Ayaan (@ayaangsiyad) 's Twitter Profile
Ayaan

@ayaangsiyad

ID: 1145675349331775490

calendar_today01-07-2019 12:47:43

26 Tweet

79 Takipçi

228 Takip Edilen

Hodo Mure (@hodomure) 's Twitter Profile Photo

The Governor of Hiiran said in this clip below “UNICEF spend $7,000 to rent a cargo plane and brought $800 worth of humanitarian aid goods”. Tell me something isn’t significantly wrong with the humanitarian industrial complex in Somalia

Fartun Hassan Malin (@fortunhassan) 's Twitter Profile Photo

waan sii dagaallameynaa inta gabari naga nooshahay—Marka waxaan u baahannahay gurmad, mana aha lacag raashiin, biyo iyo daawo. Waxaan u baahannahay waa gurmad ciidan, mid saanadeed iyo hub, waxaan u baahannahay in maanta inala garab istaagto, Hassan Sheikh Mohamud Hamza Abdi Barre

waan sii dagaallameynaa inta gabari naga nooshahay—Marka waxaan u baahannahay gurmad, mana aha lacag raashiin, biyo iyo daawo. Waxaan u baahannahay waa gurmad ciidan, mid saanadeed iyo hub, waxaan u baahannahay in maanta inala garab istaagto, <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> <a href="/HamzaAbdiBarre/">Hamza Abdi Barre</a>
Abdiwahab Sheikh Abdisamad (@abdiwahabsheik7) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka tababarka ugu dhamaaday Eritrea si degdeg ah Hiiraan ha la geeyo,madaxweynaha iyo taliyaha ciidanka central command center ha furtaana Hirshabeela, hadduu kacdoonkaan fashilmo, ama la fashiliyo madaxweynow tariikhda kuma cafin doonta (history will judge you harshly)

Faahiye (@faahiyeils) 's Twitter Profile Photo

Excellent, now get rid of EU Delegation Somalia & EUNAVFOR Operation ATALANTA and you must pay all millions of tons of fish stolen from Somalia waters and sold in EU markets, Pay for the damages caused to Somali waters after dumping toxics wastes in them & reverse the environmental damages.

Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Dawlad-goboleedyada iyo shacabka waa in ay garwaaqsadaan in dagaalka Al-Shabaab uu yahay mid qaran oo ah in loo midoobo. Kala feker duwanaantu waxay fursad siineeysaa cadowga.

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo reer Buulabute, waxay bilaabeen isla maanta iney dhisan buundadii shalay la qarxiyay. Waa sida la rabo in lagu howlgalo. Ha loo gurmado oo gacan hala siiyo.

Hambalyo reer Buulabute, waxay bilaabeen isla maanta iney dhisan buundadii shalay la qarxiyay. Waa sida la rabo in lagu howlgalo. Ha loo gurmado oo gacan hala siiyo.
Harun Maruf (@harunmaruf) 's Twitter Profile Photo

I’m a 16-year-old orphan from an East African country escaping a warzone and religious prosecution, and I have a sibling legally in the UK. What is a safe and legal route for me to come to the UK? The answer comes from UK Home Secretary Suella Braverman.

Shamso Araweelo Shegow 🇸🇴🇸🇪🇩🇰 (@spotonsomalia) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Ugaaska 21aad ee beesha Xawaadle; Ugaas Yuusuf, Ugaas Xassan, Ugaas Khaliif. Abti macaan allaha kuu fududeeyo howsha culus ee Aad qaadey🤲🏾 Kii lagu nagaadee, noqo loo hanweyn yahay.

Hambalyo Ugaaska 21aad ee beesha Xawaadle; Ugaas Yuusuf, Ugaas Xassan, Ugaas Khaliif. 

Abti macaan allaha kuu fududeeyo howsha culus ee Aad qaadey🤲🏾

Kii lagu nagaadee, noqo loo hanweyn yahay.