Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile
Kafia Ahmed

@kafiaahmed6

Dadoow qalbiyda waxa dajiyaa waa dikriga Allaah

ID: 1463947346534875150

calendar_today25-11-2021 19:08:10

108 Tweet

111 Followers

773 Following

Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile Photo

Hadaanu nahay dadkii soomaaliyeed inaga iyo dalkeena iyo duuyadeena sidaa baanu udayacanahay, oo uu cadaawahu inoogu dul meeraysan Alloow naxafid aamiin aamiin aamiin

Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile Photo

Maxaa inoo diiday inaan nimcadaa dhulkeena buuxdaa wada cuno caqliga isticmaalno Allaahna kushukrino? Alloow caqliga inoo soo celi aamiin aamiin aamiin

Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile Photo

DEG DEG: Ciidanka Itoobiya oo 3 cisho u qabtay in ciidanka Janan uga baxaan Beledxaawo caasimada.net/deg-deg-ciidan… via @caasimadda

Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile Photo

Ethopia lama ay kalajirto maanlawaasha soomaaliya isu haya,ee waxay si toosaa uhaysataa dalka soomaaliya koofur,waqooyi iyo bartamaha dalka oo dhan.

Kafia Ahmed (@kafiaahmed6) 's Twitter Profile Photo

80 sanadood ayaa laga joogaa babkii uu Maraykanku ku tuuray Hiroshima iyo Nagasaki. Hadaba soow dunida maanta qarka uma saarna inaga iyo dirkeenaba inay nasoo marto mar labaad.Aad baa uga walaac sanahay goorta uu bilaabanayo dagaalka kaymaha.