Samaale (@samaalegadhere) 's Twitter Profile
Samaale

@samaalegadhere

NINKA ISKA LEH 5SOM๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
Mogadishu,Hargeisa,Jabuuti,DireDawa

ID: 1619340572132626432

calendar_today28-01-2023 14:24:34

439 Tweet

160 Followers

237 Following

Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Dhalinyarada degmada Lughaya "Dhulkayaga Soomaali baa leh Somaliland ma aqoonsanin ee Soomaaliya ayaanu naqaana anaka Oromo & Muuse nooma iman karaan."

Samaale (@samaalegadhere) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland ayaa is casilay wuxuuna kasoo horjeestay Heshiiskii Korneylku Itoobiya kaga iibiyay Xeebta Awdal. Masuulkani wuxu kasoo jeeday Gobolka Awdal, hayb ahaana waa Beesha Ciise ee Dir.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland ayaa is casilay wuxuuna kasoo horjeestay Heshiiskii Korneylku Itoobiya kaga iibiyay Xeebta Awdal.

Masuulkani wuxu kasoo jeeday Gobolka Awdal, hayb ahaana waa Beesha Ciise ee Dir.
Samaale (@samaalegadhere) 's Twitter Profile Photo

Wiilashaas Madaxweeynaha lasocda waa ragga indhaha u shitay ilaalada Ethiopian-ka ee isku dayay Madaxweynaha ineey ka celiyaan halka Shirka ka socday oo uu ka qudbeyn lahaa. Marnaba Qaranka ha u baqinina , Guleysta daljiryaal.

Wiilashaas Madaxweeynaha lasocda waa ragga indhaha u shitay ilaalada Ethiopian-ka ee isku dayay Madaxweynaha ineey ka celiyaan halka Shirka ka socday oo uu ka qudbeyn lahaa.

Marnaba Qaranka ha u baqinina , Guleysta daljiryaal.