NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile
NISA

@hsnq_nisa

Official Twitter account of National Intelligence & Security Agency (NISA) of Somalia.

ID: 3289922531

linkhttp://nisa.gov.so calendar_today19-05-2015 12:06:23

676 Tweet

199,199K Takipçi

0 Takip Edilen

NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Luuliyo 27, 2025: Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxa ay kusoo qabteen labo xubnood oo ka tirsan

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, Luuliyo 27, 2025: Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxa ay kusoo qabteen labo xubnood oo ka tirsan
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

The Director of National Intelligence and Security Agency (NISA) Mahad Salad has met with his Ethiopian counterpart, Ridwan Hussein, in Addis Ababa on Sunday and discussed strengthening cooperation between the two sides in the fight against terrorists, enhancing bilateral

Ciidanka NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo ay Khamiistii ka fuliyeen deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan ku beegsaday guri ay xubno ka tirsan kooxda Khawaarijta kaga arrinsanayeen qorsheyaal ay doonayeen in ay ku waxyeelleeyaan dadka

Ciidanka NISA ayaa howlgal qorsheysan oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta ka fuliyay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii la helay xog sirdoon oo muujinaysa in Khawaarijtu ay dhul hawd ah dhufaysyo ka sameysatay. Howlgalka oo si taxadar

Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana howlgalka lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyada oo la burburiyay fariisimo ay kooxdu halkaasi ka sameysatay. Ciidanka

Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana howlgalka lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyada oo la burburiyay fariisimo ay kooxdu halkaasi ka sameysatay.

Ciidanka
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka NISA oo caawa howlgal qorsheysan ka wada deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa beegsaday guri ay deganaayeen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay deegaankaas falal argagixiso ka maleegayay. Howlgalka oo ilaa iyo

Ciidanka NISA oo caawa howlgal qorsheysan ka wada deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa beegsaday guri ay deganaayeen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay deegaankaas falal argagixiso ka maleegayay.

Howlgalka oo ilaa iyo
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

The Special Forces of National Intelligence and Security Agency NISA is currently executing an extensive operation in Barire, Lower Shabelle region, targeting a house where senior members of the Khawarij group are staying. Initial assessments indicate that the ongoing

The Special Forces of National Intelligence and Security Agency NISA is currently executing an extensive operation in Barire, Lower Shabelle region, targeting a house where senior members of the Khawarij group are staying.

Initial assessments indicate that the ongoing
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo in ka badan 120 ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgalka balaaran ee Cadowga looga xoreeyay magaalada Bariire

NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

WARGELIN Muwaadin, jiritaanka iyo halista kooxaha Argagixisada waxaa tiir u ah dhaqaalaha iyo hantida ay helaan. Natiijada tooska ah ee ka dhalatana waa gumaadka, qarxinta, waxyeelaynta, burburinta, argagax-gelinta iyo cuuryaaminta shacabka Soomaaliyeed. Sidaas awgeed, muwaadin

WARGELIN

Muwaadin, jiritaanka iyo halista kooxaha Argagixisada waxaa tiir u ah dhaqaalaha iyo hantida ay helaan. Natiijada tooska ah ee ka dhalatana waa gumaadka, qarxinta, waxyeelaynta, burburinta, argagax-gelinta iyo cuuryaaminta shacabka Soomaaliyeed. Sidaas awgeed, muwaadin
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Agoosto 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay ilaa 11 Khawaarij ah oo uu ku jiro horjooge sare, isla markaana

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, Agoosto 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay ilaa 11 Khawaarij ah oo uu ku jiro horjooge sare, isla markaana
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

Muuqaal muujinaya sida ay u dhaceen howlgallo qorsheysnaa oo lagu dilay labo Horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta iyo Maleeshiyaad ilaalo u ahaa, laguna burburiy gaari ay Khawaarijtu kusoo rareen saanad ciidan iyo qaraxyo

NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

President Hassan Sheikh Mohamud received the Director General of the General Intelligence Service of Sudan, Lieutenant General Ahmed Ibrahim Ali Mufaddal, at the Villa Somalia Presidential Palace. During the meeting, Lieutenant General Mufaddal conveyed a message from the Chairman of

President Hassan Sheikh Mohamud received the Director General of the General Intelligence Service of Sudan, Lieutenant General Ahmed Ibrahim Ali Mufaddal, at the Villa Somalia Presidential Palace.

During the meeting, Lieutenant General Mufaddal conveyed a message from the Chairman of
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, September 03, 2025: Howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa ka dhacay deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay horjoogeyaal sare

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, September 03, 2025: Howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa ka dhacay deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay horjoogeyaal sare
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u dhexeeya deegaannada Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galguduud. Howlgalkaas waxaa lagu dilay 12 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, oo ay ku jiraan

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, September 09, 2025: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay horjooge Maxamed Cabdi Dhiblaawe Afrax,

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, September 09, 2025: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay horjooge Maxamed Cabdi Dhiblaawe Afrax,
NISA (@hsnq_nisa) 's Twitter Profile Photo

Senior Al-Shabaab terrorist leader Mohamed Abdi Dhiblawe, who was the mastermind behind the explosion targeting President Hassan Sheikh’s convoy in Mogadishu on 18 March 2025, was eliminated in an operation executed by NISA and international partners in Ugunji village.

Ciidanka NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa in ka badan 20 dhagarqabe oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ku dilay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose