Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile
Horseed Media

@horseed

Horseed Media is a leading independent Somali news organization, providing the latest news and analysis, from #Somalia and International - RTs not endorsements!

ID: 47872711

linkhttps://horseedmedia.net calendar_today17-06-2009 05:57:27

18,18K Tweet

14,14K Takipçi

713 Takip Edilen

Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in loo ballamay shir dambe ayna sii socon doonaan kulamada wadahadalada labada dhinac, iyadoo qoraalka laga dhawray Madaxweynaha Jubbaland. horseedmedia.net/kulamadii-maga…

Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in loo ballamay shir dambe ayna sii socon doonaan kulamada wadahadalada labada dhinac, iyadoo qoraalka laga dhawray Madaxweynaha Jubbaland.

horseedmedia.net/kulamadii-maga…
Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Puntland oo shaacisay inaysan ku qanacsanayn jawaabtii Maraykanku ka bixiyey dilkii Caaqil Cumar. horseedmedia.net/puntland-oo-sh…

Puntland oo shaacisay inaysan ku qanacsanayn jawaabtii Maraykanku ka bixiyey dilkii Caaqil Cumar.

horseedmedia.net/puntland-oo-sh…
Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

“Puntland xuduud sharci ah ayey leedahay, Wasiir & Madaxweyne midna cid kulama heshiin karo, ciddii ku xad gudubtana waa lala xisaabtamayaa, Qoraalada iyo codadka wasiir Juxaa waa xad gudub" horseedmedia.net/barlamaanka-pu…

“Puntland xuduud sharci ah ayey leedahay, Wasiir & Madaxweyne midna cid kulama heshiin karo, ciddii ku xad gudubtana waa lala xisaabtamayaa, Qoraalada iyo codadka wasiir Juxaa waa xad gudub"

horseedmedia.net/barlamaanka-pu…
Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyah agobolka Raas-casayr ee Puntlan dCumar Cismaan Siciid ayaa go’aano ku meel-gaar ah ka soo saaray xiisadda u dhexaysa wasaaradaha Maaliyadda iyo Kalluumaysiga ee ka aloosan xeebaha gobolkaasi. horseedmedia.net/maamulka-gobol…

Guddoomiyah agobolka Raas-casayr ee Puntlan dCumar Cismaan Siciid ayaa go’aano ku meel-gaar ah ka soo saaray xiisadda u dhexaysa wasaaradaha Maaliyadda iyo Kalluumaysiga ee ka aloosan xeebaha gobolkaasi.

horseedmedia.net/maamulka-gobol…
Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Kooxda Talibanka Pakistan ayaa sheegatay weeraro ka dhacay waqooyi galbeed oo ay ku dileen 23 horseedmedia.net/kooxda-taliban… via Horseed Media

Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Kumanaan reer Gaza ah ayaa dib ugu soo laabtay deegaanadooda xabad joojintu ay dhaqan gashay horseedmedia.net/kumanaan-reer-… via Horseed Media

Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Faafaahin: Guulaha ay ka gaareen Ciidamada Puntland Dagaaladii ugu danbeeyey ee Calmiskaad horseedmedia.net/faafaahin-guul… via Horseed Media

Horseed Media (@horseed) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Guutada Danab ee ciidanka difaaca Puntland Jimcaale Jaamac Takar ayaa ka hadlay dagaalka ka socda buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari iyo heshiiskii dhawaan dhexmaray Puntland iyo Somaliland. horseedmedia.net/gen-jimcaale-o…

Taliyaha Guutada Danab ee ciidanka difaaca Puntland Jimcaale Jaamac Takar ayaa ka hadlay dagaalka ka socda buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari iyo heshiiskii dhawaan dhexmaray Puntland iyo Somaliland.

horseedmedia.net/gen-jimcaale-o…