Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile
Jibril Qoobey

@jibrilqoobey

Jibril Qoobey

ID: 837586722166882305

linkhttp://Www.idilnews.com calendar_today03-03-2017 08:53:30

13,13K Tweet

11,11K Takipçi

1,1K Takip Edilen

Nabil ali (@mediawararka) 's Twitter Profile Photo

Casimadii Hargaysa Hadhwanaag Waxay Heshay Mayirkeedii abdikariin Ahmed Mooge Isbadal wayn Ka Muuqda Hargaysa Jidadkeega JSL

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Beesha Warsangeli maba yaqaanaan? Ingiriisku Qabiiladii Waqooyi Galbeed ee uu qabsaday oo Beesha Warsangeli ay ku jirtay si gaar ah,ayuu ula dhaqmay Beesha. Halka Beelaha kale uu Gumaystay,iyagana heshiis la saxiixday. Xuduuda Maanta ay SL sheegato ee Ingiriiska,waxaa lagu

Beesha Warsangeli maba yaqaanaan?

Ingiriisku Qabiiladii Waqooyi Galbeed ee uu qabsaday oo Beesha Warsangeli ay ku jirtay si gaar ah,ayuu ula dhaqmay Beesha.

Halka Beelaha kale uu Gumaystay,iyagana heshiis la saxiixday.

Xuduuda Maanta ay SL sheegato ee Ingiriiska,waxaa lagu
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waa kayd xaqiijin u ah in LC ay noqotay Xarunta cadowga Siyaasadeed iyo Amni ee PL. Dadka reer Puntland ayay anfacaysaa Warqadan oo wax ugu taal. Hadal Qof yiri,waxaa ka muhiimsan dhigaalka Taariikhda gala. Ballan,waxaan ku qaadnay in laga shalaayo oo sidii ay ahaan jirtay

Waa kayd xaqiijin u ah in LC ay noqotay Xarunta cadowga Siyaasadeed iyo Amni ee PL.

Dadka reer Puntland ayay anfacaysaa Warqadan oo wax ugu taal.

Hadal Qof yiri,waxaa ka muhiimsan dhigaalka Taariikhda gala.

Ballan,waxaan ku qaadnay in laga shalaayo oo sidii ay ahaan jirtay
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Ninkan Dad badan oo reer Puntland ah,ayaa tusaale usoo qaadan jiray markaan Sool Bari dul istaago oo oran jiray Ninkaas iyo Rag la mid ah,ayaa ku jira. Wuxuu ahaa Nin Hartinimada ku calaacala,ku habar wacda oo ku qaaraan urursada. Saakay,waad ujeedaan?? Dowladii Siyaad Barre

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

U Doorashada masuul kasoo jeeda Xisbiga Mideeye ee Mucaaradka ah Duqa Magaalada Ubucda u ah Ganacsiga Puntland ee Bosaso,waxay xaqiijinaysaa in Dimuqraadiyada PL tahay hanaqaad xor ah oo ku dayasho mudan. Waxaa markhaati ka noqday oo qiraya kuwii dhaliili jiray oo ku doodi

U Doorashada masuul kasoo jeeda Xisbiga Mideeye ee Mucaaradka ah  Duqa Magaalada Ubucda u ah Ganacsiga Puntland ee Bosaso,waxay xaqiijinaysaa in Dimuqraadiyada PL tahay hanaqaad xor ah oo ku dayasho mudan.

Waxaa markhaati ka noqday oo qiraya kuwii dhaliili jiray oo ku doodi
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Mideeye,waa Labo.... 1.Mideeyaha Abshir ee Wadaniga ah. 2. Mideeyaha Barakaca ku ah Xamar. Kan saakay ku guulaystay Duqa Bosaso,waa kan Wadaniga ah ee Abshir. JQ.

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Dadkii Warqada inkirayay ee lahaa lama soo bixin Firdhiye,muuqaalkan maxay oranayaan ku ah ilhaamada iyo xadgudubka Isimada Beesha Warsengeli? JQ.

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Beesha Caalamku,waxay Xasan uqabatay 20- ka Bishan Shirka mudaysan in uu keeno PL iyo JL. JL& PL,waxaa laga dalbaday in ay soo gudbiyaan shuruudahooda,waana gudbiyeen,waana looga fadhiyaa fulintooda Xasan ka hor 20- ka Bishan..... 1.In Dastuurka saxda uu

Beesha Caalamku,waxay Xasan uqabatay 20- ka Bishan Shirka mudaysan in uu keeno PL iyo JL.

JL& PL,waxaa laga dalbaday in ay soo gudbiyaan shuruudahooda,waana gudbiyeen,waana looga fadhiyaa fulintooda Xasan ka hor 20- ka Bishan.....

1.In Dastuurka saxda uu
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Wefti sare oo Maraykan ah,ayaa yimid PL,waxayna kulan Albaabadu uxiran yihiin la yeesheen Dowlada PL oo ugu horeeyo Mw Deni. Qodobada ay kawada hadleen,waxay kala yihiin..... 1. In la sameeyo hay'ad ka shaqaysa La-dagaalanka Argagixisada oo noqota hay'ad wadaag ah oo u

Wefti sare oo Maraykan ah,ayaa yimid PL,waxayna kulan Albaabadu uxiran yihiin la yeesheen Dowlada PL oo ugu horeeyo Mw Deni.

Qodobada ay kawada hadleen,waxay kala yihiin.....

1.  In la sameeyo hay'ad ka shaqaysa La-dagaalanka Argagixisada oo noqota hay'ad wadaag ah oo u
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Sool Bari Rag baa ukacay oo wax badbaadshay ugu danbayn. Xasan Shiikh qorshihiisii Liin,ayaa looga dhiijiyay,waana lakala daadiyay..... 1.Ku xigeenkii Firdhiye,wuxuu qiray in uu wada shaqaynta Firdhiye dhib weyn ku qabay oo uu wax asturayay,haatana Shirka socda uusan waxba ka

Sool Bari Rag baa ukacay oo wax badbaadshay ugu danbayn.

Xasan Shiikh qorshihiisii Liin,ayaa looga dhiijiyay,waana lakala daadiyay.....

1.Ku xigeenkii Firdhiye,wuxuu qiray in uu wada shaqaynta Firdhiye dhib weyn ku qabay oo uu wax asturayay,haatana Shirka socda uusan waxba ka