Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile
Eng Ahmed kilwe

@kilweahmedkilw2

Electronic and Telecommunication Engineering , expert code networking Engneering and University lecturer from amoud University.

ID: 1364545179592642561

calendar_today24-02-2021 11:59:17

157 Tweet

6,6K Followers

44 Following

Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Waa dhashii SSDF . "Waxaan Halka u imi inaan Cidamadayda Farxada iyo Murugada laqaybsado... Gabar Puntlander ah || Taageerada Ciidanka Puntland Ee Magaalada Garoowe

Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Only reer mudug weeye ciidankan. Walaahay ninkii dhoof kuyimid bay geeridu dhibaysaa . Daacish wacdaro ayaa lagu dhigay. wiilal gacantoodu fadhido daraawishata Puntland.

Only reer mudug weeye ciidankan.
Walaahay ninkii dhoof kuyimid bay geeridu dhibaysaa .
Daacish wacdaro ayaa lagu dhigay. 

wiilal gacantoodu fadhido daraawishata Puntland.
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Guulaysta rag aan waligood quursi aqbalin ayaa wiilal yar-yar oo dalalkale ka yimid soo hawaysteen caana ka dhama calmiskeed. Waxaan aad oga xumahay in IS dayac ku yimaadeen buuraha calmiskeed.

Guulaysta rag aan waligood quursi aqbalin ayaa wiilal yar-yar oo dalalkale ka yimid soo hawaysteen caana ka dhama calmiskeed.
Waxaan aad oga xumahay in IS dayac ku yimaadeen buuraha calmiskeed.
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Puntland forces are battling ISIS remnants in the Golis Mountains! Major terrorist bases have fallen. Only a few militants remain. ✊🏾 Puntland stands firm against terror! #Puntland #Somalia #AntiTerror #GolisMountains #ISIS #Security

Puntland forces are battling ISIS remnants in the Golis Mountains!
Major terrorist bases have fallen. Only a few militants remain.
✊🏾 Puntland stands firm against terror!
#Puntland #Somalia #AntiTerror #GolisMountains #ISIS #Security
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Wiil labo dakadood leh, wiil caruurtiisu schoolo iyo jamacado tayo leh dhigtaan, wiil aan waligiis quursi aqbalin, wiil aamisan in gurigiisa nabad iyo shaqo un loo imaan karo ayaa wiilal yaryar oo carab iyo cajab iskugu jira damaaciyeen !

🛡️ In every town cleared of ISIS, peace is followed by progress. ✅ Displaced families are welcomed back 📚 Schools are reopened 🚰 Water wells, 🛣️ roads & 🏥 clinics for women and children are built 🤝 Stability is restored — no more back-and-forth control.

🛡️ In every town cleared of ISIS, peace is followed by progress.

✅ Displaced families are welcomed back
📚 Schools are reopened
🚰 Water wells, 🛣️ roads & 🏥 clinics for women and children are built
🤝 Stability is restored — no more back-and-forth control.
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland inay sharaf ku xaragoodaan , ku raxaystaan, oo ay Gawaaridooda wataan bilaash kuma imaan ee waa dhigii ilma adeeradooda ay u qubeen . Sidoo kale waxay ku faanaan guulaha iyo taarikhda ay keenaan halyeeyada ladhashay.

Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland. inyar baa ka hadhay , qorigaan wuxuu kamidyahay hubka casrigaa ee lagala.hardhay kooxa waxuushta ah.

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland.
inyar baa ka hadhay , qorigaan wuxuu kamidyahay hubka casrigaa ee lagala.hardhay kooxa waxuushta ah.
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Puntland Forces Defeat Daesh Puntland Security Forces have achieved a major victory by defeating Daesh militants. Since the start of the operation, they’ve captured key bases and eliminated the group’s presence. This marks a historic moment—Daesh has been wiped out from our ter

Puntland Forces Defeat Daesh
Puntland Security Forces have achieved a major victory by defeating Daesh militants. Since the start of the operation, they’ve captured key bases and eliminated the group’s presence. This marks a historic moment—Daesh has been wiped out
from our ter
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland. *Ciidamadu goob walba ay gacanta ku dhigaan waxaa lagu wareejiyaa guutooyin dib u dajin u sameeya dadka shacabkaa ee ka qaxay deegaamada la isku farasaaray.

Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

" Gumaadka qaza ka socdo wuxuu gaaray marxalad aanan laga aamusi karin , arkida caruurta yar yar ee jirkooda dhulka daadsan yahay waa shay naxdin leh , hadaanan istaajinin gumaadkaas shaki la'aan cidda ku xigto waa caruurteena , ha umalayn dhacdadaas in ay naga fogtahay "

Calmiskaad – Juun 14, 2025 Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigtay argagaxiye u dhashay dalka Turkiga 🇹🇷, kaasoo ka tirsan kooxda Daac1sh. Ninkaan ayaa lagu qabtay isagoo kaligiis biyo ka dhaansanaya ceel, oo ku hubeysan Qori A47.

Calmiskaad – Juun 14, 2025
Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigtay argagaxiye u dhashay dalka Turkiga 🇹🇷, kaasoo ka tirsan kooxda Daac1sh. Ninkaan ayaa lagu qabtay isagoo kaligiis biyo ka dhaansanaya ceel, oo ku hubeysan Qori A47.
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Details: The Counter-Terrorism Task Force of Puntland, currently conducting operations in Calmiskaad, has presented a captured member of the fleeing Daesh (ISIS) militants. This individual, who was apprehended in their most recent operations, is a Turkish national .

15sano ayaa qadiyadda ssc khatumo u fadhiyaa dagmada ceegaag . oo aan diiday inaan ku qubaysto suuli shaawar leh oo kuyaal Hargaysa iyo Puntland . War miyaa garanaysaan nin iga mudan madaxwayne ku xigeenka ssc?

15sano ayaa qadiyadda ssc khatumo u fadhiyaa dagmada ceegaag .
oo aan diiday inaan ku qubaysto suuli shaawar leh oo kuyaal Hargaysa iyo Puntland .
War miyaa garanaysaan nin iga mudan madaxwayne ku xigeenka ssc?
Eng Ahmed kilwe (@kilweahmedkilw2) 's Twitter Profile Photo

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland CALMISKAAD: Horjeege ka tirsana Argagixisada Daacish ayaa la qabtay isaga iyo labo xubnood oo kale, faahfaahinta Goordhow la soco.

Hawgalka ciribtirka argagixisada Puntland 

CALMISKAAD:  Horjeege ka tirsana Argagixisada Daacish ayaa la qabtay isaga iyo labo xubnood oo kale, faahfaahinta Goordhow la soco.