Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile
Dr Mohamed

@moabdiyare

Infectious disease specialist | 10 years of experience | Advocate for global health | Experienced in immunization programs | Committed to disease prevention.

ID: 1611804521491009536

calendar_today07-01-2023 19:19:00

3,3K Tweet

1,1K Followers

581 Following

Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Omar Fatah waa uu guuleysanayaa insha allah. Waan ku celinayaa Soomaalidu codokooda ma ahan codod go'aaminaayo guul iyo guul daro.

Omar Fatah waa uu guuleysanayaa insha allah. 

Waan ku celinayaa Soomaalidu codokooda ma ahan codod go'aaminaayo guul iyo guul daro.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Axmed Home (Nasri) labo iyo Eber ayaa lagu soo dhuftay. Axmed oo Away ah (Yocob Frey) tolow arma hadana la garacaa?😄 Odayga banaanka ayuu caadi isku keenay oo fadhi ku dirirninada ma garanaayo😄. Hees Xamar macaan oo ficilka ka hadleyso ayaa saaran.

Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Isimada dhaqanka reer Mudug oo iska xaal mariyay wax yaabo u dhaxeeyay. Waa bilaw fiican oo xasillooni u keeni doonto Waqooyiga Mudug.

Isimada dhaqanka reer Mudug oo iska xaal mariyay wax yaabo u dhaxeeyay. 

Waa bilaw fiican oo xasillooni u keeni doonto Waqooyiga Mudug.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Runtii qariiradaan aad beey u qurux badan tahay—nasiib-darose qolo arki-jire doon ayaa burburiyay. Maahmaah baa ahayd 'Hal aad naaskeeda hayso, kuruskeeda lama laaco' wiilasha Buurbuuran ee PL loo dhiibay waxey ka jeclaadeen Xamar—marka xamar ayaa inoo wada balan ah.

Runtii qariiradaan aad beey u qurux badan tahay—nasiib-darose qolo arki-jire doon ayaa burburiyay.

Maahmaah baa ahayd 'Hal aad naaskeeda hayso, kuruskeeda lama laaco' wiilasha Buurbuuran ee PL loo dhiibay waxey ka jeclaadeen Xamar—marka xamar ayaa inoo wada balan ah.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Ninkaan waa reer Minneapolis. Waa Cumar Maxamuud (Maxamed Cumar) waa raga u ololeynaayay una codeeyay Jocob Frey. Haaheey, Crocodile 🐊 tear's 😢 lagu haayo halkaan aad yaan loo rumeysan.

Ninkaan waa reer Minneapolis. Waa Cumar Maxamuud (Maxamed Cumar) waa raga u ololeynaayay una codeeyay Jocob Frey. 

Haaheey, Crocodile 🐊  tear's 😢 lagu haayo halkaan aad yaan loo rumeysan.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Waxaa imaan doonto xilli uusan qofka kasoo gudbi karin asagon wadan Visa xudduudaha Itoobiya iyo Jabuuti. Hadda Bajaaj waa kusoo gali kartaa balse dhawaan waa iska dhamaan doontaa tana.

Waxaa imaan doonto xilli uusan qofka kasoo gudbi karin asagon wadan Visa xudduudaha Itoobiya iyo Jabuuti. 

Hadda Bajaaj waa kusoo gali kartaa balse dhawaan waa iska dhamaan doontaa tana.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Wasiir Fiqi aad beey uga hoos baxday. Xifaaltanka Deni iyo Villa Somalia ma ahayn in halkaan la gaarsiiyo. Fiqi Soomaliya ayuu maanta Dambi dusha ka saaray weliba waa uu cadeeyay. Waa la yaab Wasiir dalkiisa dambi ku qiraayo weliba asaga oon hubin waxa la geeyo Sudan.

Wasiir Fiqi aad beey uga hoos baxday. 

Xifaaltanka Deni iyo Villa Somalia ma ahayn in halkaan la gaarsiiyo. Fiqi Soomaliya ayuu maanta Dambi dusha ka saaray weliba waa uu cadeeyay. 

Waa la yaab Wasiir dalkiisa dambi ku qiraayo weliba asaga oon hubin waxa la geeyo Sudan.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Wax weyn baa qaldan! Wasiir Fiqi ma waxui xiiseynayaa in dagaal gacan ka hadal ah ka dhex qarxo Waqooyi Bari iyo Puntland? Side wax yihiin?

Wax weyn baa qaldan!

Wasiir Fiqi ma waxui xiiseynayaa in dagaal gacan ka hadal ah ka dhex qarxo Waqooyi Bari iyo Puntland? 

Side wax yihiin?
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Gabdhaas waa reer Mudug. Waxey ku fadhidaa Sanatar Gobolka Bari laga lahaa (Jambel). Keliya Wasiir Fiqi ayeey su'aal weydiisay—oo ku saabsan wax xog ah ineey ka hayaan eedeynta PL loo jeedinaayo. Kan waa maxamed Cumar, waxu leyahay maxakamad hala saaro😀.

Gabdhaas waa reer Mudug. Waxey ku fadhidaa Sanatar Gobolka Bari laga lahaa (Jambel). Keliya Wasiir Fiqi ayeey su'aal weydiisay—oo ku saabsan wax xog ah ineey ka hayaan eedeynta PL loo jeedinaayo. 

Kan waa maxamed Cumar, waxu leyahay maxakamad hala saaro😀.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Muuse iyo Beeshiisa waa dhab oo siyaasad bey u ahayd Naceyb iyo cabsi gelin. Sabto ah dadka ineey isku furmaan ayagu dan siyaasi kameysan arkeynin. Muse iyo beeshiisa naceybka waa kuso caano maaleen balse qolada kale hadda Soomaalinimo, walaalnimo iyo ehelnimo ayey ugu badisa.

Muuse iyo Beeshiisa waa dhab oo siyaasad bey u ahayd Naceyb iyo cabsi gelin. Sabto ah dadka ineey isku furmaan ayagu dan siyaasi kameysan arkeynin. 

Muse iyo beeshiisa naceybka waa kuso caano maaleen balse qolada kale hadda Soomaalinimo, walaalnimo iyo ehelnimo ayey ugu badisa.
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Thank you, Omar. Your dedication and hard work have inspired so many. We'll continue to stand by you as we strive for a better future together. Onward

Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Saca Naasa Adag iyo Weedha Maxaa kulmiyay? Deni ilama ahan nin ka galaan-galan hawshaan socoto. Waa nin xooga iyo gacan ka hadalka ka jecel wada hadalka, is qancinta iyo is dhageysiga. Imtixaan ayaa u bilawday.

Saca Naasa Adag iyo Weedha Maxaa kulmiyay?

Deni ilama ahan nin ka galaan-galan hawshaan socoto. Waa nin xooga iyo gacan ka hadalka ka jecel wada hadalka, is qancinta iyo is dhageysiga.

Imtixaan ayaa u bilawday.