Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile
Maxamed

@gaanni128

I'm not here to delight or enlight someone, I'm here to share crucial ideas for imperative analysis.

ID: 1007246705786486785

linkhttp://mohamedgaani.blogspot.com calendar_today14-06-2018 13:01:43

141 Tweet

678 Followers

405 Following

Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

“Laga bilabo cawa wan iska cafiyay qof walba o magaca Dawladnimada Somaliyed dhib igu geystay. Wayo aniga aya u tanasulay si an u helno dowladnimo sax ah” —Musharaxa Abdirahman Abdishakur munasibadi xalay e lagu so bandhigayay barnamij siyasadedkisa. #WadajirIyoWadatashi #AAW4PRESIDENT ✊🏾

“Laga bilabo cawa wan iska cafiyay qof walba o magaca Dawladnimada Somaliyed dhib igu geystay. Wayo aniga aya u tanasulay si an u helno dowladnimo sax ah”
—Musharaxa <a href="/AAbdishakur/">Abdirahman Abdishakur</a> munasibadi xalay e lagu so bandhigayay barnamij siyasadedkisa.
#WadajirIyoWadatashi
#AAW4PRESIDENT ✊🏾
Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

“Novel” haddaad maqasho waa fiction (Male’awaal). “Biography” haddaa maqasho waa Qofkahadal waana nonfiction (Jiraal). “Autobiography” haddaad maqasho waa Iskahadal waana nonfiction (Jiraal).

Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

Fahad shan sanoo murcaaradnimo ah baa saakay u bilaabatay. Ku yiri: “Saraakiisha Hay’adda Nisa waxaan u sheegayaa qofka xog iyo sir Qaranku leeyahay, la wadaaga Taliyaha Cusub (Mahad Salaad) wuxuu la mid yahay qof sirtii qarankiisa la wadaagay Cadowga waddanka iyo Argagaxisada”

Fahad shan sanoo murcaaradnimo ah baa saakay u bilaabatay.
Ku yiri: “Saraakiisha Hay’adda Nisa waxaan u sheegayaa qofka xog iyo sir Qaranku leeyahay, la wadaaga Taliyaha Cusub (Mahad Salaad) wuxuu la mid yahay qof sirtii qarankiisa la wadaagay Cadowga waddanka iyo Argagaxisada”
Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

(العلق - 14) suratul أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ (Kan sameynaya xumaanta, miyuusan ogeyn in illaahay uu u jeedo)😢

(العلق - 14) suratul

أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ 

(Kan sameynaya xumaanta, miyuusan ogeyn in illaahay uu u jeedo)😢
Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

Ma jirtaa hal hees oo aynu uga qayb galnay calan saarkii 1960kii?. Intaan ilaa iyo hadda arkay waa uun reer waqooyiye. Gaani

Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

Aroos ka wiil 13 jir ah iyo gabar 13 jir ayaa dood iyo caro ka dhalisay waddan ka Masar. "Carruurta yaryar ha la kala qabto" ayay dad ka qeyb ku doodeen.

Aroos ka wiil 13 jir ah iyo gabar 13 jir ayaa dood iyo caro ka dhalisay waddan ka Masar. "Carruurta yaryar ha la kala qabto" ayay dad ka qeyb ku doodeen.
Maxamed (@gaanni128) 's Twitter Profile Photo

Finally,I officially defended my dissertation for my first degree. My happiness cannot be summed up "Hard work pays off" 🎓 I have been waiting this day a long time it was a long journey but the result it’s amazing thank to Allah and my parents. #class2022 🎓🎉 #SIMADUNIVERSITY

Finally,I officially defended my dissertation for my first degree. My happiness cannot be summed up "Hard work pays off" 🎓 I have been waiting this day a long time it was a long  journey but the result it’s amazing thank to Allah and my parents.

#class2022 🎓🎉
#SIMADUNIVERSITY