Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile
Mohamud Mohamed Kaire

@kairemohamud

Even Short People can see the Sky

ID: 1351942601839173634

calendar_today20-01-2021 17:20:28

113 Tweet

1,1K Takipçi

4,4K Takip Edilen

Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirkii Golaha Wasiirada Shirkan ayaa waxaa lagu ansixiyey Hanaanka Doorrasho Qof iyo Cod ah iyo kuwo kale.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirkii Golaha Wasiirada
Shirkan ayaa waxaa lagu ansixiyey Hanaanka Doorrasho Qof iyo Cod ah iyo kuwo kale.
Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Fududeynta, Isku dubaridka iyo doorka Wasaaradaha ay ku leeyihiin hanaanka adeeg baahinta Dowladaha hoose si loo fududeyo gaarsiinta adeega Bulshada ay u bahan yihiin

Waxaan maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DKG, waxaan sidoo kale soo kormeernay mashaariicda kala duwan ee ay Wasaaradu u hayso Bulshada.

Waxaan maanta kulan la qaadanay wafdi uu hogaaminayey Madaxa sare ee Isuduwida Barnaamishyada IOM Soomaaliya waxaana ku wejliyey Madaxa IOM KG Xafiiska Baydhabo. Kulankan waxaa qaybka ahaa Wasiirada Qorsheynta, Cadaalada iyo Amniga iyo Agaasimayaal.

Waxaan maanta kulan la qaadanay wafdi uu hogaaminayey Madaxa sare ee Isuduwida Barnaamishyada IOM Soomaaliya waxaana ku wejliyey Madaxa IOM KG Xafiiska Baydhabo.

Kulankan waxaa qaybka ahaa Wasiirada Qorsheynta, Cadaalada iyo Amniga iyo Agaasimayaal.
Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile Photo

The President of Southwest State of Somalia HE Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has officially opened today the Central Bank of Somalia its Branch for Baidoa.

Minister Abdinasir Abdi Arush (@nasirarush) 's Twitter Profile Photo

Along with high-level delegation from #SWS including cabinet ministers, DGs, and President Advisors, we had the honor of meeting #France Ambassador to #Somalia HE Arnaud Suquet in Nairobi today. Our discussions focused on sectors impacting stability, humanitarian,

Along with high-level delegation from #SWS including cabinet ministers, DGs, and President Advisors,  we had the honor of meeting #France Ambassador to #Somalia  HE <a href="/arnaud_suquet/">Arnaud Suquet</a> in Nairobi today.

Our discussions focused on sectors impacting stability, humanitarian,
Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile Photo

The Southwest State President of Somalia HE. Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has welcomed the UK Ambassador to Somalia today at the Villa of KGS in Baidoa.

The President of Southwest State of Somalia HE. Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has officially signed today the Law for SWS Police.

HE. Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, the President of Southwest State of Somalia, has met today the new EU Ambassador to Somalia Karin Johnson in Nairobi Kenya.

The President of Southwest State of Somalia HE. Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has arrived in Baidoa after two weeks of visiting to neighbouring Kenya and Ethiopia.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta Tababar usoo xiray dufcadii 8aad Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Saraakiil sar sare.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta Tababar usoo xiray dufcadii 8aad Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Saraakiil sar sare.
Mohamud Mohamed Kaire (@kairemohamud) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta Dr. Shaatiguduud Airport ee Magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaan maanta ka qaybgalay Xaflad lagu daahfurayey Mashruuca Damal Caafimaad, Mashruucan ayaa waxaa maalgelinaya Bangiga Adduunka kaasoo socon doona mudo 4 sano ah.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta Garoonka Dayuuradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Maanta Daahfurey Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Dalka. Madaxweynaha ayaa daahfurka ka dib waxaa uu Wasiirka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Akadeemiyada ku wareejiyey Buugga Alif Maay

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Maanta Daahfurey Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Dalka.
Madaxweynaha ayaa daahfurka ka dib waxaa uu Wasiirka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Akadeemiyada ku wareejiyey Buugga Alif Maay