Hon Abdi Farah Juxa (@juxahon) 's Twitter Profile
Hon Abdi Farah Juxa

@juxahon

Former Minister of Interior and Federal affairs Somalia, Politician, Poet, Writer and Historian.

ID: 1204437514443993088

linkhttps://www.facebook.com/Honjuxa/ calendar_today10-12-2019 16:27:57

5 Tweet

140 Takipçi

7 Takip Edilen

Hon Abdi Farah Juxa (@juxahon) 's Twitter Profile Photo

Hal-hayskii caanka ahaa ee "Puntland dabeecadi ma samayn ee dadkeedaa sameeyey". Waxaa ka warramaya Abdi-Said Ali Suryaan oo ka mid ah asaasayaashii tiirarka u ahaa Geedka weyn ee Puntland ee aan maanta harsanayno. youtu.be/2bVXFwT6jOI via YouTube

Hon Abdi Farah Juxa (@juxahon) 's Twitter Profile Photo

Maxaad kala socotaa taariikhda guurka Fatima Islan Aden iyo Sayid Maxamed Cabdille Xasan? Waa gabadhii laga tiriyey gabaygii xiin-finiin, Lagana reebay hal-hayska caanka ah ee "lugtaneey ninba mar ku qaad". m.youtube.com/watch?v=Gdv9Nw…

Hon Abdi Farah Juxa (@juxahon) 's Twitter Profile Photo

Xalay iyo PDRCTalks iyo dooddii Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka 2020/2021. Talooyin wax ku ool ah iyo tusaaleyn qoto dheer. Jawaari iyo Farole oo dhinac ka wada arka geediga Somalia.

Xalay iyo PDRCTalks iyo dooddii Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka 2020/2021.
Talooyin wax ku ool ah iyo tusaaleyn qoto dheer.

Jawaari iyo Farole oo dhinac ka wada arka geediga Somalia.