Muna๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ (@muna59398919) 's Twitter Profile
Muna๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ

@muna59398919

#NabadiyoNolol #HandsOffSomalia #TwitterSpace

ID: 1504569021886349314

calendar_today17-03-2022 21:23:44

10,10K Tweet

4,4K Followers

1,1K Following

Dr. Sadia Aden (@sadiaaden) 's Twitter Profile Photo

If this is true, it speaks volumes to the desperation of Somali politicians. The idea of secession or self isolation is driven by greed. These men will do whatever it takes to fulfill their twisted desires for power. Somalis can either reject or join the balkanization of Somalia.

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, intuba waxa ay muujinayaan in madaxweynuhu uu wali ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.

The hasty steps taken to organize the National Consultative Forum by Hassan Sheikh Mohamud on June 1, indicate that he is avoiding a serious approach to addressing the ongoing political crisis and resolving the critical issues that have led to the current situation facing the country.

The hasty steps taken to organize the National Consultative Forum by <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> on June 1, indicate that he is avoiding a serious approach to addressing the ongoing political crisis and resolving the critical issues that have led to the current situation facing the country.
Elon Musk (@elonmusk) 's Twitter Profile Photo

Whatever. Keep the EV/solar incentive cuts in the bill, even though no oil & gas subsidies are touched (very unfair!!), but ditch the MOUNTAIN of DISGUSTING PORK in the bill. In the entire history of civilization, there has never been legislation that both big and beautiful.

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Alle ayaa mahad iska leh in aan wada qeybsanno farxadda iyo hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, oo astaan u ah isu naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada Muslimiinta. Ciid Wanaagsan.

Alle ayaa mahad iska leh in aan wada qeybsanno farxadda iyo hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, oo astaan u ah isu naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada Muslimiinta. 

Ciid Wanaagsan.
Elon Musk (@elonmusk) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Team America ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ

@MCaanogeel (@mcaanogeel1) 's Twitter Profile Photo

Yes ๐Ÿ’ฏ, laakiin #HSM iyo isla grubkuu ka tirsanaa baa aaminsan in gaalada xalane nafta ku celinayaan, qoladaan oo badbadadii hore ah macal #HSM ayaa burburin, qas, boob, bililiqo ku noqota dowlad, waxaad barato waa baaskaada, hada waxa is haya waa isla badbaadadii un.

Muna๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ (@muna59398919) 's Twitter Profile Photo

Haddii badda laga weeraro waddan kaleโ€ฆ Haddii Mareykanka ama cid kale laga siiyo oggolaansho ay badda Cas ka weeraraan Iran ama xulafadeeda, waxaa dhici karta: In Soomaaliya noqoto bartilmaameed, oo dagaalka la geeyo gudaha dalka. In dalalka kale ee gobolka (sida Iran, Yemen

Muna๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ (@muna59398919) 's Twitter Profile Photo

People all over the world are still being colonized today โ€“ but in new, hidden ways. It is a modern form of colonialism: through economics, media, technology, and ideology. It looks different from the past, but the goal remains the same: control over people and their resources.

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to our people during the beginning of this week of independence celebrations culminating in July 1st independence & unifications day. #Somalia is a place of hope & resilience. Let us commit to working together to build a better future. Soomaalia Ha Noolaato!

Congratulations to our people during the beginning of this week of independence celebrations culminating in July 1st independence &amp; unifications day. #Somalia is a place of hope &amp; resilience. Let us commit to working together to build a better future. Soomaalia Ha Noolaato!
Muna๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ (@muna59398919) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo 65 Sano Ayaa laga jooga Xoriyada Somaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœ๐Ÿป๐Ÿ˜ Diid ama Yeel Adey ku taal Somalia Waa mid ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu noqon karaa bilow wanaagsan oo loo qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagnaa arrimaha masiiriga ah

Hambalyo Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan. Guddoomiyaha cusub waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo doortay.

Rep. Ilhan Omar (@ilhan) 's Twitter Profile Photo

$20 billion for Argentina. $0 for U.S. soybean farmers, including in Minnesota, who are paying for Trumpโ€™s trade wars.