Abdi Mohamed Aden (@mohmetaden) 's Twitter Profile
Abdi Mohamed Aden

@mohmetaden

Founder and Executive Director at Somalia Federalization and Reconciliation Forum | Federalist | Advocate For Peace | RTs not endorsement.

ID: 1340611188691005440

calendar_today20-12-2020 10:53:28

651 Tweet

208 Takipçi

115 Takip Edilen

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Bismilaah, Waxaan maanta fursad u helay in aan la kulmo Ku-xigeenka Guddoomiyaha guddiga tacliinta Sare Dr. Maxamed Cali Faarax. Marka laga soo tago isbarasho guud, waxaan isla falanqeynay caqabadaha iyo fursadaha hor yaala tacliinta sare ee dalka. Dr. Faarax waa aqoonyahan

Najma Abdirizak (@najuumy) 's Twitter Profile Photo

I am pleased to see dedicated and experienced leaders like you and Dr. Mohamed appointed to lead the Higher Education Commission. Having worked closely with Dr. Mohamed, I can attest to his dedication. I look forward to impactful reforms and stronger collaboration in the sector.

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Bismillah A heart-warming poem with a beautiful voice يا مالك الملك فادفع ما الم بنا فما لنا بتولي دفعه قبل Ibn Omar Aldhamdi

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Dear Dr. Hashi waad ku mahadsan tahay qoraalkaaga. Waan dhageeystay Twitter space aad wada qabateen adiga iyo saaxiibkeey Professor Hassan Keynaan oo aad arrimahaan ka hadleeysaan. Waan jeclaan lahaa in aad qoraal wax toosin ah noo soo dirtaan ama aad guddiga hortimaadaan. In wax

NCHE SOMALIA 🇸🇴 (@nchesomalia) 's Twitter Profile Photo

Bismilaah, Ogaysiin. Halkani waa bogga rasmiga ah ee guddiga tacliinta sare ee qaranka, taas oo macluumaadka iyo shaqooyinka guddiga oo idil lagula wadaagi doonaa dadweynaha Soomaaliyeed. Mahadsanidiin.

Bismilaah, 

Ogaysiin. Halkani waa bogga rasmiga ah ee guddiga tacliinta sare ee qaranka, taas oo macluumaadka iyo shaqooyinka guddiga oo idil lagula wadaagi doonaa dadweynaha Soomaaliyeed.

Mahadsanidiin.
Elmi Dhigal (@elmidhigal) 's Twitter Profile Photo

🎓📢 Official Announcement Welcome to the official Twitter page of the National Commission for Higher Education - NCHE SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 This platform will serve as the Commission’s official communication channel for: ✅ Press releases ✅ Policy updates ✅ Institutional engagements

Abdi Mohamed Aden (@mohmetaden) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo, Mohamed! Tani waa tusaale cajiib ah oo dhiirrigelin leh, bulshadeenana ku baraarujin karta muhiimadda ay leedahay beerashada casriga ah. Halkaa ka sii wad dadaalkaaga! 🇸🇴🌱👏

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

It was a great honor to visit Somali Embassy in Washington, Dc today hosted by our Ambassador Dahir Hassan, with Dr. Abdiweli Mohamed Ali (Gaas) & Mr. Abdulqadir Abdalla Sacid “Bileey”. Wishing you success Mr. Ambassador.

It was a great honor to visit Somali Embassy in Washington, Dc today hosted by our Ambassador <a href="/Dahirhasan/">Dahir Hassan</a>, with Dr. Abdiweli Mohamed Ali (Gaas) &amp; Mr. Abdulqadir Abdalla Sacid “Bileey”. 

Wishing you success Mr. Ambassador.
Dahir Hassan (@dahirhasan) 's Twitter Profile Photo

I welcomed Dr. Abdi Nur Sheikh Mohamed, the Chairperson of the Somali Higher Education Commission, to the embassy. His commission has ambitious and pragmatic plans for both public and private universities. Abdinur Sheikh Mohamed Embassy of Somalia in USA

I welcomed Dr. Abdi Nur Sheikh Mohamed, the Chairperson of the Somali Higher Education Commission, to the embassy. His commission has ambitious and pragmatic plans for both public and private universities. <a href="/AbdulnuurSheikh/">Abdinur Sheikh Mohamed</a> <a href="/SomaliainUSA/">Embassy of Somalia in USA</a>
Abukar Sanei (@aysanei) 's Twitter Profile Photo

Coffee and quality time with the Chairman of the National Commission for Higher Education Dr. Abdinur Sheikh Mohamed in Columbus. With track record in education, the chairman is committed to the betterment of Somalia’s higher education. #NCHESomalia, #Somalia

Coffee and quality time with the Chairman of the National Commission for Higher Education Dr. <a href="/AbdulnuurSheikh/">Abdinur Sheikh Mohamed</a> in Columbus. With track record in education, the chairman is committed to the betterment of Somalia’s higher education. #NCHESomalia, #Somalia
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

The pleasure is mine Dr. Abukar Sanei Abukar Sanei, Ph.D.. I enjoyed your fresh insights on education, society & politics and appreciate you taking me to the classy QahwahHouse in downtown Columbus. Thank you.

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to my friend Amb. Mohamed Ali Ameriko for your appointment to lead the Mogadishu Port Authority. Indeed you are the right person for the job. May Allah help you in this new endeavor. Waxaan bogaadinaayaa saaxiibkeey Amb. Maxamed Cali Ameriko oo loo

Congratulations to my friend Amb. Mohamed Ali Ameriko for your appointment to lead the Mogadishu Port Authority. 

Indeed you are the right person for the job. 

May Allah help you in this new endeavor. 

Waxaan bogaadinaayaa saaxiibkeey Amb. Maxamed Cali Ameriko oo loo
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Anigoo ku hadlaaya magaca Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa dhamaan waalidiinta, macallimiinta & ardayda ka qeybgashay kuna guuleystay imtixaanka dugsiga sare ee sannad-dugsiyeedka 2025. Iyadoo dhamaan Ardayda u fariisatay iyo

Anigoo ku hadlaaya magaca Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa dhamaan waalidiinta, macallimiinta &amp; ardayda ka qeybgashay kuna guuleystay imtixaanka dugsiga sare ee sannad-dugsiyeedka 2025. 

Iyadoo dhamaan Ardayda u fariisatay iyo