Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile
Mahad Salad

@mahadsalad

Former Director General @HSNQ_NISA, Former MP, Former State Minister @TheVillaSomalia, and Former Deputy Minister @MOFASomalia - Retweet ≠ Endorsement

ID: 289566115

calendar_today28-04-2011 21:37:14

382 Tweet

71,71K Followers

6 Following

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

بِأيّ ذَنْبٍ قُتلَتْ Allaha u naxariisto dhamaantood. Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo. Qabriga Allaha u waasiciyo, Jannaatul firdowsane Allaha ku abaal mariyo. Aamiin.

بِأيّ ذَنْبٍ قُتلَتْ

Allaha u naxariisto dhamaantood. Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo. Qabriga Allaha u waasiciyo, Jannaatul firdowsane Allaha ku abaal mariyo. Aamiin.
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan galabta si wadajir ah uga qaadnay isgoosyada Dabka iyo Mirinaayo difaacyadii Ciidamada Badbaado Qaran waxaanan amniga goobahaas ku wareejinay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Guul iyo horumar ayaan adiin rajeynayaa. Mahadsanidiin.

Waxaan galabta si wadajir ah uga qaadnay isgoosyada Dabka iyo Mirinaayo difaacyadii Ciidamada Badbaado Qaran waxaanan amniga goobahaas ku wareejinay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. 

Guul iyo horumar ayaan adiin rajeynayaa. Mahadsanidiin.
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

25 April maalin taariikhi ah oo dadka Soomaaliyeed aysan hilmaami doonin. Kuna asteysan difaaca dalka, dadka iyo dimuqoraadiyada‼️

25 April maalin taariikhi ah oo dadka Soomaaliyeed aysan hilmaami doonin. Kuna asteysan difaaca dalka, dadka iyo dimuqoraadiyada‼️
Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

As earlier indicated I am attaching here for public view the legal submission of the committee of parents alongside my own. Am transmitting the 2 documents to the AG by email & I trust he will act accordingly.This should not just be a call by affected parents but Somali at large.

As earlier indicated I am attaching here for public view the legal submission of the committee of parents alongside my own. Am transmitting the 2 documents to the AG by email & I trust he will act accordingly.This should not just be a call by affected parents but Somali at large.
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Dowlada iyo Shacabka Jubaland uga tacsiyaynayaa dhalinyarada ciyaartooyda ku geeriyooday qaraxii Kismaayo. Waxaan Alle uga baryayaa naxariistiisa janno, ehelada iyo asxaabta ay ka geeriyoodeena samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Aamiin.

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Xasan Sheekh “waxaan rabaa guushaas weyn ee Soomaali u soo hoyatay inaan hoos loo soo dhigin oo wax qof ama qolo gaar ah sameysay aan laga dhigin”!

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون Allaha u raxmado intii ku dhimatay, inta dhaawaca ahna Allaha u boogadhayo. Argagixisada arxan laaweyaasha ah ee falkaas foosha xun geystana waa in meel looga soo wada jeesto!

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Allaha u naxariisto Taliyahii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Qaroole. Farxaan wuxuu shahiiday isagoo xaq ku diriraya, naftiisana u hibeeyay sidii dalka iyo dadka looga dulqaadi lahaa cadowga Khawaarijta ah AS. اللهم تقبل شهادته وأسكنه الفردوس الأعلى

Allaha u naxariisto Taliyahii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Qaroole. Farxaan wuxuu shahiiday isagoo xaq ku diriraya, naftiisana u hibeeyay sidii dalka iyo dadka looga dulqaadi lahaa cadowga Khawaarijta ah AS.

اللهم تقبل شهادته وأسكنه الفردوس الأعلى
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka shahiiiday Marxuum Bakaal Kooke Taliyihii NISA G/Gedo, waxaan farayaa qaybaha baarista ee hay’adda in ay baaritaan dhab ah ku soo sameeyaan kiiskaan.

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska, ehelka uu ka geeriyooday Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marxuum Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Gudoomiye

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. 

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska, ehelka uu ka geeriyooday Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marxuum Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudoomiye
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan cambaareynayaa weerarkii bahalnimada ahaa ee argagixisadu xalay kusoo qaaday shacabkii ku fiidsanayay xeebta Liido ee magaaladda Muqdisho. Intii naga dhimatay Allaha u naxariisto, inta dhaawaca ahna Allaha u booga-dhayo. Dhibaatada shacabkeena ku dhacday waxa ay na

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan maanta goobjoog ka ahaado munaasabadda heshiiska Taariikhiga ah ee ay kala saxiixdeen Shirkadda Hobyo Investment Company iyo METAG HOLDING oo ah shirkad laga leeyahay dalka Turkiga taasi oo dhisaysa Dekadda Hobyo. Waxaa kale oo aan bogaadinayaa

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan maanta goobjoog ka ahaado munaasabadda heshiiska Taariikhiga ah ee ay kala saxiixdeen Shirkadda Hobyo Investment Company iyo METAG HOLDING oo ah shirkad laga leeyahay dalka Turkiga taasi oo dhisaysa Dekadda Hobyo.

Waxaa kale oo aan bogaadinayaa
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi oo ku guuleystay doorashadii taariikhiga ahayd ee ka qabsoontay deegaanada Somaliland. Shacab weynaha Somaliland, waxa ay

Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi oo ku guuleystay doorashadii taariikhiga ahayd ee ka qabsoontay deegaanada Somaliland.

Shacab weynaha Somaliland, waxa ay
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee xalay ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxaan boggaadinaya Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda

Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa fannaanka Dayax Dalnuurshe geerida xanuunka badan ee ku timid xaaskiisii Farxiya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo saygeeda, caruurteeda, qoyska, qaraabada iyo

إنا لله وإنا إليه راجعون

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa fannaanka Dayax Dalnuurshe geerida xanuunka badan ee ku timid xaaskiisii Farxiya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo saygeeda, caruurteeda, qoyska, qaraabada iyo
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Ramadaan Kariim Bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta kale ee caalamka. Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr badan, waxaana Alle ka baryayaa inuu naga

Ramadaan Kariim

Bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta kale ee caalamka.

Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr badan, waxaana Alle ka baryayaa inuu naga
Mahad Salad (@mahadsalad) 's Twitter Profile Photo

Ciid Wanaagsan Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka meel kasta oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga. Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan gudannay intii lagu jiray bishii barakaysnayd

Ciid Wanaagsan

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka meel kasta oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga. Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan gudannay intii lagu jiray bishii barakaysnayd