Adal Archives (@adalarchives) 's Twitter Profile
Adal Archives

@adalarchives

ID: 1879216230806290432

calendar_today14-01-2025 17:18:31

45 Tweet

76 Takipçi

18 Takip Edilen

Adal Archives (@adalarchives) 's Twitter Profile Photo

Gabayaagii ka gabyay dagaalkii "Jalanqo". Adaliyiintu xoog ayay u difaaceen Harar. Ugaas Nuur ciidan badan ayuu u diray halkaa. Waakii jabka ka dib tiriyay tixdii tiiranyada badnayd. Ku soo biir bartayada Facebook-ga. facebook.com/share/p/15gyu5…

Adal Archives (@adalarchives) 's Twitter Profile Photo

Zeila In the Middle Ages, the Jewish traveller Benjamin of Tudela identified Zeila with the Biblical location of Havilah. Ancient Zeila was divided into five residential districts; Khoor-doobi, Hafat al-Furda, Asho Bara, Hafat al-Suda and Sarrey.

Zeila
In the Middle Ages, the Jewish traveller Benjamin of Tudela identified Zeila with the Biblical location of Havilah. 

Ancient Zeila was divided into five residential districts; Khoor-doobi, Hafat al-Furda, Asho Bara, Hafat al-Suda and Sarrey.
Adal Archives (@adalarchives) 's Twitter Profile Photo

Bataillon somali (part 1) Une partie de la liste des soldats. Halkan ka akhriso magacyada raggii Soomaaliyeed ee gumeysigii Faransiisku qasab ku askareeyey ee uu ku galay dagaalkii koowaad ee dunida WWI. Maxaad macluumaad ka haysaa adigu raggan? Source: is on the paper itself.

Bataillon somali (part 1)
Une partie de la liste des soldats.

Halkan ka akhriso magacyada raggii Soomaaliyeed ee gumeysigii Faransiisku qasab ku askareeyey ee uu ku galay dagaalkii koowaad ee dunida WWI. Maxaad macluumaad ka haysaa adigu raggan?

Source: is on the paper itself.
Adal Archives (@adalarchives) 's Twitter Profile Photo

Xaggee ayay ku danbeeyeen aathaartii (hadhaadi taariikheedkii) ee laga soo saaray godad ku yaalla magaaladii qadiimiga ahayd ee Cammuud (Awdal) sanooyin ka hor, mase ahaayeen kuwan sawirka ka muuqda? Adigu maxaad kala socotaa agabkan?