Dhoobaale Library
@simadlibrary
The official account for SIMAD university library
ID: 1483538419900952580
https://library.simad.edu.so/ 18-01-2022 20:35:27
67 Tweet
88 Followers
134 Following
Xasuusin: Bandhiga Buugta nool oo ay aalaaba si sannadale ah u qabato maktabadda jaamacadda @SIMAD ee Dhoobaale Library ayaa kiisii 4aad qabanqaabadiisii socotaa. Daawasho iyo diyaar garow wacan :-)
Congratulations ๐ Dr. @Abdikarimmohaid for the new leadership role to play as the 4th Rector of SIMAD University. Wishing and praying you ๐ for a successful journey!
Martida qiimaha leh ee lagu casuumay bandhiga Maalinta Akhrisqoroaalka ayaa waxaa si milgo iyo maamuusleh loogusoo wareejiyay xafiisyada iyo xarumaha jaamacadda SIMAD University #WorldLiteracyDay #SIMADLitercayDay #SIMADLibraries Dhoobaale Library
Maalinta Akhris-qoraalka ee jaamacadda @SIMAD awgeed, Waxaa sidoo kale shalay lagudoonsiiyay shahaado garasheed ardaydii ugu booqashada badneeyd ee maktabaddaha Jaamacadda @SIMAD #SIMADReads #SIMADLiteracyDay2024 #WorldLiteracyDay Dhoobaale Library
Proud to share that our Faculty of Accounting has been officially recognized for the Internal Audit Awareness Program (IAAP) by the (IIA)! This is a huge step in advancing accounting education at SIMAD University. Special thanks to IIA Somali Chapter!
๐ Today, SIMAD University officially opens its Annual Cultural Week โ a vibrant celebration of identity, diversity, and heritage. ๐โจ This year brings a special flavor as we embrace not only Somali traditions but also the rich cultures of Africa and the Arab world.