Ibrahim CuliMo (@ibrahimculimo) 's Twitter Profile
Ibrahim CuliMo

@ibrahimculimo

Political analyst | youtuber | media News service | follow me For more. Road Of 1M Followers,

ID: 1741965441860333569

calendar_today01-01-2024 23:32:06

13 Tweet

47 Takipçi

302 Takip Edilen

Ibrahim CuliMo (@ibrahimculimo) 's Twitter Profile Photo

Saaxiibayaal Sodhawada Waxan kusoo Biirnay Maregaha Tiwter Waxan kusoo gudbin donaa Xogo xaqiiqaa,falaqaynta siyasada,arimaha bulshada, Sidii aad horay noga barateen Waxan jeclaystay in aan I I dhaho adinkaan wax inku nahay ee fallow me Thank you all

Saaxiibayaal Sodhawada Waxan kusoo Biirnay Maregaha Tiwter 

Waxan kusoo gudbin donaa 
Xogo xaqiiqaa,falaqaynta siyasada,arimaha bulshada,
Sidii aad horay noga barateen 

Waxan jeclaystay in aan I I dhaho adinkaan wax inku nahay  ee fallow me 

Thank you all
Ibrahim CuliMo (@ibrahimculimo) 's Twitter Profile Photo

Mw xasan sheikh Ma Oga Miyaa Inùu Yahay Muraayadii Dalka, Maxay Ninkaan Xili Waliba Gacantu Uduuban Tahay, Ma Guriga Saliid Loogu Shubaa, Yaab Yaab

Mw xasan sheikh Ma Oga Miyaa Inùu Yahay Muraayadii Dalka, Maxay Ninkaan Xili Waliba Gacantu Uduuban Tahay, Ma Guriga Saliid Loogu Shubaa,  Yaab Yaab
Ibrahim CuliMo (@ibrahimculimo) 's Twitter Profile Photo

B.Hawiye iyo Itoobiya oo Nayrobi ku shiraya?? Waftiga la xajoonaya Itoobiya oo ku sugan Nairobi,ayaa ka kooban Hal reer... 1- Cali Balcad 2- Xuseyn Macallin. 3- Kamaal Guutaale 4- Cabdiraxmaan Caynte oo Xuseyn Abtigiis ah. Somali ma waxay noqotay Beesha Hawiye? JQ.

B.Hawiye iyo Itoobiya oo Nayrobi ku shiraya??

Waftiga la xajoonaya Itoobiya oo ku sugan Nairobi,ayaa ka kooban  Hal reer...

1- Cali Balcad 
2- Xuseyn Macallin.
3- Kamaal Guutaale 
4- Cabdiraxmaan Caynte oo Xuseyn Abtigiis ah.

Somali ma waxay noqotay Beesha Hawiye?

JQ.