Eng:- Liban Mohamed Adam (@englibanmohame1) 's Twitter Profile
Eng:- Liban Mohamed Adam

@englibanmohame1

Qalinka waxa suureeya kugu sima halka aad rabto.

ID: 1482425857335508995

calendar_today15-01-2022 18:54:23

25 Tweet

53 Followers

206 Following

Eng:- Liban Mohamed Adam (@englibanmohame1) 's Twitter Profile Photo

Markasta isku dey inaad waddankaaga aad waxa ku soo kor dhiso Taasi waxa ay cadeynysaa inaad dadkaaga iyo wadankaaga aad horemood u noqoto😎

Markasta isku dey inaad waddankaaga aad waxa ku soo kor dhiso 

Taasi waxa ay cadeynysaa inaad dadkaaga iyo wadankaaga aad horemood u noqoto😎
Eng:- Liban Mohamed Adam (@englibanmohame1) 's Twitter Profile Photo

Waligay kuma riyoon hargeisa saa noqoni Waligay hal habeen isma odhan hargeisa ayaa sidaa noqon doonta 2 April 2022 Black Day walhi😭 Alle waxaan ugu baryayaa dadkii hantida ku wayay ee meherada hooda ku wayay alle in uu ugu badalo waxa khayar qaba Hargeisa Hargeisa

Waligay kuma riyoon hargeisa saa noqoni 

Waligay hal habeen isma odhan hargeisa ayaa sidaa noqon doonta
2 April 2022 Black Day walhi😭

Alle waxaan ugu baryayaa dadkii hantida ku wayay ee meherada hooda ku wayay alle in uu ugu badalo waxa khayar qaba 

Hargeisa Hargeisa
Eng:- Liban Mohamed Adam (@englibanmohame1) 's Twitter Profile Photo

Fadal caawi dadkii masiibadu ku dhacaday suuqa waaheen ee hargeisa. Please help the victims of the Waheen market in Hargeisa. We are in the month of Ramadan and what you take with you will be the great thing.😔

Fadal caawi dadkii masiibadu ku dhacaday suuqa waaheen ee hargeisa. 

Please help the victims of the Waheen market in Hargeisa.

 We are in the month of Ramadan and what you take with you will be the great thing.😔