Hibo Sooyaal (@hibosoyaal2) 's Twitter Profile
Hibo Sooyaal

@hibosoyaal2

social activist and Somali Cultural #NafIsGali .

ID: 1559379457252917248

calendar_today16-08-2022 03:20:30

2,2K Tweet

4,4K Followers

900 Following

๐Œ๐€๐€๐-๐ƒ๐‡๐ˆ๐’ Youth Organization (@maandhis_youth) 's Twitter Profile Photo

๐†๐‘๐€๐“๐„๐…๐”๐‹ ๐’๐”๐Œ๐Œ๐ˆ๐“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’: ๐„๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฆ๐š๐ฅ๐ฅ ๐„๐ง๐ญ๐ซ๐ž๐ฉ๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฎ๐ซ๐ฌ, ๐’๐ก๐š๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž. We're thrilled to officially kick off the 4th Somali Entrepreneurship Summit, #SES2024, in Mogadishu today. This premier two annual event

๐†๐‘๐€๐“๐„๐…๐”๐‹ ๐’๐”๐Œ๐Œ๐ˆ๐“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’: ๐„๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฆ๐š๐ฅ๐ฅ ๐„๐ง๐ญ๐ซ๐ž๐ฉ๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฎ๐ซ๐ฌ, ๐’๐ก๐š๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž.

We're thrilled to officially kick off the 4th Somali Entrepreneurship Summit, #SES2024, in Mogadishu today. This premier two annual event
๐Œ๐€๐€๐-๐ƒ๐‡๐ˆ๐’ Youth Organization (@maandhis_youth) 's Twitter Profile Photo

We are honoured to welcome Sweden's Ambassador, H.E. Ambassador Joachim Waern, to #MAANDHIS HQ! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Their visit was a valuable opportunity to witness our work in actionโ€”supporting local communities, creating opportunities, and advancing peace and resilience through the Youth Champions.

We are honoured to welcome Sweden's Ambassador, H.E. <a href="/SwedAmbSomalia/">Ambassador Joachim Waern</a>,  to #MAANDHIS HQ! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Their visit was a valuable opportunity to witness our work in actionโ€”supporting local communities, creating opportunities, and advancing peace and resilience through the Youth Champions.
Abdirisak Urug (@abdirisakurug) 's Twitter Profile Photo

Muddo nus qarni ah kadib, muwaadininta Soomaaliyeed waxay maanta haystaan fursad aysan hore u helin: Codkooda oo si toos ah ugu doortaan hogaankooda. Is-diiwaangelintu maanta waa furantahay. Fadlan ha ka harin. Qof iyo Cod waa dariiqa lagu gaari karo dowladnimo dhab ah. #Somalia

Muddo nus qarni ah kadib, muwaadininta Soomaaliyeed waxay maanta haystaan fursad aysan hore u helin: Codkooda oo si toos ah ugu doortaan hogaankooda. Is-diiwaangelintu maanta waa furantahay. Fadlan ha ka harin.

Qof iyo Cod waa dariiqa lagu gaari karo dowladnimo dhab ah. #Somalia
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Qofka dhalinyaradaa haduu Caafimaadkiisa Ilaahay u daayo, wuxuu ku wacan yahay inay nolosha is arkaan. Ku tashiga tacab cid kale leedahay waxba kuuma goynayo, waxaad si qabow ugu seexan kartaa gogol aad adigu dhigatay waxaana inoo rajeynayaa dedaal midhadhala oo aan mustaqbal

Qofka dhalinyaradaa haduu Caafimaadkiisa Ilaahay u daayo, wuxuu ku wacan yahay inay nolosha is arkaan. Ku tashiga tacab cid kale leedahay waxba kuuma goynayo, waxaad si qabow ugu seexan kartaa gogol aad adigu dhigatay waxaana inoo rajeynayaa dedaal midhadhala oo aan mustaqbal
Hassan Abdillahi Duale (@hassangabood) 's Twitter Profile Photo

Falashada Beeraha iyo Dhaqashada Xooluhu in ay Ummadda Soomaaliyeed dhib ugu noqdaan oo ay khayraadkooda si wanaagsan oo aqoomaysan uga faa'iidaystaan. Sawirku: Coach Maryan.

Falashada Beeraha iyo Dhaqashada Xooluhu in ay Ummadda Soomaaliyeed dhib ugu noqdaan oo ay khayraadkooda si wanaagsan oo aqoomaysan uga faa'iidaystaan.

Sawirku: Coach Maryan.
Abdihakim Deer (@abdhakim_deer) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ“Caabudwaaq Waxaa kor u kacay wax soosaarka beeraha degmada Caabudwaaq sanadihii u dambeeyay, iyadoo laga maarmay khudaartii ka Imaan jirtay magaaliyonka kale.

๐Ÿ“Caabudwaaq 

Waxaa kor u kacay wax soosaarka beeraha degmada Caabudwaaq sanadihii u dambeeyay, iyadoo laga maarmay khudaartii ka Imaan jirtay magaaliyonka kale.
Othman A. Mohamud (@othmun1) 's Twitter Profile Photo

"Shacabkaygoow dabaal dega guushi u dambaysay ban hananay maanta, Allhu Akbar " Taliye Sooma-jeeste - waa sargaal ka mida ciidanka PMPF Puntland! Intii dagaalka ku dhimatay Allah u naxariisto, Aamin. Othman

"Shacabkaygoow dabaal dega guushi u dambaysay ban hananay maanta, Allhu Akbar " Taliye Sooma-jeeste - waa sargaal ka mida ciidanka PMPF Puntland! 

Intii dagaalka ku dhimatay Allah u naxariisto, Aamin. 

Othman
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Cadhiidhiga iyo Dulinimada waxaa laga ga baxaa waa marka Aad xadhiidhka adiga iyo illahey idinka dhaxeeyo aad joogtayso kudalaal daacada Alle markasta hubaal waad liibaaniyee

Cadhiidhiga iyo Dulinimada waxaa laga ga baxaa waa marka Aad xadhiidhka adiga iyo illahey idinka dhaxeeyo aad joogtayso            

kudalaal daacada Alle markasta hubaal waad liibaaniyee
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Noloshu waa cajiib!. Maalinba qofbaa murugsan Halka mid kale faraxsan yahay silsilada noloshu waxay dhamaataa markaad Adduunka aad ka tagto ee u samir wareega Nolosha iyo waqtiyadda is dabo maraayo Rabbi ha u naxariisto qof waliboo muslim ah oo inaga hooseeya darajadiisa jano

Noloshu waa cajiib!.

Maalinba qofbaa murugsan 
Halka mid kale faraxsan yahay silsilada noloshu waxay dhamaataa markaad Adduunka aad ka tagto ee u samir wareega Nolosha iyo waqtiyadda is dabo maraayo

Rabbi ha u naxariisto qof waliboo muslim  ah oo inaga hooseeya darajadiisa jano
Amaal shire (@amaal_qaran) 's Twitter Profile Photo

Inshaa Allaah carafadan teeda xigta waxaad dhihi doontaa Al xamdu lillaah Ilaahey wuu ii aqbalay ducooyinkeygii aan carafadii 2025 ku duceystay Aamiin dheh ๐Ÿคฒ

Inshaa Allaah carafadan teeda xigta waxaad dhihi doontaa Al xamdu lillaah Ilaahey wuu ii aqbalay ducooyinkeygii aan carafadii 2025 ku duceystay Aamiin dheh ๐Ÿคฒ