
AJCrypto
@ajcrypto15
AJCyrpto waxaad ka heli doontaa barashada suuqa Kiribtada. Cryptocurrency analysis for informational purpose only not financial advice- Be aware scammers.
ID: 1393006833368027138
https://www.facebook.com/ajcrypto23 14-05-2021 00:55:17
494 Tweet
6,6K Takipçi
125 Takip Edilen



#ETH Ku dhiiro suuqa wakhtiga cabsida, waa wadada kaliya ee suuqaan aad lacag uga sameyni kartid alx. Aqoontu waa awood.Mohammed.M Shakur Abdala ABtrader Abdimalik Mohamoud


#RNDR Waxaan aragnaa in ay ku jirto xaalda aruurin ah, hadii ay jabsato descending Trendline waxaa arki doonaa dhaqaaq xoogan oo dhinaca sate ah, ka faa'iideyso suuqa inta uu hoosta joogo. DYOR! Mohammed.M ABtrader Shakur Abdala


#BTC Waxaa laga soo celiyey saqaf ah h MYRL, hadii ay shumaca isbuuc laha ay ku jabiso kuna xirto zone ka korkiisa waxaan arki doonaa dhaqaaq xoog leh DYOR.#investment #cryptocurrency #bitcoin #BullRun2025 Mohammed.M ABtrader Shakur Abdala













