Somali International University - SIU
@siu_university
Somali International University (SIU) is a non-profit higher education institution accredited by the Federal Ministry of Education and culture.
ID: 1032291418243571713
http://www.siu.edu.so 22-08-2018 15:40:27
727 Tweet
1,1K Followers
1 Following
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ! Maanta oo Isniin ah 15/07/2024 Jaamacadda SIU waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa in ay furantahay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2024 - 2025. #Admissions_Open_2024_2025
Wafdi kasocda Jaamacadda SIU oo uu hoggaaminayo guddoomiye ๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ oo socdaal shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday Ururka Horumarinta Deegaanka Soomaaliyeed (๐๐๐๐) oo ka shaqeeya arrimaha deegaanka.