Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile
Fawzia Yusuf H. Adam

@fawziayusufadam

Member of Parliament, Somalia, Chair of NDP and Chair of HIIGSI Coallition, Former Deputy Prime Minister & Minister of Foreign Affairs of Somalia.

ID: 1053986646

linkhttp://www.parliament.gov.so/ calendar_today02-01-2013 02:26:04

635 Tweet

160,160K Takipรงi

282 Takip Edilen

Dr. Ali Faqi (@faqialis) 's Twitter Profile Photo

The competition for the AU championship is heating up, especially for the Kenyan candidate, Mr. Raila Odinga. Despite his efforts to secure support from African countries through his president's tour of West Africa, it's questionable whether Odinga, being part of the

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Waxaan halkan Hamablayo kal iyo laaba uga dirayaa Amb Hon. Ahmed FIQI oo loo magacabay Waziirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Waxaan Eebe uga baryayaa in uu ku guuleyo xilkan culus.

Mohamed Haji (@banadiri_) 's Twitter Profile Photo

ุดูƒุฑุง ู„ูุฑูŠู‚ "ุงู„ู…ุฑูƒุฒ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠ" ุนู„ู‰ ุงู„ู…ุจุงุฏุฑุฉ ุงู„ุทูŠุจุฉ. ุงู„ู†ุณุฎุฉ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ู…ู† ู…ู‚ุงู„ุชูŠ ุญูˆู„ ู…ุณุนู‰ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ ู„ู‚ูŠุงุฏุฉ ุงู„ุงุชุญุงุฏ ุงู„ุฃูุฑูŠู‚ูŠ ู…ุชุงุญุฉ ุงู„ุขู†. ูƒุงู„ุนุงุฏุฉ ุฃุชุทู„ุน ู„ุขุฑุงุฆูƒู… ูˆู…ู†ุงู‚ุดุงุชูƒู… ุงู„ุซุฑูŠุฉ. somaliacenter.comุงู„ุตูˆู…ุงู„-ู†ุญูˆ-ุขูุงู‚-ุฌุฏูŠุฏุฉ-ุงู„ุณุนูŠ-ู„ู‚ูŠุงุฏุฉ-ุงู„/ #ุงู„ุตูˆู…ุงู„ #ุงูุฑูŠู‚ูŠุง #ุงู„ุงุชุญุงุฏ_ุงู„ุฃูุฑูŠู‚ูŠ

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Dhammaan ummadda muslimiinta ah khasatan ummadda Soomaaliyeed. Ciid Wanaagsan. Ilaahay Ciiddan Ciiddeeda nabadqab iyo hore u mar ha innagu gaadhsiiyo. Amen #EidMubarak

Dhammaan ummadda muslimiinta ah
khasatan ummadda Soomaaliyeed. 
Ciid Wanaagsan. Ilaahay Ciiddan Ciiddeeda nabadqab iyo hore u mar ha innagu gaadhsiiyo. Amen #EidMubarak
Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

I am truely honored and grateful to receive an award from Benadir University and it's Rector Dr. Mohamed M.Hassan Biday on 16/4/2024. Your recognition motivates me to strive for even greater achievements. Thank you.

I am truely honored and grateful to receive an award from Benadir University and it's  Rector Dr. Mohamed M.Hassan Biday on 16/4/2024.
Your recognition motivates me to strive for even greater achievements. Thank you.
Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Waxan halkan salaan iyo mahadnaq uga dirayaa Ambassador Alber AKTAS, Safiirka dawlladda Turkiya Somalia u fadhiya, oo xaruntiisa igu martiqaaday. Waxannu isdhaafsannay araa' iyo afkaar mirodhal ah. Markale aad ayaan ugu mahad-celinayaa Ambassador Alber Aktas iyo Safaaraddaba.

Waxan halkan salaan iyo mahadnaq uga dirayaa Ambassador Alber AKTAS,
Safiirka dawlladda Turkiya Somalia u fadhiya, oo xaruntiisa igu martiqaaday. Waxannu isdhaafsannay araa' iyo afkaar mirodhal ah. Markale aad ayaan ugu mahad-celinayaa Ambassador Alber Aktas iyo Safaaraddaba.
Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

ASCLKM Ummadda Somaliyeed. Maalamahan waxa warbaahinta ku jira dood ku saabsan tartankii aan u taagnaa ee Gud. AU. Waxa jira warbaahino fidinaya waxyaalo been abuura Sida: Dhaanka Wararka oo baahiyay inaan BBCda u warramay, taas oon wax ka jirin. Waxan anoo ummadda uga mahad

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Waxaan halkan idinkula wadagayaa shir jaraaโ€™id oo aan ugu magac daray #Garnaqsi Waxana uga hadlay halka uu marayo tartanka aan ugu jiro Guddoomiyaha Midowga Africa. Dhammaan ummadda Soomaliyeed Waxaan uga mahadnaqayaa sida ay markasta ii garab taaganyihiin. Guul Soomaliya.

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Waxan Ummadda Somaliyeed Meel ay joogaanba uga mahad naqayaa sida weyn ee ay ii garab istaageen. Qadiyani waa qadiyad Somaliyeed iyo magaca Iyo maamuus. Nasiib darro dad aan badnayn ayaan fahmin qadiyaddan. Kuwaas oo qaarna igu eedaynayaan Somaliland ayay goynaysaa, qaar kalena

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan si adag u canbaaraynayaa falkii argagaxaa ee ka dhacay Liido. Waxa si niyad xumo, qalbijab iyo murugo weyn igu riday dhacdadaas naxdinta leh ee argagixisadu ka fashay Liido iyo dhallinyaradaas mustaqbalkii ummaddan ahaa ee lagu

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

I am delighted to announce my support for the Right Honourable Raila Odinga in his bid for Chair of the African Union Commission. I extend my heartfelt wishes for his success in this important endeavour. Additionally, I want to express my sincere gratitude and appreciation to

Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin sare uga dirayaa Madaxweyne Cabdiraxman Cirro iyo dhammaan shacabka Somaliland guushaas taariikhiga ah ee doorashada. Waxa kale oo aan bogaadinayaa Madaxweyne Muse Biixi iyo Guddida Doorashooyinka oo magac iyo maamuus usoo Jiiday Somaliland.

Fawzia Yusuf H. Adam (@fawziayusufadam) 's Twitter Profile Photo

ASCLKM. Beryahan waxan ku arkayay baraha bulshada Iyado la igu daray liis madaxda u tartamaysa doorasha madaxweynaha sanadka 2026. Waxan haddaba halkan ku caddaynayaa in arrintaas aanay waxba ka jirin. Waxan ka codsanayaa dadka Kala duwan ee qoraalladaa Wada inay joojiyaan.