Asad Ibrahim Osman (@asadibrahim4775) 's Twitter Profile
Asad Ibrahim Osman

@asadibrahim4775

[email protected]

ID: 1105892673888677888

calendar_today13-03-2019 18:05:34

127 Tweet

27 Takipçi

194 Takip Edilen

Asad Ibrahim Osman (@asadibrahim4775) 's Twitter Profile Photo

Muddo 40sano ayuu masaajidka jameecada kasoo qayb gali jiray,waxuu Ku noolaa guri kaligiis uu dagganaa waxuu kuyiri jameecadii uu la tukan jiri haddii Laba salaadood iwaysaan waan dhintay ee halay ogaado, Allaahu agbbar balse madhicin sidaas ee wuxuu dhintay salaaddi Jimcaha.

Asad Ibrahim Osman (@asadibrahim4775) 's Twitter Profile Photo

Nin baa u yimid imaamunaa Shaafici oo dhegta aflal intuu u soo dhaweeyay kuyiri hebel xumahay ayuu kaa sheegayaa, imaamkii wuxuu kuyiri ninkii hadalka u sheegayay haddii (ay runtaa tahayna namiim ayaa tahay, haddii beentaa tahayna faasiq ayaad tahay ina yax yaxye ayuu tahay.