Mahad Wasuge (@mahadwasuge) 's Twitter Profile
Mahad Wasuge

@mahadwasuge

Executive Director @somalipubagenda (somalipublicagenda.org) | Host, Maamul Wanaag Podcast | Researcher | Teacher | Blogger. Tweets are personal opinions.

ID: 2668737889

linkhttps://mahadwasuge.com calendar_today22-07-2014 07:42:31

3,3K Tweet

8,8K Followers

919 Following

Shakir Mohamed Abdullahi (@shaakirmc) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to our new bloggers who have successfully completed the blogging course. I extend my gratitude to SPA Center for Learning and Development and Digital Shelter for providing this wonderful training opportunity to the students. #blogging #somalibloggers

Somali Public Agenda (SPA) (@somalipubagenda) 's Twitter Profile Photo

Full episode: E40. Maamul Wanaag Podcast Qeybtan 40-aad Mahad Wasuge & Buraale Kabayare oo ah Agaasime Ku Xigeenka Puntland Development Research Center-PDRC waxa ay ku gorfeynayaan sida ay u dheceen doorashooyinka dowladaha hoose & casharrada laga baran karo geeddi-socodka

Somali Public Agenda (SPA) (@somalipubagenda) 's Twitter Profile Photo

FAALLO I Falanqeyn hindise-sharciyeedka cusub ee dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Faalladan waxa aan ku taxliilineynaa hindise-sharciyeedka guddiga maareynaya doorashooyinka Soomaaliya somalipublicagenda.org/falanqeyn-hind…

SPA Center for Learning and Development (@spacld) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Somali Public Agenda (SPA), Mahad Wasuge ayaa soo xiray xafladda qalinjabinta dufcada 7aad ee blog qorista, isaga oo sheegay in SPA ay ka go'an tahay tayeynta iyo toosinta dhallinyarada Soomaaliyeed si ay dalka wax wanaagsan ugu soo kordhiyaan. #SPA #somalipublicagenda

Mahad Wasuge (@mahadwasuge) 's Twitter Profile Photo

Rajo & tusaale ma u noqon karnaa mustaqbalka Soomaaliya? Kalmaddan oo aan ka jeediyay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay dhallinyaro SPA Center for Learning and Development ka qaadatay tababarka blog qorista waxa aan u sheegay in hiigsiga Somali Public Agenda (SPA) yahay in aan kaalinteenna ka qaadanno horumarka

Somali Public Agenda (SPA) (@somalipubagenda) 's Twitter Profile Photo

🎙️E41. Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland Qeybtan 41-aad ee #MaamulWanaag Podcast, Mahad Wasuge & Abdullahi Farah Mire ayaa ku gorfeynaya khilaafka dowladda federaalka & Puntland, kaalinta xildhibaannada & xalka somalipublicagenda.org/e41-kaalinta-x…

Public Agenda Forum, SPA (@spa_paf) 's Twitter Profile Photo

Madasha Public Agenda Forum, SPA ee Somali Public Agenda (SPA) waxaa ay qabatay madal loogaga doodayay cashuurta 5% ee iibka ee ay dowladdu dhawaan soo rogtay. Madasha ayaa waxaa marti ku ahaa Agaasimaha Guud ee Agaasinka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Feysal Maxamed Xaashi iyo Cabdullaahi Maxamed

Madasha <a href="/SPA_PAF/">Public Agenda Forum, SPA</a> ee <a href="/somalipubagenda/">Somali Public Agenda (SPA)</a> waxaa ay qabatay madal loogaga doodayay cashuurta 5% ee iibka ee ay dowladdu dhawaan soo rogtay. 

Madasha ayaa waxaa marti ku ahaa Agaasimaha Guud ee Agaasinka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Feysal Maxamed Xaashi iyo Cabdullaahi Maxamed
Somali Public Agenda (SPA) (@somalipubagenda) 's Twitter Profile Photo

TRAINING OPPORTUNITY: SPA Center for Learning and Development is now accepting applications for a hands-on 6-week research training. The course will be delivered by qualified researchers. Eligible candidates can apply for the training using the link below👇 somalipublicagenda.org/call-for-appli…

SPA Center for Learning and Development (@spacld) 's Twitter Profile Photo

Our research training course is now open. Those who are interested can apply for the training using the link below👇 somalipublicagenda.org/call-for-appli…

Mahad Wasuge (@mahadwasuge) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan dhawaan daadihiyay madal lagu gorfeeyay canshuurta cusub ee iibka oo ay hirgelinteedu 18-kii August ka billaabatay Muqdisho. Madasha oo ay soo qabanqaabisay Public Agenda Forum, SPA oo katirsan Somali Public Agenda (SPA) waxaa marti ku ahaa Feysal Maxamed Xaashi oo ah Agaasimaha Guud ee

Waxa aan dhawaan daadihiyay madal lagu gorfeeyay canshuurta cusub ee iibka oo ay hirgelinteedu 18-kii August ka billaabatay Muqdisho.

Madasha oo ay soo qabanqaabisay <a href="/SPA_PAF/">Public Agenda Forum, SPA</a> oo katirsan <a href="/somalipubagenda/">Somali Public Agenda (SPA)</a> waxaa marti ku ahaa Feysal Maxamed Xaashi oo ah Agaasimaha Guud ee
Mahad Wasuge (@mahadwasuge) 's Twitter Profile Photo

“The exorbitant $100,000 registration fee for would-be political associations & parties set out in the bill, presents a suffocating challenge to aspirant citizens to form political associations and participate in the democratic process.” Somali Public Agenda (SPA) somalipublicagenda.org/re-instituting…

Mahad Wasuge (@mahadwasuge) 's Twitter Profile Photo

In January, Somali Public Agenda (SPA) wrote this⤵️analysis on the domestic implications of the Somaliland-Ethiopia MoU: “FMS presidents who may seek to stay in power beyond November 2024, either through manipulated elections or extensions, may be considering seeking support from