Khadar Axmed (@khadara3201) 's Twitter Profile
Khadar Axmed

@khadara3201

ID: 1921087117284818944

calendar_today10-05-2025 06:17:49

113 Tweet

205 Followers

821 Following

Saeed A Dhegarog (@saeeddhegarog) 's Twitter Profile Photo

Is-beddelka dhacay waxa ka mid ah in xurmadle Ugaas Abdirashiid oo Xukuumaddii hore dhib u arkaysay maanta isagii dhibaatooyinkii #Ceerigaabo ka dhacay uu xalkooda qayb weyn ka yahay. Noloshu ma aha inay mar walba cabsi iyo shaki ku sallaysnaato.

Is-beddelka dhacay waxa ka mid ah in xurmadle Ugaas Abdirashiid oo Xukuumaddii hore dhib u arkaysay maanta isagii dhibaatooyinkii #Ceerigaabo ka dhacay uu xalkooda qayb weyn ka yahay. 

Noloshu ma aha inay mar walba cabsi iyo shaki ku sallaysnaato.
Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST) (@ssthawdreserve) 's Twitter Profile Photo

Caasimaadda Gobolka Sanaag Ceerigaabo Maanta waxaa magaalada Ceerigaabo si diirran loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Soo dhawayntani waxay ahayd mid si heer sare ah loo agaasimay, iyadoo shacabka reer

Mona yusuf (@yus_mona) 's Twitter Profile Photo

Dhalinyarta baa la doonayaa inaa wax macno daro lugu jeediyo! Xagay u socdaan hadaad isleedahay nabada iyo qaranka waa vision kan! Dhalinyarta mustaqbalka geeska Africa!

Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST) (@ssthawdreserve) 's Twitter Profile Photo

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Cali Shire waxa dhalay aabbihii iyo awoowgiiba reer Sheikh Isxaaq, Garxajis, Habaryoonis, gaar ahaan Beesha Muuse Carre oo ahaa reerka Habaryoonis u qaabilsan hoggaaminta dowladnimada, siyaasadda iyo xadaarada

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Cali Shire waxa dhalay aabbihii iyo awoowgiiba reer Sheikh Isxaaq, Garxajis, Habaryoonis, gaar ahaan Beesha Muuse Carre oo ahaa reerka Habaryoonis u qaabilsan hoggaaminta dowladnimada, siyaasadda iyo xadaarada
Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST) (@ssthawdreserve) 's Twitter Profile Photo

#fadhiGarxajis🤴 MashaAllah, Alxamdulilaah! Maxaa gobanimo, shacni iyo wanaag ka muuqda wayeelka halkan fadhiya. Waxa ii muuqata astaamaha guurtida, reer guuraaga, hidaha iyo dhaqanka, nabadda, haybadda, ladnaanta, qaranimada iyo sharafta. Halkani waa Sanaag, Jamhuuriyadda

Yassin (@yasssomali) 's Twitter Profile Photo

Siyaasiga weyn ee #JaamacShabeel oo in dhoweyd ba ku sugnaa #Buuhoodle ayaa Shabakadda warsrka ee #KalshaaleChannel siiyay wareysi. Jaamac Shabeel wuxuu sheegay inuu Buuhoodle uga sii gudbayo caasimada Waqooyi Bari ee #Laascaanood.

Ridwan Gulled (@ridgulle) 's Twitter Profile Photo

Boqor Cismaan runtii waa ii makhraati furan, waayo Anigu weligayba waan ogaa in goitaanka Somaliland iska ahaa arin caadifad ku dhashay ee aanu ahayn talo saxan oo si wacan looga tashaday. Wakhtigii goankaa dib looga tashan lahaa baa la joogaa.💯

Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Taalada Imaam Axmed Guray 🔥 Waxa Borama laga bilaabay dhismaha taaloyin tariikhi ah mid ka ugu horaysa imaam Axmed Guray.

Khadar Axmed (@khadara3201) 's Twitter Profile Photo

إِذا أنتَ أكرَمتَ الكَريمَ مَلَكتَهُ وإن أنتَ أَكرَمتَ اللَئيمَ تَمَرَّدا

Suleiman Hashi (@suleimanhashi) 's Twitter Profile Photo

Imtixaad Abaareed iyo Xanuuneed! Geyigii Soomaaliyeed si guud si gaar ah deeganada WB, PL iyo SL dhibaato weyn ayaa laga soo sheegayaa oo xaga nolosha, xanuunada, abaaraha iyo jeeb xumo weyn. Qurbajoogta laftooda si guud dhaqaalle yaraan waa haysaa laakiin wax la'aan ma hayso

Imtixaad Abaareed iyo Xanuuneed!

Geyigii Soomaaliyeed si guud si gaar ah deeganada WB, PL iyo SL dhibaato weyn ayaa laga soo sheegayaa oo xaga nolosha, xanuunada, abaaraha iyo jeeb xumo weyn. Qurbajoogta laftooda si guud dhaqaalle yaraan waa haysaa laakiin wax la'aan ma hayso
Khadar Axmed (@khadara3201) 's Twitter Profile Photo

وَفِي الجَهلِ قَبلَ المَوتِ مَوتٌ لِأَهلِهِ وَأَجسادُهُم قَبلَ القُبورِ قُبورُ وَإِنَّ اِمرَءاً لَم يُحيِ بِالعِلمِ مَيِّتٌ وَلَيسَ لَهُ حَتّى النَشورِ نُشورُ