 998166700733366273

calendar_today20-05-2018 11:41:01

520 Tweet

1,1K Followers

935 Following

Nimo Abdirahman Ali (@nimojoliet) 's Twitter Profile Photo

Sorry! But Somaliland and Puntland aren’t for sale. Both have civilians who aren’t ready to accept that abolished agreement with the USA and this failed country that names Israel. We can't make the same mistake that the Palestinians made before. Logically everyone has a country.

Nimo Abdirahman Ali (@nimojoliet) 's Twitter Profile Photo

24h gacan baa xidhan, dagaalna magalo, ma sariirta lagu dilaa, mise madaxtooyada. Haduu sidaas oo dhan dagaal urabtid, Alshabaab ka bilow, ama xaafada joog.🙃🤷‍♀️

Deeqa 🇸🇴 (@deee_luul) 's Twitter Profile Photo

I stand with Eritrea against Ethiopia, the cancer of the region, which never stops threatening the sovereignty of its neighbors! #EthiopiaStayInYourBorders 🚮

I stand with Eritrea against Ethiopia, the cancer of the region, which never stops threatening the sovereignty of its neighbors!

#EthiopiaStayInYourBorders 🚮
Nimo Abdirahman Ali (@nimojoliet) 's Twitter Profile Photo

We’ll agree that HSM’s government officials failed to lead our land. We no longer need YouTuber, traveling to get money by selling our land to other countries. #HSM #Somalia

We’ll agree that HSM’s government officials failed to lead our land. We no longer need  YouTuber, traveling to get money by selling our land to other countries.  

#HSM
#Somalia
Nimo Abdirahman Ali (@nimojoliet) 's Twitter Profile Photo

Waxaan la yaabanahay dadkan ka cabaadaya #isaaq ba argagixisada taageeray. Intaad yaga layaabaysaan, kii wadankena argagixisada gacanta kasaaray ka hadla. Shacab cadhaysan hadalkisa intaad xisaabinaysan, #HSM xarashaha wadanka ka hadla. Hadii kale munafaqnimada lafarista.🤷‍♀️

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Maxay tahay talaabada ku haboon in laga qaado Jamhada Sool Bari ee Xasan Shiikh taageero? Jamhadan,waxaa kaloo taageera.... 1.Safaarada Shiinaha ee Xamar. 2.Safaarada Turkiga ee Xamar. 3. IRAN oo Xuutiyiinta wax soo marsiisa. Waxaa Dadka fadhiya Shirka ka mid ah Xubno waa weyn

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Kala danbaynta in la sugo,waa lama huraan oo Gacanta adag la adeegsado. Ninkii Barwaaqadu ka badato ha dhadhimayo kulaylka. Great Puntland. JQ.

Kala danbaynta in la sugo,waa lama huraan oo Gacanta adag la adeegsado.

Ninkii Barwaaqadu ka badato ha dhadhimayo kulaylka.

Great Puntland.

JQ.
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Edeb baa loo yeelay Maleeshiyadii Xasan Shiikh ee Dhahar laga abaabulay,waxaana lagu soo celiyay Magaalada amarkii iyo kala danbayntii. Great Puntland. JQ.

Abdi khalif M. (@abdik09764249) 's Twitter Profile Photo

Mar Culusoow wax laga waydiiyay Sool iyo Sanaag arrimahooda, asagoo Garowe jooga, wuxuu yiri “ Xalka Sool iyo Sanaag Xamarna ma yaal, Hargaysana ma yaal ee waa in xalkeeda Garowe laga dhex raadiyo”? Ma anagaa Soodaanta keenay? Yaa Culusoow warkaas ka yeersiinay?? I know for a

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waa mowqif cad. Sool iyo Cayn,waa Puntland. Dhulbahante,waa Puntland. Dastuurka Puntland,waa ilaalin. Gobolii baxaya sharciga hamaro. Waa ku bogaadinayaa Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland mowifka ay muujisay iyo sida Dastuuriga ah ee ay uhadashay. Warkan,wuxuu ka dhigan yahay

Waa mowqif cad.

Sool iyo Cayn,waa Puntland.
Dhulbahante,waa Puntland.
Dastuurka Puntland,waa ilaalin.
Gobolii baxaya sharciga hamaro.

Waa ku bogaadinayaa Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland mowifka ay muujisay iyo sida Dastuuriga ah ee ay uhadashay.

Warkan,wuxuu ka dhigan yahay