Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile
Faysal Ali Warabe

@faisalaliwarabe

Official Twitter account of the Chairman of Justice and Development Party (UCID). Presidential Candidate for the Republic of Somaliland.

ID: 1501786062116597762

linkhttp://www.xisbigaucid.com/ calendar_today10-03-2022 05:05:20

243 Tweet

33,33K Takipçi

11 Takip Edilen

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Fashilaaddii HSH ee maxaan cunaa oo is daba socda. Beeshii hoggaamin jirtay Wallaweynta oo gaashanka ku dhufatay labadii qorshe ee uu HSM watay: Shirki Wada-Tashiga iyo Xisbi Hawiye. Waxa la yidhi 'marka qof aan talin jirin taliyo, qofkii talin jiray ayaa taga.' 34 sanno ayey

Allaahu Akbar! 'Waa lagu digtaa ruux hadduu kuu darraan jiraye, bal dayaay waa kaa wadaadkii sii dabayshadaye' Waxaynu sugnaaba waa burburka maamulkii Villa Wardhiiglay ee dalka fashilmay ee Somalia (the failed State of Somalia), taas oo aan dhowr bilood ka hor sii sheegay.

Allaahu Akbar!

'Waa lagu digtaa ruux hadduu kuu darraan jiraye, bal dayaay waa kaa wadaadkii sii dabayshadaye'
Waxaynu sugnaaba waa burburka maamulkii Villa Wardhiiglay ee dalka fashilmay ee Somalia (the failed State of Somalia), taas oo aan dhowr bilood ka hor sii sheegay.
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Ninki HSM, Ee Maxan Cuna . Oo kafantiiso tolantahay. Wakka Dadkii U talin jiray hadlaaye ee dhagaysta. Cir iyo dhulba, Moslem iyo Galaba la Nacdal 34 sano ayey Somalia ku haysteen Xurto, Hee Xamar anaga leh Mooye Caqli kale ma jiro facebook.com/share/1FErHdkK…

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Nacasnimada iyo waallida Xasan Sheekh oo god ku ridday rajadii Soomaaliya Iyo xalka mushkiladda Soomaaliya Bal eega ninka aan 3km oo Muqdisho ah aan xukumin, ee Xalane aan geli karayn ilaa Ciidanka Midowga Afrika ay baadhaan oo ay hubiyaan in aannu khatar ku ahayn ajnebiga

Nacasnimada iyo waallida Xasan Sheekh oo god ku ridday rajadii Soomaaliya 
Iyo xalka mushkiladda Soomaaliya 

Bal eega ninka aan 3km oo Muqdisho ah aan xukumin, ee Xalane aan geli karayn ilaa Ciidanka Midowga Afrika ay baadhaan oo ay hubiyaan in aannu khatar  ku ahayn ajnebiga
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

facebook.com/share/v/1BjE3z…? Allah Akabar, Masha Allah Qadar Ilaahay Ma Joojin Karan Hassan Maxaan Cuuna, Huwan, G21, Jaahil Moryaan Fiqi, iyo Kaliye Taliye Ina Geele Maalmu u hadsanyihiin

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Ninkan sawirkiisu hoos ka muuqdo waxa la yidhaa Daahir Maxamuud, haybtiisu waa beesha Abgaal ee Hawiye, mar ayuu Safiir ka ahaa dalka Sucuudi Carabiya. Maalintii Somaliland ay la saxeexatay Ethiopia Heshiiska Is-afgaradka ah wadaad isku-sheeg toobka gaabsaday oo Minnesota (USA)

Ninkan sawirkiisu hoos ka muuqdo waxa la yidhaa Daahir Maxamuud, haybtiisu waa beesha Abgaal ee Hawiye, mar ayuu Safiir ka ahaa dalka Sucuudi Carabiya.
Maalintii Somaliland ay la saxeexatay Ethiopia Heshiiska Is-afgaradka ah wadaad isku-sheeg toobka gaabsaday oo Minnesota (USA)
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Inaa Ilaahi waa Inaa Ilayhi Raajicuun Waa aan u gu baqaya dawlada In Gabadha Siida ugu dhakhsaha badan Shariciga Islamka la gu fuliyeen facebook.com/share/v/1DdXDe…

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Xasan khasaarow, dillaac ama maryaha tuur Somaliland waa la aqoonsanayaa Bal eega Xasan Sheekh nacasnimadiisa waxa uu ku hadlayo. Dalka Soomaaliya ee uu sheegto inuu xukumo 34 sanno ayey nidaam dawladnimo ku samaysan kari waayeen. Wax awood iyo talo ah toona kuma laha

Xasan khasaarow, dillaac ama maryaha tuur Somaliland waa la aqoonsanayaa

Bal eega Xasan Sheekh nacasnimadiisa waxa uu ku hadlayo. Dalka Soomaaliya ee uu sheegto inuu xukumo 34 sanno ayey nidaam dawladnimo ku samaysan kari waayeen. Wax awood iyo talo ah toona kuma laha
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Xasan Sheekhow meeday Soomaaliyada aad sheegto in aad Madaxweynaha u Tahay ee aad Aduunka kula shaqaysa Bal eega khariidaddan mee dalka Soomaaliya ee Xasan Sheekh sheegto inuu xukumo? Waa xaqiiq cid walba sida cadceedda ugu cad in Soomaaliyada guuldarraysatay ( failed state of

Xasan Sheekhow meeday Soomaaliyada aad sheegto in aad Madaxweynaha u Tahay ee aad Aduunka kula shaqaysa
Bal eega khariidaddan mee dalka Soomaaliya ee Xasan Sheekh sheegto inuu xukumo? 
Waa xaqiiq cid walba sida cadceedda ugu cad in Soomaaliyada guuldarraysatay ( failed state of
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Dear Sir gavin Williamson Thank you so much your for your relentless support of our great nation. We are very proud of you and other courageous Honourable MPs I hope the British government which we fought together against the Nazi Germany, will soon realise its responsibility

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Ceerigabo waa ka Xaaraan Calan aan ka J. Somaliland ahayn. Abdirashid Waraabo Farriin ku socota Cabirashiid Waraabe Ku socota Abdirashid Waraabe Adeer waxaan kuu sheegayaa Ceerigaabo aayaheeda Hawiye kama talin karo, awood u gacanta kuugu soo geliyana ma laha, horta taas ku

Ceerigabo waa ka Xaaraan Calan aan ka J. Somaliland ahayn. 
Abdirashid Waraabo

Farriin ku socota Cabirashiid Waraabe
Ku socota Abdirashid Waraabe
 Adeer waxaan kuu sheegayaa Ceerigaabo aayaheeda Hawiye kama talin karo, awood u gacanta kuugu soo geliyana ma laha, horta taas ku
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Reer Somaliland-now maxaa inoo talo ah?! Waad arkaysaan oo waa taas loo badheedhay duminta Jamhuuriyadda Somaliland iyo in maamul-goboleedyo laga dhex sameeyo. Arrinkaasi waa duullaan qaawan oo lagu soo qaaday jiritaanka Somaliland, waxana qorshahaas dhagaraysan si qaawan iskaga

Reer Somaliland-now maxaa inoo talo ah?!

Waad arkaysaan oo waa taas loo badheedhay duminta Jamhuuriyadda Somaliland iyo in maamul-goboleedyo laga dhex sameeyo. Arrinkaasi waa duullaan qaawan oo lagu soo qaaday jiritaanka Somaliland, waxana qorshahaas dhagaraysan si qaawan iskaga
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Nasiib-darro, inta aad hablaha xariirta ah ee habaryarahay ee aanan aflagaadayn, una quudhi karin la igu xagxaganayo, iyada oo aan ogahay in Muuse Biixi ka dambeeyey ee car bal waa taas Sool iyo Sanaag la qaybsaday ee ha ka hadlaan! Markale aan idiinku celiyee anigu gabdhaha

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Somalilandey, shacab iyo dawladba hala tooso. Waa kuwaa reer Garoowe la dagay hubkii sharci-darrada ahaa ee Xasan Guurguurte ku doonayey in lagu weeraro Somaliland iyo maamulka Garoowe iyo Kismaayo, isagoo talada ka wata meelo aannu ognahay. Haddaba, mushkiladdu waxa weeye

Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Go'aanka Xasan Khasaare, jaahilka Fiqi ee Mooryaanta ah, G21 iyo hadhaagii Afweyne ee leh waxaannu burburinaynaa Jamhuuriyadda Somaliland oo ah dalka ugu nabdoon, uguna dimoqraadisan Geeska Afrika, waxa ka soo horreynaya go'aanka Allaah iyo burburka maamulka beenta ah ee guud

"Waa la socataan Guuldarada ka qabsatay Maxaas, Buulaxawaa iyo Doolow, Mamulka beenta ee Hunguri racaa ah. HSM Iyo waxuu ku hadlaya inaaderki Ali Balcad. Suurtogal ma aha, mana filayo in qof reer Somaliland ah oo fayow horfadhiisan karo mooryaanta Hawiye" una haysta sharci

"Waa la socataan Guuldarada ka qabsatay Maxaas, Buulaxawaa iyo Doolow, Mamulka beenta ee Hunguri racaa ah. HSM 
Iyo waxuu ku hadlaya inaaderki Ali Balcad. 

Suurtogal ma aha, mana filayo in qof reer Somaliland ah oo fayow horfadhiisan karo mooryaanta Hawiye" una haysta sharci