Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile
Mohamed Maalin

@mohamedmaalin5

cudurka kaagalo fardaha hadii laga gubo dameeraha daawada lamagaarayo.

ID: 1215005588918358016

calendar_today08-01-2020 20:21:40

685 Tweet

338 Followers

128 Following

Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile Photo

Sanaag reerka aayihiisa katashanayo waxeey sameyneysa kurasta uu Deni jeebka kuwato lkn Buurmadow iyo Ciro hadeey Sanaag o dhanqabsadan dhib uma arko Deni madama eeysan sameyn kuyelaneynin kurasta Warsangeli marka Deni Puntland uma dirirayo ee sidu xamarkutagi laha ayu udiriraya.

Qataraha amni ee kajiro somalia oo eeytahay in laga hortago waxaa kusoo biiray H.E Said Abdullahi Deni iyo ciidankiisa qaaska ah ee PMPF ee uu imaraadka gacanta kuhaayo. Markab sifo sharci ah kudhex joogo biyaha Somalia in lakoro kadibna la bililiqeysto wa halis ubahan in wax laga qabto.

Qataraha amni ee kajiro somalia oo eeytahay in laga hortago waxaa kusoo biiray <a href="/HESaidADeni/">H.E Said Abdullahi Deni</a> iyo ciidankiisa qaaska ah ee PMPF ee uu imaraadka gacanta kuhaayo. Markab sifo sharci ah kudhex joogo biyaha Somalia in lakoro kadibna la bililiqeysto wa halis ubahan in wax laga qabto.
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

WARGELIN IYO DIGNIIN Muqdisho, Luuliyo 20, 2025: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), waxa ay dabagal iyo baaris ku haysaa hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee Argagixisada, waxa ayna si gaar ah isha ugu haysaa uruurinta Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto

WARGELIN IYO DIGNIIN

Muqdisho, Luuliyo 20, 2025: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), waxa ay dabagal iyo baaris ku haysaa hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee Argagixisada, waxa ayna si gaar ah isha ugu haysaa uruurinta Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto
Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile Photo

Madaxda dowlada dhexe iyo madaxda mucaradka Somalia oo kashiraayo geedisocodka dorashoyinka, dhameetirka dasturka iyo dhismaha dowladnimada Somalia. Halka H.E Said Abdullahi Deni lagala hadlayo sidii uu kusii deynlaha markabkii eey afduubteen ciidankiisa kuna soo celinlahaa hubkii laboobay.

Madaxda dowlada dhexe iyo madaxda mucaradka Somalia oo kashiraayo geedisocodka dorashoyinka, dhameetirka dasturka iyo dhismaha dowladnimada Somalia. Halka <a href="/HESaidADeni/">H.E Said Abdullahi Deni</a> lagala hadlayo sidii uu kusii deynlaha markabkii eey afduubteen ciidankiisa kuna soo celinlahaa hubkii laboobay.
Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile Photo

Marka laga imaado dhanka sharciga "Milkiyada" 3 midood baa lagu helaa 1 inaad dhaxal kuheshid 2 inaad soo iibsatid iyo 3 in hadiyad ahaan laguu siiyo intaas wixii kasoo haro waa tuugnimo iyo burcad nimo. H.E Said Abdullahi Deni hadii eey kugu cusubtahay Burcadbadeednimada waa dambi ee ogow.

Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile Photo

Cidkastoo wax ka keenikarto waa loodiray haldoorkii Puntland odayashii dhaqanka iyo siyasiyiintii waa lagala hadlay in arinta uu H.E Said Abdullahi Deni sameyay ineey sumcad daro kutahay dalka Maleshiyad Burcad badeed ah waa la arkay ee hogamiye Dowdal Gobaled πŸ΄β€β˜ οΈ ah waa waxnagu cusub.

Cidkastoo wax ka keenikarto waa loodiray haldoorkii Puntland odayashii dhaqanka iyo siyasiyiintii waa lagala hadlay in arinta uu <a href="/HESaidADeni/">H.E Said Abdullahi Deni</a> sameyay ineey sumcad daro kutahay dalka Maleshiyad Burcad badeed ah waa la arkay ee hogamiye Dowdal Gobaled πŸ΄β€β˜ οΈ ah waa waxnagu cusub.
Mohamed Maalin (@mohamedmaalin5) 's Twitter Profile Photo

Midnimada dalka cadkaas yarka ah ee jaalaha ah ama haruuda ah baa kadhiman asaga xataa qeybta kore ee Awdal ah midnimada waa laga ogolyahay. Hablayo Waqoyi Bari somalia badbadiyeyasha midnimada dalka .

Wuu isdifacay qoflagu caynayo πŸ˜€hada madaxweyne HSM waxaa lagu ceynayaa ninkii naftiisa kusoo duulay buuyiri aan iska dhicino dadka saas dhahayo maba ogo miyaa madaxweynaha in lagu abaal mariyay mowqifkiisii adkaa iyo go aankisi aha dalkan badbadinaya ama nafteyda bankuweynaya.

Hogamiyaha madasha garabka Sheikh Shariif sida gudomiyahoda Shariif uu horay ushegay Maamulka Waqoyibari waxeey ka aminsanyihiin in eey Deni tabashadisa sii fogeyneyso waana sababtaas sababta eey uga amunsanyihiin hadii eey Hambalyeyaan Deni bakaxumanayo oo ayaga kafoganayo.

AAW ayaa yiri nimankaan nagama tirsano asagoo ah xubin caadi ah ayaa waxuu go aan kagarayaa gudomiye kuxigeenkii iyo afhayeenkii madasha iyo xubno kale oo muhiim ah oo madasha wax kadhistay sabato ah waxu isku arka milkiile ayagana waxu u arkaa niman aan goofka udhalan .