
Saeed A Dhegarog
@saeeddhegarog
@TuftsUniversity | Economics | Philosophy | “Maskaxdaadu yey noqon Maqal lagu la leeyahay Yaan toban muftaaxiyo Lagu furan masaabiir.” Ibrahim Gadhle
ID: 1840508296794447872
29-09-2024 21:46:01
2,2K Tweet
1,1K Followers
589 Following



Fursado dahabiya oo la iska lumin baa jira. Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro marka ugaaska iyo acyaanta Borama la kulmo, waa inu Guddi farsamo oo xul ah u saaraa wixii tabasho siyaasadeed ee Awdal ka jirta. Muddo lix bilood ah khubaradan ha diraasayso siday wax u jiraan, wixii xal



