Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile
Hussein A Yussuf

@hayussuf

Humanitarian, Development and Environmental activist.

ID: 1201432035337949186

calendar_today02-12-2019 09:25:03

2,2K Tweet

860 Takipçi

343 Takip Edilen

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

One of biggest artists Somali new generation kiin is back welcome home. I hope the politicians Elham Ishmael ✍︎ is next. Yarey Nairobi ha ku meraysay kalay magaladaada

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

Waad gacan gasheen ilaahay ayaad leedihiin. Alshabaab Hawiye waye mise wadaada ayaay ku jiray miyaad ka wadda? Waar dadka ha la badbaadiyo maye kuwi Shan jiray Farmaajo waa mareexaan. Waxaan inay imaanayso yaay ka qarsonayd.

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

This guy was a true statement and leader, but he was leading a failed people, tribal hunger. Markale Farmaajo waa haddii ay nasiib leeyihin.

This guy was a true statement and leader, but he was leading a failed people, tribal hunger. Markale Farmaajo waa haddii ay nasiib leeyihin.
Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

Kalaya burco iyo birbira so wacaan ayaanu idin soo dhowayn doona. Ileen yaab waxba ma bedelo kuye birbira la tegayaa birbira ma hooyadaba le?

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

Waxaan arkay isaaqii oo ka xanaqay nimankii ayar iskaga soo heesay birbira la tegay iyo burco usocona Waan arkayaay inay gardaro iyo adayd ay ahayd, kuwii shalay aanu tolkay uga hilinay miya maanta xad gudubka bilayaa Hsm meel idin wadi maayo dadkan ayaa istihin.

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

Somali Waa dad xagjir ah bal qofkan sidu ufikiraayo eega just because kim ayaa Hargeisa ka shiday kim waa dhulbahante intaad tahay inleeg aragtidana qof Waa uxor ee ha ilaawin

Hussein A Yussuf (@hayussuf) 's Twitter Profile Photo

Mooryaan Fiqi oo ku eedaynayaa dhibta ay xamar kawadan dadkale oo aan hawsha u xil saarayn. Baasaboor iska date dadki ayaad qixiseen.

Mooryaan Fiqi oo ku eedaynayaa dhibta ay xamar kawadan dadkale oo aan hawsha u xil saarayn. Baasaboor iska date dadki ayaad qixiseen.