Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile
Osman Ahmed

@osmanahmedabdu1

Mayor of Hobyo District, Mudug region Galmudug somalia.

ID: 860518067729829888

calendar_today05-05-2017 15:34:29

122 Tweet

328 Takipçi

7 Takip Edilen

Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Sanad dugsiyeedka sanadkaan 2024-2025 ayaa dhamaan kabilowday degmada hobyo. Sanadkaan balankeenu waa in laga waayo degmada caruur aan waxbaran. Arday kasta waa inuu iskuulka aadaa.

Sanad dugsiyeedka sanadkaan 2024-2025 ayaa dhamaan kabilowday degmada hobyo. 

Sanadkaan balankeenu waa in laga waayo degmada caruur aan waxbaran.

Arday kasta waa inuu iskuulka aadaa.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Galkacyo, 16 Sep 2024. Duqa degmada Hobyo mudane Osman Ahmed ayaa Manta Magaalada Galkacyo kaga qaybgalay noogu kulan looga hadlayay Xoojinta ka hortaga Musuq maasuqa iyo leexsashada Deeqaha Gargaarka ee loogu talagalay Dadka danyartaa iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah. Kulanka

Galkacyo, 16 Sep 2024. Duqa degmada Hobyo mudane Osman Ahmed ayaa Manta Magaalada Galkacyo kaga qaybgalay noogu kulan looga hadlayay Xoojinta ka hortaga Musuq maasuqa iyo leexsashada Deeqaha Gargaarka ee loogu talagalay Dadka danyartaa iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah. 

Kulanka
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan degmada Gaalkacyo oga qayb galay madasha mayor's ka degmooyinka GALMUDUG. Madashaan ayaa Guddoomiye kastaa soogudbinayaa xaaladaha degmadiisa.

Waxaan degmada Gaalkacyo oga qayb galay madasha mayor's ka degmooyinka GALMUDUG. 

Madashaan ayaa Guddoomiye kastaa soogudbinayaa xaaladaha degmadiisa.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Gaalkacyo 22 October 2024 Shirka Madasha Wadatashiga Maayarada Dagmooyinka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Galay maalintii labaad ayaa maanta ajandaha looga hadlayo waxa uu ahaa dood wadaag iyo weydiimo. Waxaa Maalintii labaad Magaalada Gaalkacyo ka socda shirka madasha

Gaalkacyo 22 October 2024 

Shirka Madasha Wadatashiga Maayarada Dagmooyinka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Galay maalintii labaad ayaa maanta ajandaha looga hadlayo waxa uu ahaa dood wadaag iyo weydiimo.

Waxaa Maalintii labaad Magaalada Gaalkacyo ka socda shirka madasha
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowlada Galmudug Md: Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa Magaalada Gaalkacyo kagala qaybgalnay daahfurka wajiga Kowaad ee barnaamijka dad-dhigista JFS, Daahfurkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro katirsan

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowlada Galmudug Md: Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa Magaalada Gaalkacyo kagala qaybgalnay daahfurka wajiga Kowaad ee barnaamijka dad-dhigista JFS, Daahfurkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro katirsan
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Dakada macmilka ah ee degmada hobyo oo xili habeen ah shaqaynaysa. Amniga iyo horumarka socda ayey qayb katahay. Ganacsade waxaan damaanad qaadaynaa amnigaada iyo maamul wanaag.

Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan kuguulaysanay inaan markii ugu horaysay isbitaalka aan kusoo kordhino raajada iyadoo baahi looqabay. Horumarinta isbitaalka qaybihiisa kale ayaa meel fiican maraya waxaan horay ugu guulaysanay qaybaha 1.Nafaqada 2.Hooyada iyo dhalaanka 3.qayabaha Ultrasound 4.gargaarka

Waxaan kuguulaysanay inaan markii ugu horaysay isbitaalka aan kusoo kordhino raajada iyadoo baahi looqabay.

Horumarinta isbitaalka qaybihiisa kale ayaa meel fiican maraya waxaan horay ugu guulaysanay qaybaha
1.Nafaqada
2.Hooyada iyo dhalaanka
3.qayabaha Ultrasound 
4.gargaarka
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan siwadajir ah ugu qabanay degmada hobyo shirka amniga Galmudug oo ay nagala sooqayb gashay wasaarada amniga Galmudug. Waxaa laga soosaaray awaamiir laxariirta amniga guud ee degmada.

Waxaan siwadajir ah ugu qabanay degmada hobyo shirka amniga Galmudug oo ay nagala sooqayb gashay wasaarada amniga Galmudug. 

Waxaa laga soosaaray awaamiir laxariirta amniga guud ee degmada.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan soodhawaynaynay hay'adda petrol-ka qaranka soomaaliya. Waxaan gaynay goobaha sida gaarka ah looga qodayo shidaalka iyo horumarinta dhaqaalaha soomaaliya. Degamda hobyo oo nasiib uyeelatay in ay noqoto ishii dhaqaalaha soomaaliya waa guul kale.

Waxaan soodhawaynaynay hay'adda petrol-ka qaranka soomaaliya. 

Waxaan gaynay goobaha sida gaarka ah looga qodayo shidaalka iyo horumarinta dhaqaalaha soomaaliya.

Degamda hobyo oo nasiib uyeelatay in ay noqoto ishii dhaqaalaha soomaaliya waa guul kale.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan booqosho iyo salaan ugu tagay hawl wadeenada wada shaqada wadada Hobyo iyo Gaalkacyo oo ay udhimantahay waxkayar 50km. Waa shaqo guusheedu dhawdahay inaan aragno dhamaadkeeda. Waxaan markale leeyahay bulshadii kaqayb qaadatay inay halkii kasii wadaan oo maal aan maanta

Waxaan booqosho iyo salaan ugu tagay hawl wadeenada wada shaqada wadada Hobyo iyo Gaalkacyo oo ay udhimantahay waxkayar 50km.

Waa shaqo guusheedu dhawdahay inaan aragno dhamaadkeeda.

Waxaan markale leeyahay bulshadii kaqayb qaadatay inay halkii kasii wadaan oo maal aan maanta
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta kuguulaysanay inaan dhagaxdhigno iskuulka deegaanka ceel ducaale. Maamulka iyo bulshada deegaanka ceel ducaale ayaan sidoo kale kala wareegay dhulkii laga dhisi lahaa iskuulka deegaanka. Waxaan wadnaa horumarinta waxbarashada iyadoo iskuulkaana nooyahay iskuulkii

Waxaan maanta kuguulaysanay inaan dhagaxdhigno iskuulka deegaanka ceel ducaale.

Maamulka iyo bulshada deegaanka ceel ducaale ayaan sidoo kale kala wareegay dhulkii laga dhisi lahaa iskuulka deegaanka.

Waxaan wadnaa horumarinta waxbarashada iyadoo iskuulkaana nooyahay iskuulkii
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaa caawa soodhawayn ugu samaynay xarunta maamulka Suldaan Xasan Macalin Siciid iyo wafti lasocday oo uu ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha degmada Afbarwaaqo iyo Guddoomiyaha deegaanka Budbud. Suldaanka ayaan kala warqaadanay waxaana ogamahadcelinay didaalka nabada uu wado.

Waxaa caawa soodhawayn ugu samaynay xarunta maamulka Suldaan Xasan Macalin Siciid iyo wafti lasocday oo uu ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha degmada Afbarwaaqo iyo Guddoomiyaha deegaanka Budbud.

Suldaanka ayaan kala warqaadanay waxaana ogamahadcelinay didaalka nabada uu wado.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan kadhagax dhignay ceelbiyood deegaanka balanbal oo kamid ah deeganada hoos yimaada degmada Hobyo ceelbiyood uu kudeeqay Axmed Nuur Cilmi(qasae). Haddii ceelkaan lagu guulaysto uu dabooli doonaa baahida biyaha dadka xoolo dhaqatada ah.

Waxaan kadhagax dhignay ceelbiyood deegaanka balanbal oo kamid ah deeganada hoos yimaada degmada Hobyo ceelbiyood uu kudeeqay Axmed Nuur Cilmi(qasae).

Haddii ceelkaan lagu guulaysto uu dabooli doonaa baahida biyaha dadka xoolo dhaqatada ah.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan qiimayntii udanbaysay lasamaynay Hay'adda BAH oo gacan kahelaysa dowlada Poland mashruuc looga faaidaysanayo biyaha roobka mara waadiyada biyaha ee degmada hobyo. Waxaan rajo fiican kaqabnaa in mashruucan uu dabooli dooli doono baahida biyaha looqabo.

Waxaan qiimayntii udanbaysay lasamaynay Hay'adda BAH oo gacan kahelaysa dowlada Poland mashruuc looga faaidaysanayo biyaha roobka mara waadiyada biyaha ee degmada hobyo. 

Waxaan rajo fiican kaqabnaa in mashruucan uu dabooli dooli doono baahida biyaha looqabo.
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta kadhagaxdhignay ceelbiyood deegaanka Garas yar-yare oo kamid ahaa deegaanada ay kajirtay biyo la'aantu saamaynta xoogana ay ugaysatay abaartu. Ceelkaan ayaa waxaa si iskutashi ah uqodanaya dadka deegaanka wuxuuna noqonayaa ceelkii 4aad bulshada reer hobyo uqotaan

Waxaan maanta kadhagaxdhignay ceelbiyood deegaanka Garas yar-yare oo kamid ahaa deegaanada ay kajirtay biyo la'aantu saamaynta xoogana ay ugaysatay abaartu.

Ceelkaan ayaa waxaa si iskutashi ah uqodanaya dadka deegaanka wuxuuna noqonayaa ceelkii 4aad bulshada reer hobyo uqotaan
Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Xeebteena quruxda badan Dhalinyarada magaalada Hobyo Iyo ciidul fidriga. Nabad iyo farxad #somalia #Galmudug #Hobyo #ciid mubaarak

Osman Ahmed (@osmanahmedabdu1) 's Twitter Profile Photo

Horumarinta kaabayaasha biyaha degmada Hobyo. Waxaan kuguulaysanay markii ugu horaysay San Dam inaan kahirgalino deegaanka laamxarar ee degmada Hobyo.