Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile
Ahmed Garmaqate

@ahmedgarmaqate

Founder @hanaqaadhub | Championing innovation, leadership & empowering Somali youth

ID: 291382878

linkhttps://hanaqaadhub.so calendar_today01-05-2011 22:38:44

2,2K Tweet

2,2K Takipçi

621 Takip Edilen

Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Puntland 3 billood ee dagaalku socday maalin walba guul hor leh ayay keenayeen. Maanta oo toggii Miiraale ay gacanta ku wada dhigeen waxay ku dhowyihiin in si RASMI ah ay usoo afmeeraan argagaxisada. Taariikh wanaagsan ayay qorayaan ciidanka difaaca Puntland.

Africa Firsts (@africafirsts) 's Twitter Profile Photo

A thread on Burkina Faso's 🇧🇫 President Ibrahim Traore, 37, and his leadership after two years since the coup🧵 1. In 2024, President Traoré launched the Postal Bank of Burkina Faso with a capital of approximately $25 million & the Treasury Deposit Bank.

A thread on Burkina Faso's 🇧🇫 President Ibrahim Traore, 37, and his leadership after two years since the coup🧵

1. In 2024, President Traoré launched the Postal Bank of Burkina Faso with a capital of approximately $25 million & the Treasury Deposit Bank.
Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Soomaalidu maanta maalin ay uga baahi badan tahay nabad iyo iskaashi majirto. Wiilal Soomaaliyeed in xoriyaddooda loosoo celiyo, si wanaagsanna loo qurxiyo waa gobonimo iyo ilbaxnimo. Puntland iyo Somaliland labaduba waa ay mahadsan yihiin. Dadkaan awalba dad walaalo ah ayay

Soomaalidu maanta maalin ay uga baahi badan tahay nabad iyo iskaashi majirto. Wiilal Soomaaliyeed in xoriyaddooda loosoo celiyo, si wanaagsanna loo qurxiyo waa gobonimo iyo ilbaxnimo. Puntland iyo Somaliland labaduba waa ay mahadsan yihiin. 

Dadkaan awalba dad walaalo ah ayay
Iman Jama (@imanjaamac) 's Twitter Profile Photo

Ruushka , Shiinaha, Pakistan iyo Aljeeriya ayaa soo bandhigay taageerradooda diblomaasiyadeed ee ay la dhinac taaganyihiin Iiraan, iyagoo taageerray kulan deg deg ah oo Iiraan ay ku baaqday in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesho xaaladda ka sii daraysa ee dagaalka u

Ruushka , Shiinaha, Pakistan iyo Aljeeriya ayaa soo bandhigay taageerradooda diblomaasiyadeed ee ay la dhinac taaganyihiin Iiraan, iyagoo taageerray kulan deg deg ah oo Iiraan ay ku baaqday in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesho xaaladda ka sii daraysa ee dagaalka u
Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

|ran waxaa lagu weeraray hubkii dunida ugu casrisanaa, saxaafaddii ugu afdheerayd, hay’adihii caalamka sida UN iyo kuwa lamid ah iyo dawladihii carabta oo soo raacay Maraykan iyo Yuhud hadana waxay dunida bartay in dagaalku kaliya uusan ahayn hubka casriga ah ee uu yahay xeelad,

Dhalinyarada u badan ee boggaaga (news feed-kaaga) aad ku aragto qoraaladooda maxay ka hadlaan? Aniga inta u badan ee aan halkan post-yadooda ka akhriyo waa qabyaalad iyo iska dhicin qabiil kale! Halkaas ka qiyaaso sida bulshadu u burbursan tahay oo aysan suurtagal u ahayn

Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Aan baxnee badarkii abuurnee, beerihii falanee, aan is barno inaan beer falanoo, aan ku baahi baxnee ..." Ustaah Ahmed Naji Sacad(Allaha u naxaristo) #farming #Somalia

Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo sannad guurada 27aad ee aasaaskii Dawladda Puntland. 27 sano oo jiritaan iyo degenaansho ummadeed ah. Waxa aan u rajaynayaa shacabka reer Puntland in ay ku damaashaadaan farxad waarta.

In aad hadalkaaga (speech) ka akhrido warqad laguu soo diyaariyay maahan been ama wax xun. Waxa ay ka dhigan tahay in aad dadka u sheegayso qorsheyaal hoggaamineed, aragtiyo siyaasadeed oo kooxdaadu kula qabaan, wax-qabad iyo hindise siyaasadeed oo la soo diyaariyay,

Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Doorashooyinka Soomaaliya ka dhaca iyo sawirka dalku waa isleeyihiin. Qof aan la aqoon oo horayna shaqo dadwayne u qaban sidee loogu qiimayn karaa 10 daqiiqo oo uu hadal ku jeediyay? Waliba 10 daqiiqo waxaa weheliya musuqmaasuq! 10 daqiiqo ma lagu qaadan karaa khatar 5 sano ah?

Doorashooyinka Soomaaliya ka dhaca iyo sawirka dalku waa isleeyihiin. Qof aan la aqoon oo horayna shaqo dadwayne u qaban sidee loogu qiimayn karaa 10 daqiiqo oo uu hadal ku jeediyay? Waliba 10 daqiiqo waxaa weheliya musuqmaasuq!

10 daqiiqo ma lagu qaadan karaa khatar 5 sano ah?
Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Gabadhaas hala dhiiri geliyo maadaama aysan jirin dawlad awoodda xakamaynta suuqyada (price controls). Garoowe iyo qiimaha aan ku dhisnayn tabarta shacabka ayay jawaab u tahay. Ganacsiyadu waa in ay ku daydaan. Dawlado badan ayaa jira oo aad u xakameeya qiimaha cuntada maadaama

The Daily Somalia (@thedailysomalia) 's Twitter Profile Photo

Puntland politician Nuradin Aden Dirie has announced his candidacy for Somalia’s 2026 presidential election while in Minnesota, United States. Nuradin Dirie, a seasoned academic, diplomat, former UN official and Puntland’s 2009 presidential candidate, has long worked on governance,

Puntland politician Nuradin Aden Dirie has announced his candidacy for Somalia’s 2026 presidential election while in Minnesota, United States. <a href="/Nuradin/">Nuradin Dirie</a>, a seasoned academic, diplomat, former UN official and Puntland’s 2009 presidential candidate, has long worked on governance,
和丹大使 Amb Hodan Osman (@drhodanosman) 's Twitter Profile Photo

At the Somalia National Day at Osaka Expo 2025, I had the honor of reciting “Soomaali Baan Ahay / I Am Somali”, the timeless poem by Abdülkadir Hirsi Yam Yam. His words capture the essence of our identity — resilience, dignity, and unity. #soomaalibaanahay #Somalia

Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

I have never seen the government genuinely promoting the Somali language or introducing clear strategies to preserve and strengthen it as a national priority. We can all see how the younger generation is gradually losing touch with our rich language. Every nation that values its

Ahmed Garmaqate (@ahmedgarmaqate) 's Twitter Profile Photo

Waa hal sawir oo maanta xeebta Mareero laga qaaday. Mid waxaan ku daray dhir midna waa Original. Bal eeg sida ay noqon lahayd haddii dhir kali ah lagu beeri lahaa! Waxaa cajiib ah in dawladdeenna iyo shacabkeenuba aysan rabin in ay xeebihii wax ku biiriyaan. Maalinka ay rabaan

Waa hal sawir oo maanta xeebta Mareero laga qaaday. Mid waxaan ku daray dhir midna waa Original. Bal eeg sida ay noqon lahayd haddii dhir kali ah lagu beeri lahaa!

Waxaa cajiib ah in dawladdeenna iyo shacabkeenuba aysan rabin in ay xeebihii wax ku biiriyaan. Maalinka ay rabaan
Abdi Addow 🕊 (@abdiaddow1) 's Twitter Profile Photo

I recently posted on Facebook about the misconduct and abuse of power by a Turkish individual named Turhan, who is the manager of Turkish Airlines in Somalia. Within just seven hours, my post went viral, attracting over a thousand comments from people sharing similar experiences

I recently posted on Facebook about the misconduct and abuse of power by a Turkish individual named Turhan, who is the manager of <a href="/TurkishAirlines/">Turkish Airlines</a> in Somalia. Within just seven hours, my post went viral, attracting over a thousand comments from people sharing similar experiences