@mowardih3
Arday Soomaali ah❣️
ID: 1925237455860768770
calendar_today21-05-2025 17:09:34
84 Tweet
76 Takipçi
303 Takip Edilen
2 months ago
Qofka ugu horeya oo la aminayo wa inan noqda wad no hadashay Ali H. Warsame
Shiidaal dhammaystiran.♥️ Fuel your life..
Berigii aynu dawladaha yar yar Caawin jirnay..🇸🇴
"Haddii alle uu kugu arzaaqo Xaas wanaagsan,Noloshaa sitte kuudhacdee qarso" #Xassilooni
Like mother Like daughter.❤️👸
Soomaaliya hanoolaato 🇸🇴♥️
"Waxaan isku waajib yeelay Risiqaaga, Anna waxaan kugu waajib yeelay Cibaadadeyda,Haddii aad adigu Cibaadada iga goosato,Anigu Risiqa kaagoosan maayo" #Xadiithul_qudsi
Mawduucaa anigu waan dhammaystee idinna dhammaysta Single-oow 😅
Impressive 💥
Hablaha Sanaagee hanka dheer dumar ❤️📌
Haddii aad 2025 rabtid isku filnaasho dhaqaale 3dan Mid qabso :- 1: Inaad Application-no samaysid 2: Inaad Media waxkusoo gudbisid 3: inaad guryo badan kirayso Waxa looyaqaan saddexdaa Leverage, Dhaqaale adoo hurda aad samaynayso #Wardi #Arbaco
Ilaahayoow Khaatumada Khayr noogu Khatim..❤️
Afarta Cadow ee aynu leenahay #Shaydaanka #Adduunyada #Nafta iyo #Hawadeena ( Waxaynu iska jeclenahay) Afrtaasiba nolosha adduun ama safarkaa aad kusoo jirto yaanay kaa khalkhalin ee iska ilaali.
Haddi qof malin talo iwaydin laha waxan oran laha Akhri malinkasta suratul baqra.
Wakhtiga ayaa ah hantida ugu qaalisan ee aad haysato,haddaad maanta jumladdaa garato micneheeda, jidkii horumarkaad haysaa,haddii kale miyaa.. Maalin kalaad garan.!
dadka haka iibin wax aanad jeclayn inaan adigaba lagaa iibin, dib u akhri.
Halista doono si aad taariikh iskaga reebro,ama "no risky no story" ❤️
Waxaan ahay ruux geerida kusuga Guriyar hostii..🙂
a month ago
Maskaxdda iyo nafta marka labbadaa laga xoroobo qofka ayaa noqda, mid feker ahaan xor ah naf ahaanna deggan awood u leh inuu maamulo naftiisa iyo noloshiisa si dhab ah, qofkaas ayaa noqon karra mid wax beddeli karra.💯
Mobile TV gives you fun, but not a future.