Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile
Eng.Maxamed cabdikarin

@maxamedckarin

๐Ÿš€ Breaking Crypto News | ๐Ÿ“Š Market Insights | ๐Ÿ”— Blockchain Updates ๐Ÿ” Stay Ahead with Real-Time Trends & Analysis #CryptoNews #Bitcoin #Blockchain #Web3 #Altc

ID: 1762471086602465280

linkhttps://t.me/MaxamedCabdikarinCrypto calendar_today27-02-2024 13:34:29

384 Tweet

692 Followers

84 Following

Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Ma aragtay dad kula wadaagayo markii Coin dhaqaaqo, oo ku dhahayo Coin_kaan waxa uu kacay 50%๐Ÿ˜. โŒWaxba haka dhegeysan. Sabab: sababta waxay Tahay 1: Maxaad ka faa'ideysa markii coin_ku dhaqaaqo? 2: Ka Hor inta uusan dhaqaaqin maxay kuula wadaagi waayeen? Dadkaas suuqa

Ma aragtay dad kula  wadaagayo markii Coin dhaqaaqo, oo ku dhahayo Coin_kaan waxa uu kacay 50%๐Ÿ˜.

โŒWaxba haka dhegeysan.

Sabab:   sababta waxay Tahay 

1: Maxaad ka faa'ideysa markii coin_ku dhaqaaqo?

2: Ka Hor inta uusan dhaqaaqin maxay kuula wadaagi waayeen?

Dadkaas suuqa
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿš€ ka Faaโ€™iideyso Fursad Cusub isla markiiba Guul ma timaado adiga oo sugaya dadka kale โ€“ dadka ugu guusha badan waa kuwa bilaabay markay cidina ka fikirin. ๐Ÿ’ก Tusaalooyin Dhab Ah: 1. Mark Zuckerberg โ€“ waxa uu Bilaabay Facebook isagoo jaamacad ku jira, Dadka waxay u arkayeen

๐Ÿš€ ka Faaโ€™iideyso Fursad Cusub isla markiiba

Guul ma timaado adiga oo sugaya dadka kale โ€“ dadka ugu guusha badan waa kuwa bilaabay markay cidina ka fikirin.

๐Ÿ’ก Tusaalooyin Dhab Ah:

1. Mark Zuckerberg โ€“ waxa uu Bilaabay Facebook isagoo jaamacad ku jira, Dadka waxay u arkayeen
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Masโ€™uul ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegay in โ€œBitcoin uu yahay dahabka dijitaalka ahโ€ isla markaana ay dan u tahay Mareykanka inuu urursado Bitcoin โ€œinta ugu badan ee suuragal ah.โ€

Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Ganacsade Robert Kiyosaki ayaa dib u xasuustay markii uu iibsanayey Bitcoin-kiisii ugu horreeyay oo qiimihiisu ahaa $6,000, isagoo markaas u arkayay mid qaali ah. Maanta oo Bitcoin uu marayo $107,000, wuxuu sheegay in uu sii iibsanayo, sababtoo ah marka uu Bitcoin gaaro $1

Ganacsade  <a href="/theRealKiyosaki/">Robert Kiyosaki</a> ayaa dib u xasuustay markii uu iibsanayey Bitcoin-kiisii ugu horreeyay oo qiimihiisu ahaa $6,000, isagoo markaas u arkayay mid qaali ah.

Maanta oo Bitcoin uu marayo $107,000, wuxuu sheegay in uu sii iibsanayo, sababtoo ah marka uu Bitcoin gaaro $1
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ“ˆ Bitcoin wuxuu kor u kacay in ka badan 41,000% 10 sano gudahood. S&P 500 wuxuu sameeyay 195%, Dahabkuna wuxuu gaaray oo kaliya 180%. Markasta Bitcoin waa maalgashiga ugu fiican, 10_ka sano ee xigo sidaan iyo ka badan ayaan rajeyneynaa.

๐Ÿ“ˆ Bitcoin wuxuu kor u kacay in ka badan 41,000% 10 sano gudahood.
S&amp;P 500 wuxuu sameeyay 195%,
Dahabkuna wuxuu gaaray oo kaliya 180%.

Markasta Bitcoin waa maalgashiga ugu fiican, 10_ka sano ee xigo sidaan iyo ka badan ayaan rajeyneynaa.
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

BTC Oo Laga Saarayo Exchanges โ€“ Maxay Tani Inoo Sheegaysaa? ๐Ÿ’ธ ~40,000 BTC ayaa lagu kala iibsadaa exchanges-ka waaweyn โ€“ waana tiradii ugu yareyd tan iyo 2015. Tani waxay muujinaysaa in dadku BTC-ga ay kala baxayaan suuqyada ayna u wareejinayaan meelaha ay si ammaan ah ugu

BTC Oo Laga Saarayo Exchanges โ€“ Maxay Tani Inoo Sheegaysaa? ๐Ÿ’ธ

~40,000 BTC ayaa lagu kala iibsadaa exchanges-ka waaweyn โ€“ waana tiradii ugu yareyd tan iyo 2015.

Tani waxay muujinaysaa in dadku BTC-ga ay kala baxayaan suuqyada ayna u wareejinayaan meelaha ay si ammaan ah ugu
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Sanadka 2025, xirfad laโ€™aantu waxay ka dhigan tahay caqabad nololeed. Adduunku wuxuu uu ku socdaa xawaare sare, qofkastaana wuxuu u baahanyahay xirfad uu ku badbaado. Jaamacad keliya ma aha wadada guusha. Ma jirto jaamacad si toos ah u soo saartay millionaire. Laakiin xirfad

Sanadka 2025, xirfad laโ€™aantu waxay ka dhigan tahay caqabad nololeed.

Adduunku wuxuu uu ku socdaa xawaare sare, qofkastaana wuxuu u baahanyahay xirfad uu ku badbaado.

Jaamacad keliya ma aha wadada guusha.
Ma jirto jaamacad si toos ah u soo saartay millionaire.

Laakiin xirfad
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช Toncoin iyo Dowladda Imaaraadka (UAE) ayaa heshiis gaaray, waxaana la bixinayaa 10 sano visa dahabi ah dadka haysta $TON oo sameeya staking. ๐ŸŽฏ Tani waxay fursad siinaysaa maalgeliyaasha Toncoin in ay si sharci ah ugu noolaadaan UAE muddo dheer, iyadoo loo marayo maalgashi

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช Toncoin iyo Dowladda Imaaraadka (UAE) ayaa heshiis gaaray, waxaana la bixinayaa 10 sano visa dahabi ah dadka haysta $TON oo sameeya staking.

๐ŸŽฏ Tani waxay fursad siinaysaa maalgeliyaasha Toncoin in ay si sharci ah ugu noolaadaan UAE muddo dheer, iyadoo loo marayo maalgashi
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Ninkii Baaskiilka Kaxayn Jiray โ€“ Maanta Bilyaneer CZ (Changpeng Zhao) wuxuu ku dhashay Shiinaha, wuxuuna caruurnimadiisii ku soo koray Canada kadib markii qoyskiisu ka cararay cadaadis siyaasadeed. Markii uu weynaa, wuxuu shaqooyin yar yar ka qabtay Canada โ€“ wuxuuna xitaa u

Ninkii Baaskiilka Kaxayn Jiray โ€“ Maanta Bilyaneer

CZ (Changpeng Zhao) wuxuu ku dhashay Shiinaha, wuxuuna caruurnimadiisii ku soo koray Canada kadib markii qoyskiisu ka cararay cadaadis siyaasadeed. 

Markii uu weynaa, wuxuu shaqooyin yar yar ka qabtay Canada โ€“ wuxuuna xitaa u
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ’ฐ 5-ta Qof ee Ugu Taajirsan Crypto (2025) 1: CZ (Changpeng Zhao) ๐Ÿ”น waxa uu kusoo biiray crypto 2013 ๐Ÿ”น waxa uu heystaa hanti dhan $10B+ ๐Ÿ”น waa Founder & Ex-CEO Binance 2: Brian Armstrong ๐Ÿ”น waxa uu kusoo biiray crypto 2010 ๐Ÿ”น waxa uu heystaa hanti dhan $6B+ ๐Ÿ”น waa CEO

๐Ÿ’ฐ 5-ta Qof ee Ugu Taajirsan Crypto (2025)

1: CZ (Changpeng Zhao)

๐Ÿ”น waxa uu kusoo biiray crypto 2013
๐Ÿ”น waxa uu heystaa hanti dhan $10B+
๐Ÿ”น waa Founder &amp; Ex-CEO Binance 

2: Brian Armstrong

๐Ÿ”น waxa uu kusoo biiray crypto 2010
๐Ÿ”น waxa uu heystaa hanti dhan $6B+
๐Ÿ”น waa CEO
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu canshuur cusub (tariffs) kusoo rogi doono 7 wadan laga bilaabo August 1, si uu ula tacaalo khasaaraha ganacsi (trade deficit): ๐ŸŒ Wadamada la saaray canshuuraha iyo boqolkiiba: ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ Bangladesh โ€“ 35% ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ Indonesia โ€“ 32% ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฆ Bosnia & Herzegovina โ€“

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu canshuur cusub (tariffs) kusoo rogi doono 7 wadan laga bilaabo August 1, si uu ula tacaalo khasaaraha ganacsi (trade deficit):

๐ŸŒ Wadamada la saaray canshuuraha iyo boqolkiiba:

๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ Bangladesh โ€“ 35%
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ Indonesia โ€“ 32%
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฆ Bosnia &amp; Herzegovina โ€“
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday canshuur cusub oo laga qaadayo badeecadaha laga keeno dalalkan: ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ Ciraaq: 30% ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡พ Liibiya: 30% ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ณ Brunei: 25% ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Aljeeriya: 30% ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฉ Moldova: 25% ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ญ Filibiin: 20%

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday canshuur cusub oo laga qaadayo badeecadaha laga keeno dalalkan:

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ Ciraaq: 30%

๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡พ Liibiya: 30%

๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ณ Brunei: 25%

๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Aljeeriya: 30%

๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฉ Moldova: 25%

๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ญ Filibiin: 20%
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Team DCA iyo Team maalgashi faa'idaa ku jirtaa โค๏ธ Markasta ku Dadaal inaa Faa'idada qaadato (Take Profit) suuqa ha iska dhex fadhin guuleysta Wax caawinaad ah la xariir

Team DCA iyo Team maalgashi faa'idaa ku jirtaa  โค๏ธ

Markasta ku Dadaal inaa Faa'idada qaadato (Take Profit) suuqa ha iska dhex fadhin guuleysta

Wax caawinaad ah la xariir
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ป BULLISH: Hantida Bitcoin ee El Salvador waxay haatan ku jirtaa faaโ€™iido suuqeed (unrealized profit) oo dhan $399 milyan, inkasta oo aan wali la iibin.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ป BULLISH: Hantida Bitcoin ee El Salvador waxay haatan ku jirtaa faaโ€™iido suuqeed (unrealized profit) oo dhan $399 milyan, inkasta oo aan wali la iibin.
Eng.Maxamed cabdikarin (@maxamedckarin) 's Twitter Profile Photo

Dave Portnoy, aasaasaha Barstool, wuxuu sheegay inuu iibiyay XRP labo toddobaad ka hor. Maanta XRP waxay kor u kacday 18% waxayna gaartay qiimihii ugu sareeyay abid โ€” $3.66. Wuu ka shallaayey runtii sababtoo malaayin baa ka baaqatay